Monday, February 9, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Shir looga hadlayay wada shaqaynta Wasaaradda Boostada iyo Isgaarsiinta Ee Soomaaliya iyo kuwa Maamul goboleedyada oo maanta Muqdisho ka dhacay”Sawrro”

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
10 years ago
in Wararka
0
Shir looga hadlayay wada shaqaynta Wasaaradda Boostada iyo Isgaarsiinta Ee Soomaaliya iyo kuwa Maamul goboleedyada oo maanta Muqdisho ka dhacay”Sawrro”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Shirkaani oo uu gudoominayey Wasiirka Wasaaradda Boostada iyo Isgaarsiinta Xukumadda Soomaaliya ayaa waxaa ka soo qaybgalay Xubno ka kala socday ย Wasaaradaha Isgaarsiinta Maamulada dalka ka jira,

Waxaana looga arrinsanayey kulanka sidii wada shaqeyn buuxda ay u dhex mari lahayd Wasaaradda Boostada iyo Isgaarsiinta iyo Wasaaradahaย  Boostada iyo Isgaarsiinta ee ay leeyihiin Maamul goboleedyda dalka ka jira.

Related posts

Dowladaha Soomaaliya iyo Sucuudiga oo kala saxiixday heshiis iskaashi amni

Dowladaha Soomaaliya iyo Sucuudiga oo kala saxiixday heshiis iskaashi amni

February 9, 2026
๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐—๐š๐ฆ๐ฌ๐š: ‘W๐š๐ฑ๐š๐š๐ง ๐ฎ ๐›๐š๐š๐ก๐š๐ง๐š๐ก๐š๐ฒ ๐ญ๐š๐œ๐ฅ๐ข๐ข๐ง ๐ฌ๐š๐ซ๐ž ๐จ๐จ ๐ฌ๐จ๐จ ๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ญ๐š ๐š๐ช๐จ๐จ๐ง ๐ข๐ฒ๐จ ๐ฑ๐ข๐ซ๐Ÿ๐š๐ ๐ฅ๐š๐ ๐ฎ ๐Ÿ๐ฎ๐ซ๐๐š๐š๐ฆ๐ข๐ฒ๐จ ๐›๐š๐š๐ก๐ข๐ฒ๐š๐ก๐š ๐ฃ๐ข๐ซ๐š”

February 8, 2026

Waasarada Boostada iyo Isgaarsiinta Dowladda dhexe ayaa ย sidoo kale u soo gudbisay Wasiiradaha shirka ka qeyb galay sharciga Isgaarsiinta oo ay Wasaaraddu soo diyaarineyso si ay talooyin uga dhiibtaan,

Doodd dheer oo laga yeeshay sharciga Isgaarsiinta dalka ayaa ugu dambayn laga soo saaray Sadax qodob oo ay isku raaceen Wasaaradda boostada iyo Isgaarsiinta Xukuumada Soomaaliya iyo Wasiiradiย  ka socday wasaaradaha isgaarsiinta maamul goboleedyada.

Agaasimaha guud ee Wasaaradda Boostada iyo Isgaarsiinta Axmed Xaaji Cabdi oo warbaahinta la hadlay ayaa sheegay in muhiimadu ahayd sidii wada shaqayn u dhax mari lahayd Wasaaradda Boostada iyo Isgaarsiinta Dowladda dhexe iyo kuwa Maamul goboleedyada, iyo in ay doorkooda ka qaataan sharciga ay wasaaraddu diyaarinayso.

Wasiirka Wasaaradda Boostada iyo Isgaarsiinta Dowlada Soomaaliya mudane Guuleed Xusseen Qaasim oo shirka soo Xeray ayaa uga Mahad celiyay Ergada ka soo qeybgashay shirka imaantinkooda, ย waxa uuna sheegay in muhiimadda ugu weyne ay ahayd sidii wada shaqaynta hayโ€™adaha Dowladda dhexe iyo kuwa Maamul goboleedyada kor loogu qaadi lahaa,ย Isagoo aad uga mahad celiyay xubnahan sida ay fakarkooda uga dhiibteen sharciga Isgaarsiinta ee ay wasaaraddu diyaarinayso.

DSC08926 DSC08929 DSC08928 DSC08927 DSC08925 DSC08924 DSC08923 DSC08922 DSC08921 DSC08920 DSC08919 DSC08917 DSC08916 DSC08915 DSC08914 DSC08912 DSC08911 DSC08910 DSC08909 DSC08908 DSC08906 DSC08905 DSC08904 DSC08901 DSC08900 DSC08898 DSC08860 DSC08856 DSC08853 DSC08852 DSC08851 DSC08850 DSC08849 DSC08848 DSC08847 DSC08846 DSC08844 DSC08843 DSC08842 DSC08839 DSC08838 DSC08837 DSC08836

Previous Post

Golaha wasiirrada oo ansixiyay shrciga dhismaha ciidanka Badda

Next Post

|Dhageyso barnaamijka Dhacdooyinka maanta

Next Post
Dhagayso Barnamijka Dhacdooyinka Maanta Ee Radio Muqdisho

|Dhageyso barnaamijka Dhacdooyinka maanta

Dowladaha Soomaaliya iyo Sucuudiga oo kala saxiixday heshiis iskaashi amni

Dowladaha Soomaaliya iyo Sucuudiga oo kala saxiixday heshiis iskaashi amni

February 9, 2026
0

Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Axmed Macallin Fiqi, ayaa heshiis iskaashi ciidan la saxiixday dhiggiisa Boqortooyada Sucuudiga, Sumuwal Amiir...

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐—๐š๐ฆ๐ฌ๐š: ‘W๐š๐ฑ๐š๐š๐ง ๐ฎ ๐›๐š๐š๐ก๐š๐ง๐š๐ก๐š๐ฒ ๐ญ๐š๐œ๐ฅ๐ข๐ข๐ง ๐ฌ๐š๐ซ๐ž ๐จ๐จ ๐ฌ๐จ๐จ ๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ญ๐š ๐š๐ช๐จ๐จ๐ง ๐ข๐ฒ๐จ ๐ฑ๐ข๐ซ๐Ÿ๐š๐ ๐ฅ๐š๐ ๐ฎ ๐Ÿ๐ฎ๐ซ๐๐š๐š๐ฆ๐ข๐ฒ๐จ ๐›๐š๐š๐ก๐ข๐ฒ๐š๐ก๐š ๐ฃ๐ข๐ซ๐š”

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐—๐š๐ฆ๐ฌ๐š: ‘W๐š๐ฑ๐š๐š๐ง ๐ฎ ๐›๐š๐š๐ก๐š๐ง๐š๐ก๐š๐ฒ ๐ญ๐š๐œ๐ฅ๐ข๐ข๐ง ๐ฌ๐š๐ซ๐ž ๐จ๐จ ๐ฌ๐จ๐จ ๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ญ๐š ๐š๐ช๐จ๐จ๐ง ๐ข๐ฒ๐จ ๐ฑ๐ข๐ซ๐Ÿ๐š๐ ๐ฅ๐š๐ ๐ฎ ๐Ÿ๐ฎ๐ซ๐๐š๐š๐ฆ๐ข๐ฒ๐จ ๐›๐š๐š๐ก๐ข๐ฒ๐š๐ก๐š ๐ฃ๐ข๐ซ๐š”

February 8, 2026
0

Raโ€™iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa caawa daahfuray Shirweynaha 3aad ee Waxbarashada Qaranka, oo sannadkan...

Wasiirro ka tirsan XFS oo Bandhigga Difaaca Adduunka kaga qeyb galay Riyaadh

Wasiirro ka tirsan XFS oo Bandhigga Difaaca Adduunka kaga qeyb galay Riyaadh

February 8, 2026
0

Wafdi uu hogaaminayo Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Axmed Macallin Fiqi oo booqasho shaqo ku jooga magaalada Riyaad ee...

Sanatarro ka tirsan Aqalka Sare oo ka dooday dib u eegista Dastuurka

Sanatarro ka tirsan Aqalka Sare oo ka dooday dib u eegista Dastuurka

February 8, 2026
0

Sanatarro ka tirsan Aqalka Sare ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta yeeshay kulan gaar ah oo si qoto dheer...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In