Monday, October 19, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Shir looga hadlayay xoojinta iyo ballaarinta garsoorka dalka oo lagu qabtay Muqdisho+Sawirro

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
10 years ago
in Wararka
0
Shir looga hadlayay xoojinta iyo ballaarinta garsoorka dalka oo lagu qabtay Muqdisho+Sawirro
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Shir looga hadlayay hagaajinta adeegga garsoorka dalka ayaa maanta lagu qabtay Muqdisho.

Shirkan oo  bishii mar la qabto islamarkaana looga hadlo xoojinta adeegga Garsoorka dalka  ayaa waxaa ka qeyb galay Guddoomiyaha Maxkamadda Sare ee Dalka Xeer ilaaliyaha Guud ee Qaranka. Gudoomiyaha Gobalka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Saraakisha Ciidamada Qalabka sida iyo mas’uuliyiin kale.

Related posts

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026

Shirka oo ka dhacay Aqalka Dowladda Hoose ee Xamar ayaa inta uu socday waxey mas’uuliyiinta aad uga doodeen sidii loo ballaarin lahaa Adeegga Garsoorka islamarkaana looga gudbin lahaay caqabadaha hortaagan garsoorka dalka xili uu Dalka kasoo kabsanaayo bur bur dhowr iyo labaatan sana ah.

Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka Mudane Axmed Cali Daahir ayaa kulanka kaddib warbaahinta Qaranka u sheegay in ajandayaashi shirka looga hadlay ay ahaayeen kuwo ku muhiim ah oo la xiriiray xoojinta iyo ballaarinta garsoorka dalka.

“Shirkan waa mid billa ah waxaana looga hadlaa xoojinta iyo baahinta adeegga garsoorka iyo in degmooyinka dalka laga hir galiyo xafiisyo ay dadka Soomaliyeed ka helaan adeegga garsoorka waxaana kulanka shir guddoominaayay Guddoomiyaha Maxkamadda sare ee Dalka “ ayuu yiri Axmed Cali Daahir Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka.

Shirkan ayaa noqonaaya markii Afaraad oo la qabto, waana shir billa ah oo bishii mar la qabto. kaasoo looga hadlo kor u qaadista Adeegga Garsoorka dalka si loo xoojiyo Sharciga iyo Dowladnimada.

Previous Post

Madaxweyne Farmaajo oo shacabka ugu baaqay toddobaad Alla bari iyo roob doon ah+Sawirro

Next Post

Munaasabad lagu taageerayay madaxda sare ee dalka oo lagu qabtay Switzerland+Sawirro

Next Post
Munaasabad lagu taageerayay madaxda sare ee dalka oo lagu qabtay Switzerland+Sawirro

Munaasabad lagu taageerayay madaxda sare ee dalka oo lagu qabtay Switzerland+Sawirro

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne) ayaa loo doortay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug, kaddib markii uu helay 79 cod. Sidoo...

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In