Tuesday, September 8, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Shirka Agaasimeyaasha guud ee dowladda oo Muqdisho lagu qabtay+Sawirro

Liibaan Lugcad by Liibaan Lugcad
6 years ago
in Wararka
0
Shirka Agaasimeyaasha guud ee dowladda oo Muqdisho lagu qabtay+Sawirro
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasaaradda  qorsheynta, maal-gashiga iyo horumarinta dhaqaalaha Xukuumadda federaalka Soomaaliya  ayaa maanta magaalada Muqdisho ku qabtay kulanka Agaasimayaasha guud ee wasaaradaha dowlada iyo hay’adaha Dowlada iyada oo ujeedkuna yahay   Soo Bandhigida  dib u eegista waxyaabihii u qabsoomay hay’adaha DFS 2020 e iyo qorshe howleedka 2021 10-Janaayo-2021.

Ujeedda Shirkani wuxuu xambaarsanaa ayaa waxay aheyd  Soo bandhigidda waxqabadka hay’adaha dowladda federaalka sannadka 2020 iyo soo gudbinta qorshe howleedka hay’daha dowlad ee 2021, iyo Dar-dar gelinta hirgalinta  Qorshaha Horumarinta Qaranka (QHQ9-Aad), iyo Joogteynta shirarka Agaasimeyaasha Guud iyo xog-hayaasha joogtada ah iyo amba-qaadista shaqooyinka Qaranka si loo xaqiijiyo gaarsiinta adeegyada dadweynaha.

Related posts

Madaxweyne Xasan Sheekh oo kulan la qaatay Wakiillada Beesha Caalamka ee Soomaaliya “SAWIRRO”

Madaxweynaha JFS oo Tacsi Tiiraanyo leh u diray Madaxweynaha dalka Tanzania

September 7, 2026
Soomaaliya oo ka Qaybgashay Kulanka Wasiirrada Arrimaha Dibadda ee Jaamacadda Carabta

Soomaaliya oo ka Qaybgashay Kulanka Wasiirrada Arrimaha Dibadda ee Jaamacadda Carabta

September 7, 2026

Agaasimaha  guud ee Wasaaradda Qorsheynta Maal-gashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha  Mudane Cabdiqaadir Maxamed Aadan  oo daahfuray kulanka ayaa ka sheekayay ujeedada  uu xambaarsan yahay kulank, sidii loo xoojin lahaa wada shaqeynta hay’adaha dowladda, Ambaqaadka hirgelinta Qorshaha Horumairnta Qarana, isla markaana la xaqiijiyo hadafyada hirgalinta Qorshaha sanadlaha ah ee qoran.

Kullanka ayaa lagu gorfeeyay maxaa sanadka  qabsoomay, maxaa qabsoomin, kuwee socda  iyo kuwa la gaari waayay ayaa la soo bandhigay, marka loo fiirayo caqabdaha jiray ee sanadka 2020 dowlada Soomaaliya waxa ay gaartay halbeeg sare baqalkiiba 73% tasoo qeexayso shaqooyinka muhiimka ah ee la qabtay.

Sidoo kale waxaa layska gartay hanaanka oo muhiim u ah Qaranka kuwaas oo kala ah dhisidda kormeerka iyo Qiimeynta oo lagu cabbiro dhamaan waxqabadka  hay’adaha dowladda iyo kuwa aan dowliga ahayn, dib- u eegista waxqabadka hay’adaha dowladda oo lagu saleeyay Qorshaha horumairnta qaranka Soomaaliyeed,  tasoo lagu sameeyn doona saddex bilood, Lix bilood iyo  mid sananadla ah si loo horumariyo Adeegyada guud ee umadda loo qabanayo.

Tags: Shirka Agaasimeyaasha guud ee dowladda oo Muqdisho lagu qabtay+Sawirro
Previous Post

Ra’iisul wasaare Rooble oo la kulmay guddi ka socda jaamacadaha gaarka loo leeyahay +Sawirro

Next Post

Wasiiru dowlaha Arrimaha Dibadda oo kala hadlay Ergeyga Qaramada Midoobey u diyaargarowga doorashooyinka Soomaaliya.

Next Post
Wasiiru dowlaha Arrimaha Dibadda oo kala hadlay Ergeyga Qaramada Midoobey u diyaargarowga doorashooyinka Soomaaliya.

Wasiiru dowlaha Arrimaha Dibadda oo kala hadlay Ergeyga Qaramada Midoobey u diyaargarowga doorashooyinka Soomaaliya.

Madaxweyne Xasan Sheekh oo kulan la qaatay Wakiillada Beesha Caalamka ee Soomaaliya “SAWIRRO”

Madaxweynaha JFS oo Tacsi Tiiraanyo leh u diray Madaxweynaha dalka Tanzania

September 7, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud waxa uu Tacsi tiiraanyo leh u dirayaa Madaxweynaha Jamhuuriyadda Midowday ee Tanzania...

Soomaaliya oo ka Qaybgashay Kulanka Wasiirrada Arrimaha Dibadda ee Jaamacadda Carabta

Soomaaliya oo ka Qaybgashay Kulanka Wasiirrada Arrimaha Dibadda ee Jaamacadda Carabta

September 7, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdisalaam Cali, ayaa Dowladda Soomaaliyeed ku metelay Kalfadhiga...

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir oo xafiiskiisa ku qaabilay Abwaan Mustafa Sheekh Cilmi

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir oo xafiiskiisa ku qaabilay Abwaan Mustafa Sheekh Cilmi

September 7, 2026
0

Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho, Dr. Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab), ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Abwaan Mustafa...

Wasiirka Warfaafinta: Dowladda waxay xoojinaysaa dib-u-habaynta Warbaahinta Dowladda iyo ka hortagga dacaayadaha argagixisada

Wasiirka Warfaafinta: Dowladda waxay xoojinaysaa dib-u-habaynta Warbaahinta Dowladda iyo ka hortagga dacaayadaha argagixisada

September 7, 2026
0

Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska XFS, Mudane Cabdulfataax Qaasim Maxamuud, ayaa sheegay in Dowladda Federaalka Soomaaliya tan iyo sanadkii 2022...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In