Saturday, October 3, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Shirka caalamiga ah ee Badqabka Suxufiyiinta oo ka furmay Muqdisho+Sawirro

admin by admin
8 years ago
in Wararka
0
Shirka caalamiga ah ee Badqabka Suxufiyiinta oo ka furmay Muqdisho+Sawirro
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Ra’isalwasaare ku xigeenka dalka Mudane Mahdi Maxamed Guuleed ayaa furay shirkan oo soconaya laba maalmood.

waxaa ka qeyb galaya masuuliyiin ka socota dowladda federaalka, dowlad goboleedyada, gobolka Banaadir. saxaafadda madaxa banaan iyo hey’adaha daneeya saxaafadda, waxaana soo qaban qaabisay wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Soomaaliya

Related posts

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo kulan la qaatay dhiggiisa dalka Kenya

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo kulan la qaatay dhiggiisa dalka Kenya

October 3, 2026
Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qeybgalaya Madasha Al-Calamayn Forum

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qeybgalaya Madasha Al-Calamayn Forum

October 2, 2026

Agaasimaha guud ee wasaaradda Warfaafinta Mudane Cabdiraxmaan Yuusuf Cumar Cadaala ayaa sheegay in shirkan oo ah kii ugu horeeyay oo nuuciisa ah oo lagu qabto geeska Afrika u jeedkiisu yahay xaqiijinta badqabka Suxufiyiinta.

Guddoomiyaha goooblka Banaadir mudane Cabdiraxmaan Cumar Cismaan (Eng Yariisoow) oo ka hadlay furtaanka shirka ayaa tilmaamay in badqadka suxufiga uu muhiim u yahay hormarka waddanka

ku simaha Wasiirka Warfaafinta ahna wasiir ku xigeenka Wasaaradda Warfaafinta mudane Cabdiraxmaan Iidaan Yoonis ayaa sheegay in wasaaradda Warfaafinta ay ka go’an tahay sidii looga shaqey laha adifaaca Suxufiyiinta Soomaaliyeed.

Previous Post

DAAWO Sawirro” Aqoon isweydaarsi looga hadlayay ahmiyadda Dhirta oo maanta lagu qabtay Gaalkacyo

Next Post

Tababar ku saabsanaa ka faa’iideysiga ileyska cadceeda ku shaqeeya oo Muqdisho lagusoo gaba gabeeyay “SAWIRRO”

Next Post
Tababar ku saabsanaa ka faa’iideysiga ileyska cadceeda ku shaqeeya oo Muqdisho lagusoo gaba gabeeyay “SAWIRRO”

Tababar ku saabsanaa ka faa'iideysiga ileyska cadceeda ku shaqeeya oo Muqdisho lagusoo gaba gabeeyay "SAWIRRO"

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo kulan la qaatay dhiggiisa dalka Kenya

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo kulan la qaatay dhiggiisa dalka Kenya

October 3, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) ayaa Magaalada Arusha ee Dalka Tanzania kulan...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qeybgalaya Madasha Al-Calamayn Forum

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qeybgalaya Madasha Al-Calamayn Forum

October 2, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi ballaaran ayaa gaaray magaalada Al-Calamayn ee Jamhuuriyadda Carabta ee Masar....

Wasaaradda Gaadiidka Badda Galmudug oo Hawlgal Kormeer iyo Ilaalin Badeed ka Samaysay Biyaha Galmudug

Wasaaradda Gaadiidka Badda Galmudug oo Hawlgal Kormeer iyo Ilaalin Badeed ka Samaysay Biyaha Galmudug

October 2, 2026
0

Wasaaradda Dekedaha iyo Gaadiidka Badda Dowladda Galmudug, oo kaashanaysa Ciidanka Difaaca Badda iyo Ilaalada Xeebaha Soomaaliya, ayaa hawlgal kormeer iyo...

Danjiraha dalka Austria oo Booqasho ku timid xarunta Safaaradda Soomaaliya

Danjiraha dalka Austria oo Booqasho ku timid xarunta Safaaradda Soomaaliya

October 1, 2026
0

Danjiraha Jamhuuriyadda Austria u qaabilsan Kenya una magacaaban dalka Soomaaliya, Marwa Dr. Simone Knapp, ayaa booqasho ku timid Xarunta Safaaradda...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In