Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Shirka baarlamanka F.S. iyo baarlamaannada dowlad goboleedyada oo ka furmay Baydhabo

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
9 years ago
in Wararka
0
Guddoomiyaha golaha shacabka oo Baydhabo ka furay Shirka wada tashiga Baarlamaanka dhexe iyo dowlad goboleedyada.{SAWIRRO}
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Magaaladda Baydhabo ee xarunta gobolka Baay waxaa maanta ka furmay shirka Golayaasha Sharci dejinta ee dowladda Dhexe iyo Dowlad Goboleedyada.

Gudoomiye ku xigeenka labaad ee golaha shacabka Mudane Maxamed C/lla Cawad oo furitaanka shirka ka hadlay ayaa sheegay in shacabka Soomaaliyeed ay fahmeen muhiimadda federaalka uu leeyahay mihiimna ay tahay in horumarka dalka laga wada shaqeeyo.

Related posts

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026

Gudoomiyaha golaha shacabka ee J. F. S. Mudane Maxamed Sheekh Cusmaan “Jawaari” oo si rasmi ah shirka u furay ayaa sheegay in shirarka noocaan ah lagu horumarin karo wada shaqeynta iyo iskaashiga Dowladda dhexe iyo dowlad goboleedyada sidoo kale loo baahanyahay in dowlad goboleedyada laga qeyb geliyo sameynta shuruucda dalka.

Gudoomiyayaasha Golayaasha sharci dejinta dowlad goboleedayada ee shirka ka qeyb galaya ayaa dhankooda ka hadlay muhiimadda shirkan uu maamul goboleedyada u leeyahay.

Shirkan ayaa socon doona muddo sedax maalin ah iyadoo geba gabadiisana la filayo in qodobo laga soo saaro.

Xubnaha shirka ka qeyb galay oo uu hogaaminayo Gudoomiyaha golaha shacabka JFS ayaa sidoo kale maanta kormeer ku tagay qaar ka mid ah xarumaha ay ku shaqeeyaan wasaaradaha Dowlad goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya.

Previous Post

maamulka Koofur galbeed oo wada qorshe al shabaab looga saarayo degaanada uu gacanta ku hayo.

Next Post

Kulan looga hadlayo Doorashada Soomaaliya 2020-ka oo ka furmay Kismaayo

Next Post
Kulan looga hadlayo Doorashada Soomaaliya 2020-ka oo ka furmay Kismaayo

Kulan looga hadlayo Doorashada Soomaaliya 2020-ka oo ka furmay Kismaayo

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne) ayaa loo doortay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug, kaddib markii uu helay 79 cod. Sidoo...

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In