Monday, February 2, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Shirka Garsoorka dalka oo maanta ka furmay Muqdisho

caqiil by caqiil
5 years ago
in Wararka
0
Shirka Garsoorka dalka oo maanta ka furmay Muqdisho
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Madasha garsoorayaasha, (Judges Forum) ayaa maanta ka furmay magaalada Muqdisho, kaas oo ay soo qabanqaabisay Maxkamadda sare ee Dalka, waxaana looga hadli doonaa arrimaha caddaaladda iyo garsoorka dalka.

Guddoomiyaha Maxkamadda sare Baashe Yuusuf Axmed, oo shirka furay ayaa sheegay in kulankan uu noqon doono mid saddex bille ah oo lagu lafa-guri doono xeerarka dalka iyo caqabadaha lasoo gudboonaada horumarka garsoorka.

Related posts

Wasiirka Tamarta oo kormeer shaqo ku tagay xarumo koronto bilaash ah ay wasaaraddu ka hirgalisay Dhuusamareeb

Wasiirka Tamarta oo kormeer shaqo ku tagay xarumo koronto bilaash ah ay wasaaraddu ka hirgalisay Dhuusamareeb

February 2, 2026
NISA oo gacanta ku dhigtay xubno u hoggaansamay baadda Khawaarijta

Ciidanka Hay’adda Sirdoonka oo howlgal qorsheysan ku dilay horjoogeyaal Khawaarij ah

February 1, 2026

Sidoo kale waxaa qeyb ka ahaa shirka xeer illaaliyaha Guud ee Qaranka Suleymaan Maxamed Maxamuud, Guddoomiyaha Maxkamadda  gobolka Banaadir Cabdi Qadar Maxamed Xasan iyo Garsoorayaasha degmooyinka Gobalka Banaadir.

Ujeeddada Shirkan ayaa qeyb ka ah dadaallo dib loogu habeeynayo adeegga Garsoorka si ay u noqoto madal joogto ah oo leysku dhaafsado cilmiga iyo aqoonta Garsoorka ee dalka si loo ballaariyo adeegga cadaaladda ee loo fidiyo shacabka Soomaaliyeed.

Previous Post

Midowga Afrika oo War ka soo saaray Rabshadaha ka socda Koonfur Afrika

Next Post

Tirade dadkii ku geeriyooday dab ka kacay Isbitaalka ku yaalla Ciraaq oo sii kordhay.

Next Post
Tirade dadkii ku geeriyooday dab ka kacay Isbitaalka ku yaalla Ciraaq oo sii kordhay.

Tirade dadkii ku geeriyooday dab ka kacay Isbitaalka ku yaalla Ciraaq oo sii kordhay.

Wasiirka Tamarta oo kormeer shaqo ku tagay xarumo koronto bilaash ah ay wasaaraddu ka hirgalisay Dhuusamareeb

Wasiirka Tamarta oo kormeer shaqo ku tagay xarumo koronto bilaash ah ay wasaaraddu ka hirgalisay Dhuusamareeb

February 2, 2026
0

Wasiirka Tamarta iyo Khayraadka Biyaha XFS, Mudane Cabdullaahi Bidhaan Warsame, ayaa kormeer shaqo ku tagay xarumo caafimaad iyo waxbarasho oo...

NISA oo gacanta ku dhigtay xubno u hoggaansamay baadda Khawaarijta

Ciidanka Hay’adda Sirdoonka oo howlgal qorsheysan ku dilay horjoogeyaal Khawaarij ah

February 1, 2026
0

Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA), ayaa howlgal qorshaysan oo ay shalay ka fuliyeen deegaanka Maxaa Saciid ee Gobolka...

Shirweynaha Isku-duwidda Tamarta oo lagu soo gabagabeeyay Dhuusamareeb

Shirweynaha Isku-duwidda Tamarta oo lagu soo gabagabeeyay Dhuusamareeb

February 1, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Tamarta iyo Khayraadka Biyaha ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya (XFS), Mudane Cabdullaahi Bidhaan Warsame, oo ay weheliyaan Wasiiru-Dowlaha iyo...

Xukuumadda Soomaaliya oo waraaqadaha dal ku galka kala noqotay Danjirihii la ceyriyay

Dowladda oo War-saxaafadeed ka soo saartay hannaanka Amniga

February 1, 2026
0

Dowladda Soomaaliya waxay masuuliyadi ka saaran tahay amniga iyo badqabka muwaadiniinta, si taa loo fuliyo, xukuumadda Federaalka Soomaaliya waxay hore...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In