Monday, October 12, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Shir Qaxootiga Soomaaliya looga hadlayay oo Muqdisho lagu qabtay

caqiil by caqiil
11 years ago
in Wararka
0
Shir Qaxootiga Soomaaliya looga hadlayay oo Muqdisho lagu qabtay
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Iyadoo uu horay u jiray heshiis sadax geesood ah oo dhex maray dowladaha Soomaaliya, Kenya iyo Hay’adda Qaxootiga u qaabilsan Qaramada Midoobay ee UNHCR ayaa maanta shir u dhexeeya saddaxdaan dhinac waxaa lagu qabtay magaalada Muqdisho ee caasimadda Soomaaliya

Shirka ayaa waxaa ka qayb galay mas’uuliyiin ka kala socotay dowladda Soomaaliya iyo dowladda Kenya sidoo kale Mas’uuliyiinta hay’adda UNHCR xafiisyadeeda Soomaaliya iyo Kenya, waxaana shir guddoominayay guddoomiyaha hay’adda Qaxootiga iyo Barakacayaasha Jamhuuriyadda Soomaaliya  Axmed Daahir Cabdikariim Nuur.

Related posts

𝐑𝐚’𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐊𝐮-𝐱𝐢𝐠𝐞𝐞𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐟𝐮𝐫𝐞𝐲 𝐒𝐡𝐢𝐫𝐤𝐚 𝐒𝐚𝐝𝐝𝐞𝐱𝐚𝐚𝐝 𝐞𝐞 𝐁𝐮𝐥𝐬𝐡𝐚𝐝𝐚 𝐁𝐚𝐫𝐢𝐠𝐚 𝐀𝐟𝐫𝐢𝐤𝐚

𝐑𝐚’𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐊𝐮-𝐱𝐢𝐠𝐞𝐞𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐟𝐮𝐫𝐞𝐲 𝐒𝐡𝐢𝐫𝐤𝐚 𝐒𝐚𝐝𝐝𝐞𝐱𝐚𝐚𝐝 𝐞𝐞 𝐁𝐮𝐥𝐬𝐡𝐚𝐝𝐚 𝐁𝐚𝐫𝐢𝐠𝐚 𝐀𝐟𝐫𝐢𝐤𝐚

October 12, 2026
MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KA QAYB GALAY MUNAASABADDA QARAN EE XUSKA MAALINTA CALANKA

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KA QAYB GALAY MUNAASABADDA QARAN EE XUSKA MAALINTA CALANKA

October 12, 2026

Shirka waxaa diiradda lagu saaray arrimaha Qaxootiga Soomaaliyeed ee ku  jira xeryaha dalka Kenya iyo sidii dib loogu soo celin lahaa dalka iyadoo aan la qasbeyn.

Axmed Daahir Cabdikariim Nuur oo Warbaahinta Qaranka la hadlay ayaa faahfaahin ka bixiyay shirkaan iyo heerarkii uu soo maray iyo sidoo kale waxyaabaha uu uga duwan yahay kuwii ka horeeyay.

“Ajandaha qodobo badanaa ku jira  wixii mudo dheer baa jirta sanad  ayaa ka soo wareegatay oo aysan shirarku si toos ah u socon maadaama shirkii u dambeeyay wasiirada arimaha dibada Soomaaliya iyo Kenya ay gareeyeen  heshiiskii ama sharciyadii gudigii ka shaqeyn lahaa arintaas  shaqadii la qaban lahaa ayaa hadda loo soo dejiyay“. ayuu yiri Nuur.

Macnaheedu ma ahan xoog qofkii raba weeyaan iyadoo tasiilaadka loo baahan yahay loo abaabulayo lala kaashanayo caalamka  marka in aysan dhicin muhiimadu waxay tahay  in aysan dhicin dadka Soomaalida ah sadax dhinac oo gaf ah waa mar ee dadkii qaxootiga ahaa dowladii Soomaaliyeed howshoodii uma soo jeedo  waa laba dowladda Kenya maalin walba in aysan dhihin dadkaani ma joogayaan ha baxaan qabkii ay ku noqon lahaayeen oo heshiis ah in lawado waa sadax oo dadka qaab wax loo qaban karo  oo wax tar u noqon kara”ayuu yiri Sarkaalkaasi”

Dowladda Federaalka Soomaaliya oo caalamka kaashaneysa ayaa waday dhawaanahaanba dadaallo ay ugu jirto sidii muwaadiniinta qaxootiga ku ah dalal badan oo caalamka ah haba ugu badnaato Kenya ay dalka ugu soo celin lahayd, wuxuuna shirkaan ku soo beegmayaa iyadoo ay socdaan dadaallo Qaxootiga Soomaaliyeed ee dalka Yemen dalkooda loogu soo celin lahaa.

11 22 33 44

W/D: Axmed Cali Kaahiye

Previous Post

Wasiirka Warfaafinta oo furay tababar ku saabsan bad-qabka Saxafiga-SAWIRRO

Next Post

Fahamka khaldan eelaga haysto Qurba joogta Soomaalida ah oo laga hadlay “SAWIRRO”

Next Post
Fahamka khaldan eelaga haysto Qurba joogta Soomaalida ah oo laga hadlay “SAWIRRO”

Fahamka khaldan eelaga haysto Qurba joogta Soomaalida ah oo laga hadlay "SAWIRRO"

𝐑𝐚’𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐊𝐮-𝐱𝐢𝐠𝐞𝐞𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐟𝐮𝐫𝐞𝐲 𝐒𝐡𝐢𝐫𝐤𝐚 𝐒𝐚𝐝𝐝𝐞𝐱𝐚𝐚𝐝 𝐞𝐞 𝐁𝐮𝐥𝐬𝐡𝐚𝐝𝐚 𝐁𝐚𝐫𝐢𝐠𝐚 𝐀𝐟𝐫𝐢𝐤𝐚

𝐑𝐚’𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐊𝐮-𝐱𝐢𝐠𝐞𝐞𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐟𝐮𝐫𝐞𝐲 𝐒𝐡𝐢𝐫𝐤𝐚 𝐒𝐚𝐝𝐝𝐞𝐱𝐚𝐚𝐝 𝐞𝐞 𝐁𝐮𝐥𝐬𝐡𝐚𝐝𝐚 𝐁𝐚𝐫𝐢𝐠𝐚 𝐀𝐟𝐫𝐢𝐤𝐚

October 12, 2026
0

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa maanta magaalada Muqdisho ka furay Shirka Saddexaad ee Bulshada...

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KA QAYB GALAY MUNAASABADDA QARAN EE XUSKA MAALINTA CALANKA

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KA QAYB GALAY MUNAASABADDA QARAN EE XUSKA MAALINTA CALANKA

October 12, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka qayb galay munaasabad heer qaran ah oo si maqaam sare...

Hay’adda NISA oo war ka soo saartay falal hubeysan oo lagula kacay ciidamada Ilaalada Shacabka

Hay’adda NISA oo war ka soo saartay falal hubeysan oo lagula kacay ciidamada Ilaalada Shacabka

October 11, 2026
0

Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA) waxa ay ka xun tahay, si adagna u cambaareyneysaa weerarrada iyo falalka hubeysan ee...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo kulan la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo kulan la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha

October 11, 2026
0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac), ayaa kulan muhiim la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka,...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In