Wednesday, October 14, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Shir looga hadlayo qorshaha dib u kabashada abaaraha Soomaaliya oo ka furmay Adis-ababa+Sawirro

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
8 years ago
in Wararka
0
Shir looga hadlayo qorshaha dib u kabashada abaaraha Soomaaliya oo ka furmay Adis-ababa+Sawirro
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Shir looga hadlayo qorshaha dib u kabashada abaaraha iyo sidii looga gashaaman lahaa abaaraha soo noq noqda (RRF) ayaa maata ka furmay Magaalada Addis-ababa ee dalka Ethapia, waxaana ka qeybgalay xubna ka socday Wasaaradda Qorsheynta Dowladda Federaalka iyo Dowladd gobaleedyada.

Xoghayaha Joogta Wasaaradda Qorsheynta,maalgashiga iyo Horumarinta dhqaalaha dalka Mudane Cabdulqaadir Maxamed Aadan (Cabdul) oo shir gudoominayay kulan howleedkan ayaa qeexay ahmiyada ku dul xusan  qorshahan RRF iyo maraaxisha kala duwan qorshahan dib u gabashada abaaraha uu soo maray.

Related posts

𝐑𝐚’𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐊𝐮-𝐱𝐢𝐠𝐞𝐞𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐟𝐮𝐫𝐞𝐲 𝐒𝐡𝐢𝐫𝐤𝐚 𝐒𝐚𝐝𝐝𝐞𝐱𝐚𝐚𝐝 𝐞𝐞 𝐁𝐮𝐥𝐬𝐡𝐚𝐝𝐚 𝐁𝐚𝐫𝐢𝐠𝐚 𝐀𝐟𝐫𝐢𝐤𝐚

𝐑𝐚’𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐊𝐮-𝐱𝐢𝐠𝐞𝐞𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐟𝐮𝐫𝐞𝐲 𝐒𝐡𝐢𝐫𝐤𝐚 𝐒𝐚𝐝𝐝𝐞𝐱𝐚𝐚𝐝 𝐞𝐞 𝐁𝐮𝐥𝐬𝐡𝐚𝐝𝐚 𝐁𝐚𝐫𝐢𝐠𝐚 𝐀𝐟𝐫𝐢𝐤𝐚

October 12, 2026
MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KA QAYB GALAY MUNAASABADDA QARAN EE XUSKA MAALINTA CALANKA

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KA QAYB GALAY MUNAASABADDA QARAN EE XUSKA MAALINTA CALANKA

October 12, 2026

“Dhaamaanteen waan la wada socanay qorshahan marxalada kala duwan ee uu soo maray, maanta waxaan joognaa qaabkii fulintiisa aan u guda gali lahayn, Garowe markii aan isku imaanay dowladda Dowladda Federaalka  iyo Dowladd gobaledyada, arinta si wanagsan ayaan uga wada shaqeynay innagoo wax ajanabi ah nagu dhex jirin, marka qorshahan waa mid Soomaali ay gacanteeda ay ku Sameysatay, iyadana ay leedahay waxan noogala baahan yahay in mudnaansiinta howlahan aan guda galno “ayuu yiri Xoghyaha joogtaa.

Qaar ka midah Agaasimyaasha Guud ee Wasaradaha Qorsheynta Dowladd Gobaleedyada  oo ka jeediyay shirka hadalo kooban ayaa bogaadiyay qorshaha iyo sida ay uga shaqeenayso Wasaaradda Qorsheynta Dowladda federaalka Soomaaliya arintan .

Bilowgii Sanadka 2017 markii talada ay la wareegtay Xukuumadda Soomaaliya ee haatan jirta ayaa Wasaaradda qorsheynta dadaal u gashay sidii qorshe looga yeelan lahaa abaaraha soo noq noqday, iyadoo Wasiirka Qorsheyenata Amb: Jamaal  Maxamed Xasan uu warqad u qoray Beesha Caalamka  uu ka dalbanayay iney dowladda ku gacan siiyan warbaxin lagu eegayo xajmiga ay reebtay abaarahii dhacay 2016 -2017  iyo wax laga baran karo, waxana daraasadaasi lagu  soo  bandhigay raadadka abaarta ay reebto,tasoo laga sameeyay gobalada dalka oo dhan.

Ka dib ayaa Wasaaradda wax ay go,aan ku gaartay  in la la guda galo qorshahan dib u kabashada abaaraha  soo noq noqday, iyadoo  la tixraacayo daarasada DINA lagu saleenayo ahmiyada kala duwan ee dhinacyada Xoolaha ,Beeraha, Kalluunka , Biyaha Caafimaadka iyo Dhismaha Wadooyinka tasoo fursad u ah sidii looga gaashaman lahaa abaaraha soo noq noqday intii xad ah.

W/Q: Abdirashid Nur Ibraahim.

Previous Post

Ra’iisul Wasaare Khayre oo Casho Sharaf U Sameeyay Golaha wasiirrada iyo howl-wadeennada Tubaha

Next Post

Madaxweyne Farmaajo oo saxiixay Sharciga Dhismaha Hay’adda Naafada Qaranka+Sawirro

Next Post
Madaxweyne Farmaajo oo saxiixay Sharciga Dhismaha Hay’adda Naafada Qaranka+Sawirro

Madaxweyne Farmaajo oo saxiixay Sharciga Dhismaha Hay’adda Naafada Qaranka+Sawirro

𝐑𝐚’𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐊𝐮-𝐱𝐢𝐠𝐞𝐞𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐟𝐮𝐫𝐞𝐲 𝐒𝐡𝐢𝐫𝐤𝐚 𝐒𝐚𝐝𝐝𝐞𝐱𝐚𝐚𝐝 𝐞𝐞 𝐁𝐮𝐥𝐬𝐡𝐚𝐝𝐚 𝐁𝐚𝐫𝐢𝐠𝐚 𝐀𝐟𝐫𝐢𝐤𝐚

𝐑𝐚’𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐊𝐮-𝐱𝐢𝐠𝐞𝐞𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐟𝐮𝐫𝐞𝐲 𝐒𝐡𝐢𝐫𝐤𝐚 𝐒𝐚𝐝𝐝𝐞𝐱𝐚𝐚𝐝 𝐞𝐞 𝐁𝐮𝐥𝐬𝐡𝐚𝐝𝐚 𝐁𝐚𝐫𝐢𝐠𝐚 𝐀𝐟𝐫𝐢𝐤𝐚

October 12, 2026
0

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa maanta magaalada Muqdisho ka furay Shirka Saddexaad ee Bulshada...

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KA QAYB GALAY MUNAASABADDA QARAN EE XUSKA MAALINTA CALANKA

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KA QAYB GALAY MUNAASABADDA QARAN EE XUSKA MAALINTA CALANKA

October 12, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka qayb galay munaasabad heer qaran ah oo si maqaam sare...

Hay’adda NISA oo war ka soo saartay falal hubeysan oo lagula kacay ciidamada Ilaalada Shacabka

Hay’adda NISA oo war ka soo saartay falal hubeysan oo lagula kacay ciidamada Ilaalada Shacabka

October 11, 2026
0

Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA) waxa ay ka xun tahay, si adagna u cambaareyneysaa weerarrada iyo falalka hubeysan ee...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo kulan la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo kulan la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha

October 11, 2026
0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac), ayaa kulan muhiim la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka,...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In