Wednesday, September 30, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Shirka dhismaha Ciidanka Heeganka ah ee Bariga Afrika oo ka furmay Jabuuti

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Wararka
0
Shirka dhismaha Ciidanka Heeganka ah ee Bariga Afrika oo ka furmay Jabuuti

GRAND BARA, Djibouti (Dec. 4, 2009) – The Djibouti national army stand at attention as the multinational, Eastern Africa Standby Force Field Training Exercise concludes with a closing ceremony near Grand Bara, Djibouti Dec. 4, 2009. The Djibouti soldiers participated in the United Nations-supported exercise for the countries representing the Eastern Africa region. Ten nations participated in the exercise. (U.S. Air Force photo by Master Sgt. Carlotta Holley/released)

0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Shir looga hadlayay sidii loo dhisi lahaa ciidammo heegan ah oo uu yeesho gobolka Bariga Afrika ayaa ka furmay magaalada Jabuuti ee caasimadda waddanka Jabuuti.

Kulankaan oo sanadkiiba la qabto laba jeer, waxaa ka qeyb gala 10 waddan oo ku yaalla Bariga Afrika ayadoo hadafku yahay in la dhiso ciidan uu gobolku leeyahay oo ka howl gali kara dalalka Briga Afrika haddii loo baahdo.

Related posts

Guddoomiyaha SoDMA oo qaabilay Madaxa Hay’adda Caafimaadka Adduunka ee Soomaaliya

Guddoomiyaha SoDMA oo qaabilay Madaxa Hay’adda Caafimaadka Adduunka ee Soomaaliya

September 29, 2026
Ololaha Taageerada Musharraxiinta Ururka Talo Qaran oo lagu soo gabagabeeyay Jowhar

Ololaha Taageerada Musharraxiinta Ururka Talo Qaran oo lagu soo gabagabeeyay Jowhar

September 29, 2026

Korneyl Cali Aadan Xumud oo dowladda Jabuuti u metelayay shirkan ayaa sheegay in howshan la soo billaabay 10 sano ka hor ayadoo iminka wali lagu jiro heerkii diyaarinta. Ciidanka ayaa ka ammar qaadan doona Midowga Afrika iyo Golaha ammaanka.

Generaal Axmed Sh Maxamuud oo dowladda Soomaaliya ka socda ayaa sheegay in qorshaha lagu dhisayo ciidanka heeganka ah ee Bariga Afrika uu soo socday muddo dheer.

“Ciidankani hadda ma howl-galaan laakin waxaa loo diyaarinayaa sidii ay u howl gali lahaayeen, Shirku wuxuu leeyahay saddex heer, midkani waxaa xigi doona shirka taliyeyaasha ciidammada, waxaa kaddib sii xigi doona midka wasiirrada gaashaandhigga” ayuu yiri Generaal Axmed.

Dowladaha Somalia, Burundi, Jabuuti, Rwanda, Kenya, Sudan, Ethiopia iyo dalal kale. Qorshahan waxaa taageeraya Midowga Afrika, Midowga Yurub iyo dowlado kale.

Previous Post

Wasiirka difaaca oo booqday degmada Garbahaarreey ee gobolka Gedo-SAWIRRO

Next Post

Daawo Sawirrada: Qeyb kale oo ka mid ah burburka diyaraddi xalay ku dhacday Afgooye

Next Post
Daawo Sawirrada: Qeyb kale oo ka mid ah burburka diyaraddi xalay ku dhacday Afgooye

Daawo Sawirrada: Qeyb kale oo ka mid ah burburka diyaraddi xalay ku dhacday Afgooye

Guddoomiyaha SoDMA oo qaabilay Madaxa Hay’adda Caafimaadka Adduunka ee Soomaaliya

Guddoomiyaha SoDMA oo qaabilay Madaxa Hay’adda Caafimaadka Adduunka ee Soomaaliya

September 29, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Madaxa Hay’adda Caafimaadka Adduunka (WHO)...

Ololaha Taageerada Musharraxiinta Ururka Talo Qaran oo lagu soo gabagabeeyay Jowhar

Ololaha Taageerada Musharraxiinta Ururka Talo Qaran oo lagu soo gabagabeeyay Jowhar

September 29, 2026
0

Urur Siyaasadeedka Talo-Qaran oo ka mid ah Ururada ka jira dalkeena oo maalmahan ololaha doorashooyinka ka waday qaar ka mid...

Guddoomiyaha SoDMA oo daah-furay shirka u diyaar-garowga Soomaaliya ee El Niño 2026

Guddoomiyaha SoDMA oo daah-furay shirka u diyaar-garowga Soomaaliya ee El Niño 2026

September 29, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa Magaalada Muqdisho ka furay shir lagu tijaabinayo diyaar-garowga...

𝐑𝐚𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐗𝐚𝐦𝐬𝐚 𝐨𝐨 𝐝𝐚𝐚𝐡𝐟𝐮𝐫𝐞𝐲 𝐁𝐚𝐧𝐝𝐡𝐢𝐠𝐠𝐚 𝐃𝐚𝐥𝐱𝐢𝐢𝐬𝐤𝐚 𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚

𝐑𝐚𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐗𝐚𝐦𝐬𝐚 𝐨𝐨 𝐝𝐚𝐚𝐡𝐟𝐮𝐫𝐞𝐲 𝐁𝐚𝐧𝐝𝐡𝐢𝐠𝐠𝐚 𝐃𝐚𝐥𝐱𝐢𝐢𝐬𝐤𝐚 𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚

September 29, 2026
0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa maanta duleedka magaalada Muqdisho ka furey Bandhigga Dalxiiska Soomaaliya oo...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In