Friday, March 13, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Shir looga hadlayo isbedelka cimilada adduunka oo ka furmay Cape town +Sawirro

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
9 years ago
in Wararka
0
Shir looga hadlayo isbedelka cimilada adduunka oo ka furmay Cape town +Sawirro
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Shir looga hadlayay isbedalka Cimilada Adduunka iyo dhibaatada ay ku heyso Soomaaliya ayaa maanta ka furmay magaalada Cape Town ee Dalka Koonfur Afrika, kaasoo socondoono muddo seddex cvisho ah.

Shirkaasi oo uu Soomaaliya uga qeybgalay Agaasimaha guud ee Bii’ada ee Xafiiska Ra’iisal wasaaraha Soomaaliya, ayaa looga hadlayaa arrimo dhowr ah oo la xiriira cimilada,iyadoo ay ka qeybgalayaan dalal ay ka mid yihiin Wadamada soo koraya ee Qaarada Afrika , waxaanaa diiradda lagu saaray sidii looga wada hadli lahaa isbedalka cimilada adduunka gaar ahaan Qaaradda Africa.

Related posts

Tartamayaasha Gubadley oo soo tiigsaday wareegga afar dhamaadka ee tartanka “SAWIRRO”

Tartamayaasha Gubadley oo soo tiigsaday wareegga afar dhamaadka ee tartanka “SAWIRRO”

March 13, 2026
Tartamayaasha Kaaraan oo caawa u gudbay wareegga afar dhamaadka ee tartanka “SAWIRRO”

Tartamayaasha Kaaraan oo caawa u gudbay wareegga afar dhamaadka ee tartanka “SAWIRRO”

March 12, 2026

Shirkaasi waxaa ka soo qeybgalay Ergooyin ka kala socday ilaa 80 wadan oo u badnaa kuwa qaarada Afrika waxaana Waddanka Soomaaliya u matalayay Cabdirisaaq Maxamed Maxamuud oo ah Agaasimaha guud ee Bii’ada Xafiiska Ra’iisal wasaaraha Soomaaliya.

Agaasimaha ayaa warbaahinta u sheegay in Soomaaliya uu shirkaan ugu jiro faa’iido weyn isla markaana ay dhibaato ku qabto isbedalka cimilada aduunka.

“Shirkaani waa mid aad u ballaaran waxaaana uu ku saabsan yahay sidii Wadamada Sfrika uga wada hadli lahaayeen ugana doodi lahaayeen dhibaatooyinka Cimilada ay ku hayso Wadamada Africa iyo sidii dhaqaalo loogu heli lahaa Soomaaliya gaar ahaan dhibaatada ay ku heyso oo ah abaaro joogto ah iyo marka uu roobka yimaado daad Xoolahii iyo dalagii xaalufinaya ” ayuu yiri Agaasimaha Guud ee Bii’ada Xafiiska Ra’iisal wasaaraha Soomaaliya.

Shirkan ayaa Magaalada Cape Town ee Wadanka Koonfur Afrika waxaa uu ka socon doona mudda seddax maalin ah, waxaana la rajeynaa in marka uu soo dhamaado laga soo saari doono war-murttiyeed.

cimi cimi1 (1) cimi2 cimi3

Previous Post

Xaaladda magaalada Gaalkacyo oo saaka deggan

Next Post

Ciidamada AMISOM oo fashiliyay qarax lala damacsana xero ay ku laaheen Beledweyne

Next Post

Ciidamada AMISOM oo fashiliyay qarax lala damacsana xero ay ku laaheen Beledweyne

Tartamayaasha Gubadley oo soo tiigsaday wareegga afar dhamaadka ee tartanka “SAWIRRO”

Tartamayaasha Gubadley oo soo tiigsaday wareegga afar dhamaadka ee tartanka “SAWIRRO”

March 13, 2026
0

Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii Lix iyo tobnaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah...

Tartamayaasha Kaaraan oo caawa u gudbay wareegga afar dhamaadka ee tartanka “SAWIRRO”

Tartamayaasha Kaaraan oo caawa u gudbay wareegga afar dhamaadka ee tartanka “SAWIRRO”

March 12, 2026
0

Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii Lix iyo tobnaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah...

Ciidanka Xoogga oo howlgallo ka fuliyay Gobolka Shabeellaha Dhexe

Ciidanka Xoogga oo howlgallo ka fuliyay Gobolka Shabeellaha Dhexe

March 12, 2026
0

Ciidanka Xoogga Dalka gaar ahaan Ururka 171aad Guutada 17aad Qeybta 1aad ee Kumaanooska Gorgor ayaa howlgallo qorsheysan Ka fuliyay Koonfurta...

Wasiirka Isgaarsiinta XFS oo soo xiray Madasha Bandhigga Sahanka Qiimeynta Heerka U-Diyaargarowga Dhijitaalka

Wasiirka Isgaarsiinta XFS oo soo xiray Madasha Bandhigga Sahanka Qiimeynta Heerka U-Diyaargarowga Dhijitaalka

March 12, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda isgaarsiinta iyo teknolojiyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Soomaali , ayaa maanta magaalada Muqdisho kusoo xiray Madasha Bandhigga...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In