Monday, March 30, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Shir looga hadlayay wax ka badalka xeerka isgaarsiinta Qaranka ayaa lagu soo gabagbeeyay Magaalada Garoowe

caqiil by caqiil
8 years ago
in Wararka
0
Shir looga hadlayay wax ka badalka xeerka isgaarsiinta Qaranka ayaa lagu soo gabagbeeyay Magaalada Garoowe
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Shirkaan  oo  sadexdii Maalin ee la soo dhaafay  ka socday  Magaalada   Garoowe ee xarunta Maamul Gobaleedka Puntland  ayaa waxa ka qaybgalay   Madaxda   wasaaradah Boostada  iyo isgaariinta  heer   Federaal, dawladd  goboleedyada iyo Garyaqaanka Guud ee Dawladda Cismaan Cilmi Guuleed .

Shirka waxaa qodobadda loo hadlay ka Mid ahaa Wax ka badalka Xeerka isgaarsiinta Qaranka, qodabada Dhinacyada ka qaybgalayaasha ay sida Weeyn Uga doodeen ayaa waxay kala ahayeen Qodobka  5 aad , 6 aad, 10 aad  iyo  Qodobka 35 aad .

Related posts

Xukuumadda Soomaaliya oo waraaqadaha dal ku galka kala noqotay Danjirihii la ceyriyay

Gobolka Shabeellada Hoose oo maamul KMG ah loo magacaabay

March 30, 2026
Wasiirka Horumarinta Xuquuqul Insaanka XFS oo qaabishay Madaxa Xafiiska OHCHR ee Bariga Afrika

Wasiirka Horumarinta Xuquuqul Insaanka XFS oo qaabishay Madaxa Xafiiska OHCHR ee Bariga Afrika

March 30, 2026

ujeedka shirka ayaa haa sidii loo heli laha  xeer   isgaarsiineed   oo ay u dhanyahiin dhamaan Maamul Gobaleedyada kaasi oo ku dhisan  nidaamka soomaaliya ay qaadatay  ee Heer  Federaal.

dhamaan madaxdii ka soo qeeyb gashay shirka  ayaa Waxaa isku  afgarteen  wax ka  badalka   dhaqangalinta   furaha  +252  ee   soomaaliya  iyo  Dumainka   Internetka  Soomaaliya ee .SO iyadoo qorshahan Madaxda  Heer  Federaal iyo Dawlad Goboleedyada  ay  isku waa faqeen in looga Danbeeyo  hergalintiisa Wasaaradda  Boostadda iyo isgaarsiinta  Soomaaliyeed.

Previous Post

Fanaan Axmed Naaji Sacad oo lagu soo dhaweeyay Kanada (Sawirro)

Next Post

Shir loga hadlayay amaannka Gobalka Gedo oo ka furmay degmada Doolow

Next Post
Shir loga hadlayay amaannka Gobalka Gedo oo ka furmay degmada Doolow

Shir loga hadlayay amaannka Gobalka Gedo oo ka furmay degmada Doolow

Xukuumadda Soomaaliya oo waraaqadaha dal ku galka kala noqotay Danjirihii la ceyriyay

Gobolka Shabeellada Hoose oo maamul KMG ah loo magacaabay

March 30, 2026
0

Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib u heshiisiinta XFS oo si KMG ah maamul cusub ugu magcaawday Gobolka Shabeellada Hoose.

Wasiirka Horumarinta Xuquuqul Insaanka XFS oo qaabishay Madaxa Xafiiska OHCHR ee Bariga Afrika

Wasiirka Horumarinta Xuquuqul Insaanka XFS oo qaabishay Madaxa Xafiiska OHCHR ee Bariga Afrika

March 30, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Qoyska iyo Hormarinta Xuquuqul Insaanka XFS Amb Khadiija Maxamed Al-Makhzoumi ayaa magaalada Muqdisho ku qaabishay ku xigeenka xafiis...

Madaxweynaha JFS oo qaabilay Danjireyaasha iyo wakiillada hay’adaha caalamiga ah ee ka hawlgala dalkeenna

Madaxweynaha JFS oo qaabilay Danjireyaasha iyo wakiillada hay’adaha caalamiga ah ee ka hawlgala dalkeenna

March 30, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta Aqalka Madaxtooyada Qaranka ku qaabilay danjireyaasha iyo wakiillada hay'adaha caalamiga...

Ra’iisul Wasaaraha XFS oo magacaabay Wasiir ku-xigeenno

Ra’iisul Wasaaraha XFS oo magacaabay Wasiir ku-xigeenno

March 30, 2026
0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa soo saaray wareegto uu kumagaacabayo Wasiir Ku xigeenno cusub...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In