Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Shir looga hadlayey Sharciga Abuurka Beeraha oo la soo gabagabeeyay+Sawirro

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
9 years ago
in Wararka
0
Shir looga hadlayey Sharciga Abuurka Beeraha oo la soo gabagabeeyay+Sawirro

?

0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Shir looga hadlayey qaabka loo sameyn karo Sharciga Abuurka Beeraha ee Soomaaliya oo Seddexdii Maalin ee la soo dhaafay ka socday Muqdisho ayaa la soo Xiray.

Shirkan oo looga hadlayey sida loo sameyn karo Hindiso Sharciyeedka Abuurka Beeraha ee Soomaaliya ayaa intii uu socday ka qeybgalayaashu ka doodayeen qaabka uu Sharcigan u noqon karo mid dhankasta ka dhameystiran ka hor inta aanan la horgeyn Golaha Wasiirradda ee Xukuumada iyo Baarlamaanka Soomaaliya.

Related posts

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
Waxaa ka soo qeyb galay Xubno ka socday Dowlad Goboleedyada Dalka, Qubaro dhanka Beeraha ah, Hey’ado ka shaqeeya Horumarinta Beeraha iyo Marti Sharaf kale.
Agaasimaha guud ee Wasaaradda Beeraha Maxamed Maxamuud Maxamed ayaa waxaa uu sheegay in Maalmihii la soo la soo qabtay Shaqo badan.
“Waxaan rabnaa in sharcigan la horgeeyo Golah Wasiirada iyo Baarlamaanka Soomaaliya maxaa yeelay waa mid aan si weyn ugu baahanahay” ayuu yiri agaasimaha guud ee wasaaradda Beeraha.
Xogayaha Joogtada ah ee Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka Maxamed Cali Ismaaciil ayaa tilmaamay in ka qeyb galayaashu wax badan oo khalaad ah ay ka saareen Sharciga Abuurka Beeraha.
Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Beeraha Xaamud Cali Xasan oo sidoo kale ah ku simaha Wasiirka Wasaaradda oo soo xiray Shirka ayaa uga mahadceliyay dhamaan dadka xilka gaarka ah iska saaray in la dhameystiro Hindise Sharciyeedka Abuurka
“Runtii waxaad qabateen Shaqo badan taas oo aheyd in dhowr bilood lagu qabto, Waxaa kale oo dhankeena ku dadaali doonaa sidii aan u dhameystiri laheyn” ayuu yiri Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Beeraha Xaamud Cali Xasan .
Dhameystirka sharcigan waxaa wasaaradda Beeraha ka taageeray Mashruuc ka shaqeeya Arrimaha horumarinta Beeraha iyo wax soo saarka Badda kaas oo lagu Magacaabo Mashruuca Gale.
?
?
?
?
Previous Post

R/wasaare Kheyre oo ka qeyb galaya Munaasabada Dabaal daga Ciidamada Booliska

Next Post

Daawo Sawirrada” Xuska sanad guuradii 74-aad ee as’aaska Ciidanka Booliska oo lagu qabtay Muqdisho

Next Post
Daawo Sawirrada” Xuska sanad guuradii 74-aad ee as’aaska Ciidanka Booliska oo lagu qabtay Muqdisho

Daawo Sawirrada" Xuska sanad guuradii 74-aad ee as'aaska Ciidanka Booliska oo lagu qabtay Muqdisho

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne) ayaa loo doortay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug, kaddib markii uu helay 79 cod. Sidoo...

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In