Thursday, October 1, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Shir looga hadlayo dhismaha xarumaha danta guud ee dalka oo ka furmay Muqdisho+Sawirro

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
10 years ago
in Wararka
0
Shir looga hadlayo dhismaha xarumaha danta guud ee dalka oo ka furmay Muqdisho+Sawirro
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Mashruuc lagu dhisayo xarumaha danta guud iyo adeegyada bulshada ee gobolada dalka Somaaliya islamarkaana fulintiisa ay iska kaashanayaan Wasaaradda Maaliyada Somaaliya, Q. M. iyo Bangiga aduunka ayaa daah furkiisa waxaa goobjoog ka ahaa wasiir ku xigeenka wasaaradda maaliyadda dowladda federaalka ah, howlwadeenada mashruuca iyo mas’uuliyiin ka socoday dowlad goboleedyada dalka kajira.

Mashruucan oo ay ku bexeyso lacag dhan $8-million ayaa laga fulinayaa 13-gobol oo ka mid ah Soomaaliya si loo baahyiyo adeegyada dowladdu u heyso bulshada.

Related posts

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Tanzania

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Tanzania

October 1, 2026
Wasiirka Waxbarashada XFS oo kulan la qaatay Wasiir Ku-xigeenka Waxbarashada Turkiga

Wasiirka Waxbarashada XFS oo kulan la qaatay Wasiir Ku-xigeenka Waxbarashada Turkiga

October 1, 2026

Isuduwaha mashruucan Cali Xaaji Aadan ayaa sheegay in ujeedka mashruuca uu yahay soo nooleynta kaabayaasha dhaqaalaha iyo dib u dhiska xarumaha danta guud ee fobolada dalka.

“mashruucana waxaa waaye in lasoo dhiso xarumihii maaamulada ayadoo aan kaa shaneyno dowlaha goboleedyada wuxuuna wax ku kordhin doonaa tayada maamulada dhismaaya mashruucan siweyn ayaa loogasoo shaqeeyay waxaana rabnaa inaa sidaas ku bilowno ayadoo iska kaashnayaan qm iyo bangiga aduunka oo taageeraya wasaaradda maaliyadda”ayuu yiri

wasiir ku xigeenka maaliyada dowladda federaalka ah mudane Maxamuud Xayir Ibraahim ayaa xusay in mashruuca maanta la daahfuray ay fursado shaqo kaheli doonaan dhalinyarada somaaliyeed isagoona ka codsaday dowlad goboleedyada inay dowlada dhexe kala shaqeeyaan hirgalinta mashruucaasi.

“sida mashruucaan loo qorsheeyay waa mashruuc talada laweydiinayo gobolada si loo dhiso xarumaha adeegyada bulshada iyo kaabayaasha dhaqaalaha, mashruucaan wuxuu fursad sahqa abuur u yahay dhalinayara somaaliyeed oo ka faa’iideysanaya ,dhaqaalaha gobolada wax buu kabadali doonaaa, waxana idinka rajeynayaa inaa mashruucan howlwadeenadiisa si wanaagsna ula shaqeyn doontaan si looga mira dhaliyo”ayuu yiri.

vlcsnap-2016-11-19-14h30m57s216 vlcsnap-2016-11-19-14h31m44s161 vlcsnap-2016-11-19-14h32m52s53 vlcsnap-2016-11-19-14h33m25s114

Previous Post

ICT Support Project

Next Post

Dowlada Britain oo Danjire cusub u soo magacaowday Soomaaliya

Next Post
Dowlada Britain oo Danjire cusub u soo magacaowday Soomaaliya

Dowlada Britain oo Danjire cusub u soo magacaowday Soomaaliya

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Tanzania

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Tanzania

October 1, 2026
0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa gaaray Magaalada Arusha...

Wasiirka Waxbarashada XFS oo kulan la qaatay Wasiir Ku-xigeenka Waxbarashada Turkiga

Wasiirka Waxbarashada XFS oo kulan la qaatay Wasiir Ku-xigeenka Waxbarashada Turkiga

October 1, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare, Mudane Faarax Sheekh Cabdulqaadir, ayaa Ankara kula kulmay Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Waxbarashada Türkiye,...

SoDMA oo  kulanka ansixinta Qaab-dhismeedka Soo-kabashada isugu yeertay Hay’adaha Dowladda JFS

SoDMA oo kulanka ansixinta Qaab-dhismeedka Soo-kabashada isugu yeertay Hay’adaha Dowladda JFS

October 1, 2026
0

Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA) ayaa magaalada Muqdisho ku qabatay kulan ay isugu yeertay Wasaaradaha iyo Hay’adaha Dowladda Federaalka...

Madaxweynaha JFS oo warqadaha aqoonsiga Danjirenino ka guddoomay Safiirada cusub ee Turkiga & Midowga Yurub

Madaxweynaha JFS oo warqadaha aqoonsiga Danjirenino ka guddoomay Safiirada cusub ee Turkiga & Midowga Yurub

October 1, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa qasriga Madaxtooyada Qaranka warqadaha aqoonsiga safiirnimo kaga guddoomay Danjireyaasha cusub ee...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In