Sunday, March 8, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Shirka Amniga Puntland Ee Gaalkacyo Oo Laga Soo Saaray Awaamiir La Xiriirta Nabadgelyada

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
4 years ago
in Wararka
0
Shirka Amniga Puntland Ee Gaalkacyo Oo Laga Soo Saaray Awaamiir La Xiriirta Nabadgelyada
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Guddoomiyaha Gobolka Mudug Mudane Faysal Sheikh Cali ahna Gudoomiyaha Gudiga Amniga heer Gobol ayaa shir-guddoomiyey kulanka Amniga Gobolka Mudug ee Puntland.

Shirka ayaa maanta waxaa qayb ka ahaa Guddoomiye ku-xigeenka Gobolka Mudug, Duqa Degmada Gaalkacyo, Saraakiisha Saldhigyada iyo Laamaha Amniga iyo Guddoomiyayaasha Xaafadaha magaalada Gaalkacyo.

Related posts

Tartamayaasha C/casiis oo caawa u gudbay wareegga Saddexaad ee tartanka ”SAWIRRO”

Tartamayaasha C/casiis oo caawa u gudbay wareegga Saddexaad ee tartanka ”SAWIRRO”

March 7, 2026
Madaxweynaha JFS oo ka qeybgalay Shirka Madaxda Urur Goboleedka Iskaashiga Dhaqaalaha Bariga Afrika

Madaxweynaha JFS oo ka qeybgalay Shirka Madaxda Urur Goboleedka Iskaashiga Dhaqaalaha Bariga Afrika

March 7, 2026

Shirkan oo mudo socday ayaa laga soo saaray qodobo wax-tar uleh Amniga iyo la dagaallanka Argagixisada.

Taliska qaybta gobolka Mudug ayaa maanta Maamulka Dowlada hoose ee degmada Gaalkacayo kala wareegay agab ka kooban Mashiin sheegaya qofka cabsan iyo katiinada lagu xiro dambiilaha.

Ugu horeyna Guddomiyaha degmada Gaalkacyo Maxamud Cabdinuur Aadan oo halkaasi ka hadlay ayaa sheegay inay xoojin doonaan sugidda Nabadgelyada Degmada iyo tan Gobolka.

Guddoomiyaha Gobolka Mudug ee Puntland Mudane Faysal Sheekh Cali ahna Guddoomiyaha Gudiga Amniga heer Gobol ayaa isna sheegay in la xoojin doono amniga guud ee gobalka iyo howlgallada la dagaallanka argagixisada Al-Shabaab.

Previous Post

Guddoomiyaha golaha shacabka oo la taliyaha arrimaha maamul wanaaga iyo tayeynta Baarlamaanka magacaabay.

Next Post

Deegaanka Jeexdin Oo Laga Hirgeliyay Ceel

Next Post
Deegaanka Jeexdin Oo Laga Hirgeliyay Ceel

Deegaanka Jeexdin Oo Laga Hirgeliyay Ceel

Tartamayaasha C/casiis oo caawa u gudbay wareegga Saddexaad ee tartanka ”SAWIRRO”

Tartamayaasha C/casiis oo caawa u gudbay wareegga Saddexaad ee tartanka ”SAWIRRO”

March 7, 2026
0

Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii Lix iyo tobnaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah...

Madaxweynaha JFS oo ka qeybgalay Shirka Madaxda Urur Goboleedka Iskaashiga Dhaqaalaha Bariga Afrika

Madaxweynaha JFS oo ka qeybgalay Shirka Madaxda Urur Goboleedka Iskaashiga Dhaqaalaha Bariga Afrika

March 7, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kaga qayb galay, magaalada Arusha ee dalka Tanzania, Meertada 25-aad ee...

Wasiirka Wasaaradda Qoyska XFS oo daah-furtay Bandhigga Ganacsiga Haweenka

Wasiirka Wasaaradda Qoyska XFS oo daah-furtay Bandhigga Ganacsiga Haweenka

March 7, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Qoyska iyo Hormarinta Xuquuqul Insaanka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Amb Khadiija Maxamed Al-Makhzoumi ayaa galabta magaalada Muqdisho si ramsi...

Taliyaha Ciidanka XDS iyo mas’uuliyiin kale oo dhiirigelin ugu tegay Ciidanka Gorgor

Taliyaha Ciidanka XDS iyo mas’uuliyiin kale oo dhiirigelin ugu tegay Ciidanka Gorgor

March 7, 2026
0

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed Sareeye Guuto Ibraahin Maxamed Maxamuud oo ay wehliyaan Guddoomiyaha gobolka Banaadir Xasan Maxamed Xuseen Muungaab...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In