Thursday, September 3, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Shir looga tashanayo qorshaha Qaranka oo ka furmaya Baydhabo

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
10 years ago
in Wararka
0
Xafiiska UNSOM ee Soomaaliya oo taageero siinaya Maamulka Koonfur Galbeed
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Shirka wada tashiga dhameystirka Qorshaha Qaranka ayaa maanta lagu wadaa in uu ka furmo magaalada Baydhabo ee xarunta Gobolka Baay, kaasi oo ay ka qeyb galayaan mas’uuliyiin ka tirsan dowladdda Federaalka iyo kuwa Maamul goboleedyada dalka.

Shirka oo ah mid hal maalin, isla markaana ay soo qaban qaabisay Wasaaradda Qorsheynta iyo xiriirka Caalamiga ah ee Xukuumadda Federaalka ayaa diirada lagu saari doono qabyo qoraalka qorshaha Qaranka oo ay Wasaaraddu dhawaan soo bandhigtay, waxaana ka qeyb galayaasha ay ka doodi doonaan qodobada ugu muhiimsan, si la isla meel dhigo qorshe Qaran oo ay yeelato Dowladda Federaalka iyo Dowlad goboleedyada xubnaha ka ah.

Related posts

Hay’adda SoDMA oo deeq raashin ah u qeybisay qoysas ku dhaqan Gobolka Bari

Hay’adda SoDMA oo deeq raashin ah u qeybisay qoysas ku dhaqan Gobolka Bari

September 3, 2026
Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka Qaranka oo kulan wada-tashi ah la yeeshay Ururrada Siyaasadda

Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka Qaranka oo kulan wada-tashi ah la yeeshay Ururrada Siyaasadda

September 3, 2026

Wariyaha Warbaahinta Qaranka Cabdirashiid Nuur Ibraahim ayaa ku soo waramay in shirka ay ka qeyb geli doonaan Guddiga tala bixinta horumarinta qorshaha Qaranka oo ka kooban Mas’uuliyiin ka tirsan dowladda Federaalka, Ururka haweenka Qaranka, Ururka dhallinyarada, Qaar ka mid ah mas’uuliyiinta Jaamacadaha Dalka iyo Wasiirada Dowlad goboleedyada.

Previous Post

Ciidamada booliska ee degmada Diinsoor oo dhiiri gelin loo sameynayo

Next Post

Gabdho suxufiyiin ah oo burnaan awgeed shaqada looga joojiyay + SAWIRO

Next Post
Gabdho suxufiyiin ah oo burnaan awgeed shaqada looga joojiyay + SAWIRO

Gabdho suxufiyiin ah oo burnaan awgeed shaqada looga joojiyay + SAWIRO

Hay’adda SoDMA oo deeq raashin ah u qeybisay qoysas ku dhaqan Gobolka Bari

Hay’adda SoDMA oo deeq raashin ah u qeybisay qoysas ku dhaqan Gobolka Bari

September 3, 2026
0

Hey’adda Maareynta Masiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA) ayaa gaarsiisay deeq gargaar raashin ah kumannaan qoys oo nugul oo ku nool deegaanno...

Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka Qaranka oo kulan wada-tashi ah la yeeshay Ururrada Siyaasadda

Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka Qaranka oo kulan wada-tashi ah la yeeshay Ururrada Siyaasadda

September 3, 2026
0

Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha (GMDQS) ayaa maanta kulan wada-tashi ah la yeeshay Ururrada Siyaasadda, kaas oo diiradda...

Soomaaliya iyo Qadar oo kala Saxiixday heshiis Iskaashi

Soomaaliya iyo Qadar oo kala Saxiixday heshiis Iskaashi

September 2, 2026
0

Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee Soomaaliya iyo Jaamacadda Doha ee Sayniska iyo Tiknoolajiyada (UDST) ayaa magaalada Doxa ku...

Shaqaalaha Duulista Kenya oo soo afjaray shaqo-joojin laba maalmood socotay

Shaqaalaha Duulista Kenya oo soo afjaray shaqo-joojin laba maalmood socotay

September 2, 2026
0

Shaqaalaha duulista Kenya ayaa Talaadadii soo afjaray shaqo-joojintii laba maalmood socotay, kaddib markii ay heshiis la gaareen dowladda iyo hay’adaha...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In