Saturday, October 17, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Shir looga hadlayo sameynta Sharciga Abuurka Beeraha oo Maanta ka furmay Magaalada Muqdisho+Sawirro

caqiil by caqiil
9 years ago
in Wararka
0
Shir looga hadlayo sameynta Sharciga Abuurka Beeraha oo Maanta ka furmay Magaalada Muqdisho+Sawirro
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Waxaa ka qeyb galay Shirkan oo ay soo agaasintay Wasaaradda Beeraha iyo Arrimaha Abuurka Qubaro dhanka Beeraha, Xubno matalaya Maamul Goboleedyada Dalka iyo marti Sharaf kale ayaa waxaa looga hadlayey dhowr arrimood oo ay kamid tahay sidda loo sameyn karo Sharciga Abuurka ee Soomaaliya iyo qaabka looga faa’iideysan karo wax soo saarka Beeraha.

Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Beeraha Xaamud Cali Xasan ayaa sheegay in Sharcigaan Faa’iidooyin badan Soomaaliya u leeyahay hadii lasameeyo Muhiimad gaar ahna siinayaan.

Related posts

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026

“Waxaa meesha ka baxay sharciyo badan oo dalka muhiim u ahaa markii Dowladii dhexe meesha ka baxday, hadda waxaan ku dadaaleynaa sidii aan u heli laheyn Sharciga Beeraha Soomaaliya”

Xildhibaan Zakariye Xaaji Maxamuud oo kamida Gudiga Qeyraadka ee Golaha Shacabka ayaa waxaa uu tilmaamay in Sharciga Beeraha aad loogu baahan yahay.

Wasiirka Wasaaradda Beeraha iyo Abuurk Dr Saciid Xuseen Ciid ayaa waxaa uu tilmaamay in Sharcigaan qeyb kayahay Sharciyo badan oo la-doonayo in Wasaaraddu dib u soo celiso.

“Waxaan rabnaa in aan soo celino Sharciyo badan kana qeyb ayuu ka yahay meel wanaagsan ayuuna hadda noo marayaa”

Seddexda maalin ee soo socota ayey ka qayb galayaasha Shirkaan ka doodayaan sidii loo dhameystiri lahaa Sharigaan si-loo horgeeyo Golaha fulinta iyo Sharci dajinta.

W/D Cali Axmed

Previous Post

Madaxweyne Farmaajo oo Saraakiisha Ciidamada Xoogga dalka kala hadlay dar dar gelinta dagaalka ka dhanka ah Al-Shabaab “SAWIRRO”

Next Post

Madaxweynaha Jubbaland oo qaabilay madaxa Hey’adda Qaxootiga Adduunka ee UNHCR “SAWIRRO”

Next Post
Madaxweynaha Jubbaland oo qaabilay madaxa Hey’adda Qaxootiga Adduunka ee UNHCR “SAWIRRO”

Madaxweynaha Jubbaland oo qaabilay madaxa Hey’adda Qaxootiga Adduunka ee UNHCR "SAWIRRO"

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Tababar socon doona muddo 21 maalmood ah ayaa magaalada Jinhua ee gobolka Zhejiang, Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha, uga furmay 27...

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kormeer shaqo ku tagay markabka Çağrı Bey, oo ku sugan...

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

October 15, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa caawa booqday bandhigga ganacsiga ee Som...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In