Tuesday, October 6, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Shirka Gollaha Wasiiradda oo looga hadlay Xaaladda fatahaada ee wabiyadda Jubba iyo Shabell iyo Ansixinta Hab-Maamuuska xeer lagu aas aasay Midowga Baarlamaanka Africa.

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
8 years ago
in Wararka
0
Shirka Gollaha Wasiiradda oo looga hadlay Xaaladda fatahaada ee wabiyadda Jubba iyo Shabell iyo Ansixinta Hab-Maamuuska xeer lagu aas aasay Midowga Baarlamaanka Africa.
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Raโ€™iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre ayaa galabta shir-guddoomiyay shirkii aan caadiga ahayn ee gollaha wasiiradda Soomaaliya, waxaana looga hadlay Xaaladda fatahaada wabiyadda Jubba iyo Shabelle, Anxisinta Hab-Maamuuska xeerka lagu aas aasay Midowga Baarlamaanka Africa, Amniga dalka iyo warbixin ku saabsan shirkii arrimah amaanka ee Belgium.

Gudoomiye Ku xigeenka Labaad ee Baarlamaanka Soomaaliya Mahdi Cabdalle Cawad ayaa gollaha u soo bandhigay xeer khuseeya Midowga Afrika, kaas oo ay ku midaysan yihiin dhammaan barlamaanka Qaaradda Africa, waxaana shir-guddoomiye u ah Soomaaliya. Dood iyo falanqayn dheer ka dib gollahu waxay isla gartayn in si deg-deg ah loo ansixiyo xeerkan, si dawladda soomaaliya ay xubin uga sii ahaato midwaga baarlamaanka Afrika.

Related posts

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐—๐š๐ฆ๐ฌ๐š: ๐Œ๐š๐š๐ง๐ญ๐š ๐’๐จ๐จ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐š ๐ฐ๐š๐ฑ๐š ๐š๐ฒ ๐๐ข๐ฒ๐š๐š๐ซ ๐ฎ ๐ญ๐š๐ก๐š๐ฒ ๐ข๐ง ๐š๐ฒ ๐Ÿ๐ฎ๐ซ๐ญ๐จ ๐š๐ฅ๐›๐š๐š๐›๐š๐๐š ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ ๐š๐ฌ๐ก๐ข ๐ž๐ž ๐๐ฎ๐ง๐ข๐๐ฎ ๐ฎ ๐›๐š๐š๐ก๐š๐ง๐ญ๐š๐ก๐š๐ฒ

October 6, 2026
Dhallinyarada Soomaaliyeed ee dalka Canada oo xusay maalinta Dhallinyarada Soomaaliyeed ee dalkaasi

Wasiir ku xigeenka Amniga Soomaaliya Cabdinaasir Siciid Muuse ayaa ka warbixiyay amaanka dalka gaar ahaan xaalada Muqdisho iyo habka ay ciidamadu u wadaan howlagalada laga fuliya gobolada dalka iyo caasimada Soomaaliya, kuwaas oo la gula dagaaalamo kooxda Alshabaab. Waxuuna cadeeyay wasiirku in wasaaradda ay mar-walba ka shaqeyso dar-dargalinta xasilinta amaanka dalka oo dhan.

Sidoo kale golloha ayaa wabixin faah-faahsan ka dhagaystay Gudiga gar-gaarka qaran ee fatahaada wabiyadda Jubba iyo Shabelle, waxayna soo bandhigayn saamaynta ay shacabka Soomaaliyeed ku yeesheen fatahaada wabiyada. Intaas ka dib golloha xukuumaddu ayaa isla gartay in ay dawladdu ku bixiso waxkasto oo ay hayso, si loo badbaadiyo shacabka, sidoo kalena ay qorshe balaarana ka yeelato soo noq-noqshada fatahaada wabiyada.

Ugu dambayntii Raโ€™iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa ka hadlay shirkii arrimaha amniga iyo xaaladda ciidmadda ee Belgium, waxuuna sheegay in xukuumaddda Brussels ay miisaaniyada Soomaaliya ku kabayso lacag dhan โ‚ฌ 100 Euro, oo u dhiganta 120,million. Sidoo kalena waxaay dawladaha caalamka balan qaadeen in ay caawin doonaan Soomaaliya.

Previous Post

Wasiirka Gaadiidka iyo Duulista Hawada oo la kulmay Kooxda Kubadda cagta ee Gaadiidka “sawirro”

Next Post

Raโ€™iisal wasaaraha Soomaaliya oo Xafiiskiisa ku soo dhoweeyay Guddoonka Gollaha Shacabka ee BFS+Sawirro

Next Post
Raโ€™iisal wasaaraha Soomaaliya oo Xafiiskiisa ku soo dhoweeyay Guddoonka Gollaha Shacabka ee BFS+Sawirro

Raโ€™iisal wasaaraha Soomaaliya oo Xafiiskiisa ku soo dhoweeyay Guddoonka Gollaha Shacabka ee BFS+Sawirro

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐—๐š๐ฆ๐ฌ๐š: ๐Œ๐š๐š๐ง๐ญ๐š ๐’๐จ๐จ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐š ๐ฐ๐š๐ฑ๐š ๐š๐ฒ ๐๐ข๐ฒ๐š๐š๐ซ ๐ฎ ๐ญ๐š๐ก๐š๐ฒ ๐ข๐ง ๐š๐ฒ ๐Ÿ๐ฎ๐ซ๐ญ๐จ ๐š๐ฅ๐›๐š๐š๐›๐š๐๐š ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ ๐š๐ฌ๐ก๐ข ๐ž๐ž ๐๐ฎ๐ง๐ข๐๐ฎ ๐ฎ ๐›๐š๐š๐ก๐š๐ง๐ญ๐š๐ก๐š๐ฒ

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐—๐š๐ฆ๐ฌ๐š: ๐Œ๐š๐š๐ง๐ญ๐š ๐’๐จ๐จ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐š ๐ฐ๐š๐ฑ๐š ๐š๐ฒ ๐๐ข๐ฒ๐š๐š๐ซ ๐ฎ ๐ญ๐š๐ก๐š๐ฒ ๐ข๐ง ๐š๐ฒ ๐Ÿ๐ฎ๐ซ๐ญ๐จ ๐š๐ฅ๐›๐š๐š๐›๐š๐๐š ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ ๐š๐ฌ๐ก๐ข ๐ž๐ž ๐๐ฎ๐ง๐ข๐๐ฎ ๐ฎ ๐›๐š๐š๐ก๐š๐ง๐ญ๐š๐ก๐š๐ฒ

October 6, 2026
0

Raโ€™iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa galabta ka qeyb-galay xiritaanka Madasha Ganacsiga Soomaaliya iyo Midowga...

Dhallinyarada Soomaaliyeed ee dalka Canada oo xusay maalinta Dhallinyarada Soomaaliyeed ee dalkaasi

Dhallinyarada Soomaaliyeed ee dalka Canada oo xusay maalinta Dhallinyarada Soomaaliyeed ee dalkaasi

October 6, 2026
0

Munaasabad si heer sare ah loosoo agaasimay ayna kasoo qeybgaleen Xildhibaanno Soomaaliyeed oo Baarlamaanka Canada ku metela Soomaalida, siyaasiyiin hore,...

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐—๐š๐ฆ๐ฌ๐š ๐จ๐จ ๐ค๐š ๐ช๐ž๐ฒ๐›๐ ๐š๐ฅ๐š๐ฒ ๐’๐ก๐ข๐ซ๐ค๐š ๐ƒ๐ก๐š๐ฆm๐ž๐ฒ๐ฌ๐ญ๐ข๐ซ๐ค๐š ๐‡๐ž๐ฌ๐ก๐ข๐ข๐ฌ ๐๐ฎ๐ฅ๐ฌ๐ก๐จ ๐ž๐ž ๐๐ž๐ ๐ฆ๐จ๐จ๐ฒ๐ข๐ง๐ค๐š ๐๐š๐ฅ๐š๐ง๐›๐š๐ฅ๐ฅ๐ž ๐ข๐ฒ๐จ ๐†๐ฎ๐ซ๐ข๐œ๐ž๐ž๐ฅ

October 5, 2026
0

Raโ€™iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta safar ku tagay degmadda Balanballe ee dowlad-goboleedka Galmudug,...

Wasiiru-dowlaha  Arrimaha Dibadda iyo Safiirka Qatar oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga labada dal

October 4, 2026
0

Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cali Maxamed Cumar (Cali Balcad), ayaa maanta...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In