Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Shirka Golaha Wasiirada Ee Maanta Oo Looga Hadlay Dagaalkii Caabud-waaq Iyo Arrimo Kale

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Wararka
0
Golaha wasiirada oo ka shiray xoojinta amniga dalka iyo arrimo kale (Sawirro)
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Golaha Wasiirada ee Xukuumada Federaalka Soomaaliya ayaa maanta isugu yimid  kulankoodii  khamiis laha’ahaa  ayaa looga hadlay dagaalkii ka dhacay degmada Caabud-waaq ee gobolka Gal-Gaduud  ee u dhexeeya  maamul goboleedka Soomaaliyeed ee Galmudug  iyo ururka Sufa, iyo lacago been abuur ah oo dhawaan soo galay qeybo ka mid ah suuqyada dalka.

Kulanka golaha wasiirada oo uu shir guddoominayay wasiirka cadaalada ee xukuumada Soomaaliya Mudane  Cabdulaahi Axmed Jaamac Ilka Jiir  ayaa ugu horeyn, waxaa uu tacsi u diray dadkii ku geeriyooday  eheladooda halkaasi, kuwa dhaawaca ahna u rajeeyey caafimaad qab deg deg ah, iyagoona ka soo saaray go’aano  Dagaalkaasi oo ay wadaan Kooxda Sufa.

Related posts

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026

Xubnaha golaha wasiirada  ee xukuumadda Soomaaliya ayaa  go’aan ka soo saaray lacago been  abuur  ah oo qaar ka mid ah suuqyadda dalka  soo gashay, waxaana ay uga digeen cid kasta oo ku howlan lacagahaasi in ay ka waantoobaan, waxaana Golaha Wasiirada ay aad u gorfeeyaan Lacago Shilin soomaali Ah uu dalka yeesho iyagoo isla gartay qorsha ah in Wasaaradda Maaliyada iyo Bankiga dhexe uu howlan sidii dalka uu u yeelan lahaa lacaga Shilin Soomaali ah oo muhiimad gaar ah ugu fadhiya bulshada Soomaaliyeed.

Dowladii KMG ee uu hogaaminayey Allaha u naxariistee Cabdulaahi Yuusuf  Axmed  Madaxweynihii hore ee Soomaaliya ayaa horey  ula wareegay  makiinado ay ganacsato  ku doonayeen in ay dalka ugu faafiyaan  lagaco been abuur ah  oo ay soo saareen, talaabadaasi mid la mid ahna waxaa looga fadhiyaa dowladda  Federaalka Soomaaliya si looga bad-baadiyo dalkeena lacagaasi been abuurka ah  ee qaybo ka mid ah suuqyada dalka la soo galiyey  xiligani.

 

 

 

Previous Post

Madaxweynaha Xasan Oo Kulamo Lagu Dar Dar Galinayay Amniga Afgooye Kula Qaatay Bulshada Qeybaheeda Kale Duwan Iyo Saraakiisha Ciidamada “Sawirro”

Next Post

Dhageyso Warka Habeennimo Ee Radio Muqdisho

Next Post
Dhageyso warka habeen ee Radio Muqdisho

Dhageyso Warka Habeennimo Ee Radio Muqdisho

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Tababar socon doona muddo 21 maalmood ah ayaa magaalada Jinhua ee gobolka Zhejiang, Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha, uga furmay 27...

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kormeer shaqo ku tagay markabka Çağrı Bey, oo ku sugan...

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

October 15, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa caawa booqday bandhigga ganacsiga ee Som...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In