Wednesday, April 1, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Shir-madaxeedka Khaliijka iyo dalalka Aasiyada dhexe oo maanta ka furmay Jeddah

caqiil by caqiil
3 years ago
in Wararka
0
Shir-madaxeedka Khaliijka iyo dalalka Aasiyada dhexe oo maanta ka furmay Jeddah
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Shir madaxeedkii ugu horeeyay ee dhaxmara Golaha Iskaashiga Khaliijka iyo dalalka Bartamaha Aasiya, ayaa maanta oo Arbaca ah ka furmaya magaalada Jeddah dalkaasi Sacuudiga, waxayna looga wadahadli doonaa xoojinta iskaashi ay ka yeelan doonaan dhinacyo kala duwan.

Waxaa shirka ka qeybgalaya wafuud kala duwan oo ka kala socota dalalka Uzbekistan, Turkmenistan, Tajikistan, Kyrgyzstan, Kazakhstan iyo golaha Iskaashiga Khaliijka Carabta.

Related posts

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo Baydhabo kulan kula qaatay Mas’uuliyiinta Wasaaradaha KGS 

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo Baydhabo kulan kula qaatay Mas’uuliyiinta Wasaaradaha KGS 

April 1, 2026
Duqa Muqdisho oo xarigga ka jaray Waddada Sheekh Cali Suufi

Duqa Muqdisho oo xarigga ka jaray Waddada Sheekh Cali Suufi

April 1, 2026

Wasiir ku xigeenka arrimaha dibadda Uzbekistan Bahramjan Alaev, ayaa shirkan oo ah kii ugu horeeyay ee Khaliijka ay la yeeshaan wadamada bartamaha Aasiya ku tilkaamay mid taariikhi ah, isagoo intaa ku daray in shairkan uu iridda  u fureya iskaashi goboleed cusub oo u dhaxeeya dalalkan.

Sida ay xustay warbaahinta Sacuudiga kulanka ayaa intiisa badan looga arrinsan doonaa ka faa’ideysiga kheyraadka dabiiciga, sida saliidda iyo Gaaska iyo in dalalkan ay iska kaashadaan ka hortagga argagixisada gobalka.

Previous Post

Warbixinta Toddobaadlaha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya

Next Post

Wasiirka Caafimaadka XFS oo kormeeray xarunta Keli dhaqista Banaadir “SAWIRRO”

Next Post
Wasiirka Caafimaadka XFS oo kormeeray xarunta Keli dhaqista Banaadir “SAWIRRO”

Wasiirka Caafimaadka XFS oo kormeeray xarunta Keli dhaqista Banaadir "SAWIRRO"

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo Baydhabo kulan kula qaatay Mas’uuliyiinta Wasaaradaha KGS 

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo Baydhabo kulan kula qaatay Mas’uuliyiinta Wasaaradaha KGS 

April 1, 2026
0

Baydhabo, Soomaaliya – 1-da Abriil, 2026: Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe),...

Duqa Muqdisho oo xarigga ka jaray Waddada Sheekh Cali Suufi

Duqa Muqdisho oo xarigga ka jaray Waddada Sheekh Cali Suufi

April 1, 2026
0

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho, Mudane Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab), ayaa si rasmi ah xarigga uga jaray Waddada Sheekh...

Guddoomiyaha G/Shacabka BJFS oo la kulmay Saraakiishii isku furay Muqdisho iyo Baydhabo

Guddoomiyaha G/Shacabka BJFS oo la kulmay Saraakiishii isku furay Muqdisho iyo Baydhabo

April 1, 2026
0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe), ayaa kulan muhiim ah xarunta Madaxtooyada...

NISA oo gacanta ku dhigtay xubno u hoggaansamay baadda Khawaarijta

Ciidanka Hay’adda NISA oo howlgalo qorsheysan ka fuliyay Shabeellooyinka

March 31, 2026
0

Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA), oo kaashanaya saaxiibada caalamka, ayaa fuliyay howlgallo qorsheysan oo lagu burburiyay xarumo ay...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In