Sunday, October 11, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Shir xorriyadda Saxaaafadda looga hadlaayay oo Finland lagu soo gabagabeeyey”SAWIRRO”.

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
10 years ago
in Wararka
0
Shir xorriyadda Saxaaafadda looga hadlaayay oo Finland lagu soo gabagabeeyey”SAWIRRO”.
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Shirka maalinta Xorriyadda Saxaafadda adduunka, ayaa lagu soo gabagabeyeey magaalada, Helsinki ee waddanka Filand, iyadoo ay ka qeyb-galeen masuuliyiin ka socotay wasaaradda Warfaafinta Soomaaliya.

Shirkaan oo socday muddo saddex maalmood ah ayaa lagu qabtay magaalada Helsinki ee caasimadda dalka Finland, waxaana  Soomaaliya uga qeyb-galay agaasimaha Telefishinka qaranka, Naasir Xuseen iyo agaasimaha Wakaaladda SONNA, C/raxmaan Yuusuf Al-Cadaala.

Related posts

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo kulan la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo kulan la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha

October 11, 2026
Ciidanka Xoogga Dalka oo hawlgallo ka wada qaybo ka mid ah gobolka Hiiraan

Ciidanka Xoogga Dalka oo hawlgallo ka wada qaybo ka mid ah gobolka Hiiraan

October 11, 2026

Shirka ayaa inta uu socdey waxaa looga hadlay, sida ay muhiim u tahay in ay adduunka ka shaqeeyaan Saxaafad xor oo dalalkooda ay ixtiraamaan nidaamka Dimoqoraadiga ah iyo in saxaafadda hesho mudnaan ay ku gudbiyaan dhacdooyinka taagan,  sida hab dhaqanka dadka soo galootiga dalalka Yurub, taas oo dhalisay dood dheer.

Agaasimeyaasha Telefishinka qaranka iyo wakaaladda SONNA, ayaa dhankooda ku sugnaa doodahahaasi, waxa ay sidoo kale soo dhoweeyeen iskaashiga saxaafadda caalamka oo maanta u shaqeeya hab casri, Soomaaliyana ay ka mid tahay wadamada saxaafadeedu aad u shaqeyso hadana dhibaatooyin badan ay ku dhacaa.

Shirka waxaa yimid madaxda ugu sarreysa dowladda Finlad, kuwaas oo dhageysanayay talooyinka iyo fakradaha qaybihii shirkaasi ka soo qaybgalay.

1k 2k 3k 4k 5k  7k 8k

Previous Post

Isu soo bax lagu taageerayay burburinta Jigooyooyinka oo maanta Galkacyo ka dhacay”SAWIRRO”

Next Post

Shirka Barlamaannada Afrika oo Koofur Afrika ka furmay”SAWIRRO”

Next Post
Shirka Barlamaannada Afrika oo Koofur Afrika ka furmay”SAWIRRO”

Shirka Barlamaannada Afrika oo Koofur Afrika ka furmay"SAWIRRO"

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo kulan la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo kulan la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha

October 11, 2026
0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac), ayaa kulan muhiim la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka,...

Ciidanka Xoogga Dalka oo hawlgallo ka wada qaybo ka mid ah gobolka Hiiraan

Ciidanka Xoogga Dalka oo hawlgallo ka wada qaybo ka mid ah gobolka Hiiraan

October 11, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa howlgallo ballaaran oo ka dhan ahKhawaarijta,ka wada deegaano hoostaga degmada Maxaas ee gobolka Hiiraan....

Wasiirka Warfaafinta oo la kulmay Lataliyaha Barnaamijka La-dagaallanka Argagixisada ee Bariga Africa

Wasiirka Warfaafinta oo la kulmay Lataliyaha Barnaamijka La-dagaallanka Argagixisada ee Bariga Africa

October 11, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Mr. Robert...

Wasiirka Caddaaladda XFS oo la kulmay dhiggiisa dalka Turkiga

Wasiirka Caddaaladda XFS oo la kulmay dhiggiisa dalka Turkiga

October 10, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Wasaaradda Caddaaladda iyo Arrimaha Dastuurka Xukuumadda JFS Mudane Xasan Macallin Maxamuud oo Magaalada Istanbuul ee dalka Turkiga u...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In