Wednesday, September 30, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Shir looga hadlayay xadgudubyada ka dhanka ah Haweenka oo lagu soo gabagabeyay dalka Jabuuti “SAWIRRO”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
11 years ago
in Wararka
0
Shir looga hadlayay xadgudubyada ka dhanka ah Haweenka oo lagu soo gabagabeyay dalka Jabuuti “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Shir looga hadlayay xadugudubyada ka dhanka ah haweenka Qaaradda Afrika ayaa lagu soo gabo gabeeyay dalka Jabuuti.

Shirka oo socday muddo saddex cisho ah ayaa dhanka Soomaaliya waxaa uga qeyb galay Wasiiru dowlaha Difaaca Maxamed Cali Xagaa, Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda haweenka iyo xuquuqda Aadanah Muunimo Sheekh, wakiilo ka kala socday dowlad goboleedyada dalka ka jira, Maamulada Banaadir, Hiiraan, quburo ka socday dalalka Afrika, Urur goboleedka IGAD, xubno matalayay deeq bixiyaasha caalamka iyo marti sharaf kale.

Related posts

Wasiir Ku-xigeenka Arrimaha Dibadda oo Guddoomay Nuqul Ka mid ah Warqadaha Aqoonsiga Safiirka Cusub Turkiya ee Soomaaliya

Wasiir Ku-xigeenka Arrimaha Dibadda oo Guddoomay Nuqul Ka mid ah Warqadaha Aqoonsiga Safiirka Cusub Turkiya ee Soomaaliya

September 30, 2026
Madaxweyne Xasan Sheekh iyo Madaxweyne Geelle oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga labada dal

Madaxweyne Xasan Sheekh iyo Madaxweyne Geelle oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga labada dal

September 30, 2026

Ka qeyb galayaasha kulanka ayaa si isku mid ah u cambaareeyay xadgudubyada ay haweenka u geysanayaan Al-Shabaab, Boka-Haram ee ka dagaalanta dalka Nigeria iyo Al-qaacidda Maqrib.

ururrada bulshada rayidka gaar ahaan kuwa u dooda xuquuqda Haweenka ayaa rajo wanaagsan ka muujiyay horumarka ay Soomaaliya hiigsaneyso, dalkuna kasoo kabanayo colaado sokeeye.

Wasirka Haweenka Jabuuti Xasna Barqad Daa’uud oo xritaanka shirka ka hadashay ayaa sheegtay in ay garab taagantahay dowladda jabuuti horumarinta Hawenka Soomaaliyeed.

Maxamed Cali Xagaa Wasiiru dowlaha difaaca ee Soomaaliya oo isna goobta hadal kooban ka jeediyay ayaa sheegay in isbadal wanaagsan uu jiro,. Isla markaana ciidamada la Qarameynayo ay ka hortagi doonaan dhibaatada Al-shabaab ay ku hayaan bulshada Soomaaliyeed, gaar ahaan haweenka.

Wasiir ku-xigeenka Hawenka ee Xukuumadda Soomaaliya ayaa hoosta ka xariiqday in horumar weyn ay Soomaaliya ka sameyeen dhanka haweenku, haddana ay rajeynayaan in kor loo qaado qoondada Haweenku ku leeyahay golayaasha sare ee Dowladda.

1 2 03 3 4 6 8 9 10 11

Previous Post

Ra’iisulwasaaraha oo maanta furey shir weynaha dhalinyarada Soomaaliyeed

Next Post

Gabar xanuunsan oo la gaarsiiyay deeq lacageed “SAWIRRO”

Next Post
Gabar xanuunsan oo la gaarsiiyay deeq lacageed “SAWIRRO”

Gabar xanuunsan oo la gaarsiiyay deeq lacageed “SAWIRRO”

Wasiir Ku-xigeenka Arrimaha Dibadda oo Guddoomay Nuqul Ka mid ah Warqadaha Aqoonsiga Safiirka Cusub Turkiya ee Soomaaliya

Wasiir Ku-xigeenka Arrimaha Dibadda oo Guddoomay Nuqul Ka mid ah Warqadaha Aqoonsiga Safiirka Cusub Turkiya ee Soomaaliya

September 30, 2026
0

Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah, Mudane Xasan Maxamed Cali (Nadaara), ayaa maanta qaabilay Safiirka cusub ee...

Madaxweyne Xasan Sheekh iyo Madaxweyne Geelle oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga labada dal

Madaxweyne Xasan Sheekh iyo Madaxweyne Geelle oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga labada dal

September 30, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo maanta safar shaqo ku tagay dalka aan walaalaha nahay ee Jabuuti...

Galmudug iyo Hirshabeelle oo saaka looga dareeray goobaha codbixinta

Galmudug iyo Hirshabeelle oo saaka looga dareeray goobaha codbixinta

September 30, 2026
0

Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-banaan ee Doorashooyinka Qaranka Cabdikariin Axmed Xasan oo ku sugan Dhuusamareeb ayaa furay doorashooyinka Galmudug iyo HirShabeelle oo...

Guddoomiyaha SoDMA oo qaabilay Madaxa Hay’adda Caafimaadka Adduunka ee Soomaaliya

Guddoomiyaha SoDMA oo qaabilay Madaxa Hay’adda Caafimaadka Adduunka ee Soomaaliya

September 29, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Madaxa Hay’adda Caafimaadka Adduunka (WHO)...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In