Sunday, October 11, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Shirka garsoorka Afrika oo ka furmay Suudaan-Sawirro

caqiil by caqiil
10 years ago
in Wararka
0
Shirka garsoorka Afrika oo ka furmay Suudaan-Sawirro
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Magaaladda khartuum ee xarunta dalka Suudaan waxaa ka furmay shir looga hadlayo arimaha garsoorka, waxaana dowladda Soomaaliya shirkaasi uga qeyb galay wafdi uu hogaaminayo gudoomiyaha maxkamadda sare ee dalka.

Shirkan oo uu  furay madaxweenaha dalka Suudaan Cumar Xasan Axmed Albashiir ayaa ahaa shirkii  koowaad ee gudoomiyaasha maxkamadda sare gudoomiyaasha garsoorka ee wadamadda Africa iyadoo ay ka soo qeeb galeen wadamada Africa badankooda waxaana  dowladda Soomaaliya u matalayay gudoomiyaha maxkamadda sare ee dalka  Ibraahim Iidle Sulaymaan iyo Saalax Sheekh Ibraahim Dhiblaawe gudoomiyaha maxkamadda Racfaanka gobolka Banaadir.

Related posts

Ciidanka Xoogga Dalka oo hawlgallo ka wada qaybo ka mid ah gobolka Hiiraan

Ciidanka Xoogga Dalka oo hawlgallo ka wada qaybo ka mid ah gobolka Hiiraan

October 11, 2026
Wasiirka Warfaafinta oo la kulmay Lataliyaha Barnaamijka La-dagaallanka Argagixisada ee Bariga Africa

Wasiirka Warfaafinta oo la kulmay Lataliyaha Barnaamijka La-dagaallanka Argagixisada ee Bariga Africa

October 11, 2026

Arimaha ugu muhiimsan ee shirka diirada lagu saaray ayaa waxaa kamid ahaa sida laga yeelayo muranka soo kala dhexgala bulshada qeybaheeda kala duwan kuwaas qaarkood ka baxsan garsoorka iyo maxkamadaha.

Dhanka kale, gudoomiyaha maxkamadda sare ee dalka Ibraahim Iidle Sulaymaan ayaa booqday bandhigga waxqabadka  garsoorka  Suudaan , isagoo tibaaxay  in uu indhihiisa ku soo arkay waxyaabo layaab leh taa oo ah  diiwaanka dhulka ee Suudan 1928 ilaa iyo iminka in lahayo.

Shirkan ayaa lagu wadaa in uu socdo mudo sadex maalmood ah islamarkaana uu ku egyahay maalinimada Talaadada ah ee inagu soo food leh.

Previous Post

Baaliyaasha ileyska qoraxda oo laga hirgeliyay Wadajir-Sawirro

Next Post

Golaha Shacabka ayaa cod aqlabiyad ah ku ansixiyey Misaaniyadda sadex bilood ah

Next Post
Golaha Shacabka ayaa cod aqlabiyad ah ku ansixiyey Misaaniyadda sadex bilood ah

Golaha Shacabka ayaa cod aqlabiyad ah ku ansixiyey Misaaniyadda sadex bilood ah

Ciidanka Xoogga Dalka oo hawlgallo ka wada qaybo ka mid ah gobolka Hiiraan

Ciidanka Xoogga Dalka oo hawlgallo ka wada qaybo ka mid ah gobolka Hiiraan

October 11, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa howlgallo ballaaran oo ka dhan ahKhawaarijta,ka wada deegaano hoostaga degmada Maxaas ee gobolka Hiiraan....

Wasiirka Warfaafinta oo la kulmay Lataliyaha Barnaamijka La-dagaallanka Argagixisada ee Bariga Africa

Wasiirka Warfaafinta oo la kulmay Lataliyaha Barnaamijka La-dagaallanka Argagixisada ee Bariga Africa

October 11, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Mr. Robert...

Wasiirka Caddaaladda XFS oo la kulmay dhiggiisa dalka Turkiga

Wasiirka Caddaaladda XFS oo la kulmay dhiggiisa dalka Turkiga

October 10, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Wasaaradda Caddaaladda iyo Arrimaha Dastuurka Xukuumadda JFS Mudane Xasan Macallin Maxamuud oo Magaalada Istanbuul ee dalka Turkiga u...

Dowladda Soomaaliya oo cambaaraysay weerarka lagu qaaday xarunta korontada ee Masjidka Nabiga (NNKH) ee Magaalada Madiina

DFS oo cambaaraysay weerar lagu qaaday garoomo ku yaalla dalka Sacuudiga

October 10, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxay si xooggan u cambaareyneysaa weerarrada ay kooxda Xuutiyiintu ku qaadeen Garoonka Diyaaradaha Caalamiga ah ee...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In