Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Shirka Wada-tashiga Qorshaha Istiraatiijiyada Qaran ee xakameynta Daacuunka oo ka furmay Muqdisho “Sawirro”

Liibaan Lugcad by Liibaan Lugcad
7 years ago
in Wararka
0
Shirka Wada-tashiga Qorshaha Istiraatiijiyada Qaran ee xakameynta Daacuunka oo ka furmay Muqdisho “Sawirro”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Shirka Wada-tashiga Qorshaha Istiraatiijiyada Qaranka ee Xakameynta Daacuun caloolaha dalka oo soo maray dhowr marxaladood ayaa maanta ka furmay magaalada Muqdisho iyadoo ay ka qayb galayaan dhowr wasaaradood sida caafimaadka oo hormuud u ah wasaaradda beeraha  wasaaradda Gargaarka  dowladda hoose ee xamar iyo hay’ado kale.

Waxaa uu socon doonaa labo maalin waxaana horay looga soo qabtay dhammaan dowlad goboleedyada dalka waxaana qayb ka qaadanaya qorshahaan hay,adda caafimaadka aduunka ee WHO iyo Jaaqmacadda Banaadir ka qayb galayaasha ayaana ka doodi doona sida ugu wanaagsan ee qorshahaa loo diyaarin karo.

Related posts

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026

Agaasimaha guud ee Wasaaradda Caafimaadka dalka Dr C/llaahi Xaashi Cali oo ka hadlay ayaa sheegay in muhiimad wen oo shirkani u leeyahay istiraatiijiyada Qaranka ee ka hortaga daacuun caloolaha.

Wasiir ku xigeenka Caafimaadka dalka Xildhibaan Maxamed Siciid C/llaahi oo si rasmi ah u furay shirkaan labada maalin soconaya ayaa la dardaarmay ka qayb galayaasha.

“Shirkani waxaa uu muhiimad weyn uleeyahay Qorshaha caafimaadka si gaar ah ka hortaga daacuun caloolaha wasaaradda ayaa hormuud ka ah waxaan horay wada-tashiyo ula soo sameynay dowlad goboleedyada hadda waxaan ku qabaneynaa gobolka Banaadir ka dibna waxaan soo saari doonaa qorshe dhameystiran” ayuu yiri Wasiir ku xigeenka Caafimaadka dalku.

Previous Post

Bulshada Deegaanka Galinsoor oo codsaday in laga caawiyo adeegyada Bulshada “Sawirro”

Next Post

Duqa Muqdisho oo la kulmay Wakiilka Qaramada Midoobay ee Soomaaliya James Swan+Sawirro

Next Post
Duqa Muqdisho oo la kulmay Wakiilka Qaramada Midoobay ee Soomaaliya James Swan+Sawirro

Duqa Muqdisho oo la kulmay Wakiilka Qaramada Midoobay ee Soomaaliya James Swan+Sawirro

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Tababar socon doona muddo 21 maalmood ah ayaa magaalada Jinhua ee gobolka Zhejiang, Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha, uga furmay 27...

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kormeer shaqo ku tagay markabka Çağrı Bey, oo ku sugan...

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

October 15, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa caawa booqday bandhigga ganacsiga ee Som...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In