Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Shirka Baarlamaanka Afrika oo ka furmay Johannesberg

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
12 years ago
in Wararka
0
Shirka Baarlamaanka Afrika oo ka furmay Johannesberg
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Shirka Baalrmaanka Afrika ayaa ka furmay magaalada Johannesburg ee dalka Koofur Afrika halkaas oo ay ka qeyb galeen xubno ka socda baarlamaannada qaaradda Afrika.

Xildhibaano ka tirsan baarlamaanka Soomaaliya ayaa ka qeyb galay shirkaan oo looga doodayo arrimo ay ka mid tahay miisaaniyadda Midowga Afrika ee sanadka soo socda oo uu golaha hor keenay ku xigeenka xog-hayaha guud ee ururka Midowga Afrika.

Related posts

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026

Xildhibaan Cabdicasiis Cabdullaahi Maxamed ayaa SNTV u sheegay in xildhibaanadu ay dhaliilsan yihiin waxyaabihii uu ururku ka qabtay arrimaha ammaanka, waxbarashada iyo caafimaadka, ayadoo su’aalo badan ay xildhibaanadu ka qabaan shaqooyinka ururku uu qabtay iyo sida loo maamulay.

Saredo Cabdalla Maxamed, oo ka yirsan baarlamanka Soomaaliya ayaa sheegtay in dalka Soomaaliya uu Midowga Afrika ka doonayo in la soo afjaro kooxaha argagixisada ah ee dhibaatada ku haya dadka Soomaaliyeed.

 “Waxa nogu daran ammaanka, (Dalkeena) howl-galka Midowga Afrika waa joogaa, laakin waxaan rabaa in la soo afjaro shaqadaan (la dgaallanka Al-Shabaab) dheeraatay , ciidankeena la xoojiyo oo loo dhiso saldhigyadoodii” ayay tiri xildhibaan Sareedo.

Golaha baarlamaanka Afrika ayaa sidoo kale kulankooda uga hadlaya doorashada madaxweynaha golaha oo bisha May dhici doonta.

Previous Post

Dhageyso Warka Habeennimo Ee Radio Muqdisho

Next Post

Ciidanka XDS oo howl-gallo ka sameeyay waddooyinka Baay iyo Bakool

Next Post

Ciidanka XDS oo howl-gallo ka sameeyay waddooyinka Baay iyo Bakool

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne) ayaa loo doortay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug, kaddib markii uu helay 79 cod. Sidoo...

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In