Friday, October 2, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Agaasimaha Radio Muqdisho oo ka qayb galaya shirka idaacadaha Carabta oo ka Furmay Tunis-SAWIRRO

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Wararka, Wararka Raadiyahaa
0
Agaasimaha Radio Muqdisho oo ka qayb galaya shirka idaacadaha Carabta oo ka Furmay Tunis-SAWIRRO
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Agaasimaha Radio Muqdisho, Mudane C/raxiin Ciise Caddo oo hogaaminaayo wafdiga ka socda Idaacadda Dowladda ee u matalaya Shirka Idaacadaha Jaamacadda Carabta ee maanta ka furmaya dalka  Tunisia.

Shirkaan oo socon doona muddo 3 maalmood ah ayaa dhinaca kala ah shirkii 35 aad ee golaha midowga idaacadda Jaamacadda Carabta,

Related posts

Danjiraha dalka Austria oo Booqasho ku timid xarunta Safaaradda Soomaaliya

Danjiraha dalka Austria oo Booqasho ku timid xarunta Safaaradda Soomaaliya

October 1, 2026
Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Tanzania

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Tanzania

October 1, 2026

Agaasimaha Radio Muqdisho ayaa sheegay in mudda dheer oo ay shirkaan Somalia ka maqnayd lagu guulaystay in dib loo soo celiyo islamarkaana uu u matalo maanta Radio Muqdisho ka qaybgal ka shirarka nuucan oo kala ah.

Agaasime C/raxiin Ciise Caddow oo markii tagay wadankaasi kulamo la qaatay mas’uuliyiin kala duwan oo ka kala socday qaar ka mid ah Madaxda Idaacadaha iyo TVyada Jaamacadda Carabta ee shirk aka qaybgalay,

Waxaana uu si gaar ah u xusay Agaasimaha Raadiyaha iyo Tv ga Dalka Sa’uudiga, kaas oo ay ka wada hadleen arrimaha quseeya labada Mas’uul.

Dhinaca kale Agaasimaha Radio Muqdisho ayaa tilmaamay in xubnihii uu la kulmay uu kala haddlay Mowjadihii uu Radio Muqdisho lahaa kuwaas oo ay sheegeen in qaar ka mid ah ay wali hayaan,

Sidoo kale waxa ay sheegeen in ay diyaar u yihiin in Radio Muqdisho ay ugu deeqaan Mowjado Raadiyaha u suurtagalinaayo in dunida si isku mid ah looga dhagaysto, lana balaariyo adeegyada uu Umadda Soomaaliyeed siiyo.

Halkaan ka dhagayso Waraysiga Agaasimaha Radio Muqdisho

http://www.radiomuqdisho.so/wp-content/uploads/2015/12/COD-AGAASIME-CABDIRAXIIM-ok.mp3

12349594_10153393662282087_147254165_o 12349679_10153393662047087_1637681392_o 12351702_10153393657622087_548293713_o 12356173_10153393662352087_373845284_o 12359282_10153393662137087_1545369421_o-2 12359282_10153393662137087_1545369421_o 12364379_10153393662182087_1985658059_o 12369571_10153393662092087_1927570298_o

Previous Post

Dhagayso Barnamijka Dhacdooyinka Maanta Ee Radio Muqdisho

Next Post

Kulanka xildhibaandda Baarlamaanka ee Maanta oo looga hadlayo Miisaaniyada 2016

Next Post
Kulanka xildhibaandda  Baarlamaanka ee Maanta oo looga hadlayo Miisaaniyada 2016

Kulanka xildhibaandda Baarlamaanka ee Maanta oo looga hadlayo Miisaaniyada 2016

Danjiraha dalka Austria oo Booqasho ku timid xarunta Safaaradda Soomaaliya

Danjiraha dalka Austria oo Booqasho ku timid xarunta Safaaradda Soomaaliya

October 1, 2026
0

Danjiraha Jamhuuriyadda Austria u qaabilsan Kenya una magacaaban dalka Soomaaliya, Marwa Dr. Simone Knapp, ayaa booqasho ku timid Xarunta Safaaradda...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Tanzania

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Tanzania

October 1, 2026
0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa gaaray Magaalada Arusha...

Wasiirka Waxbarashada XFS oo kulan la qaatay Wasiir Ku-xigeenka Waxbarashada Turkiga

Wasiirka Waxbarashada XFS oo kulan la qaatay Wasiir Ku-xigeenka Waxbarashada Turkiga

October 1, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare, Mudane Faarax Sheekh Cabdulqaadir, ayaa Ankara kula kulmay Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Waxbarashada Türkiye,...

SoDMA oo  kulanka ansixinta Qaab-dhismeedka Soo-kabashada isugu yeertay Hay’adaha Dowladda JFS

SoDMA oo kulanka ansixinta Qaab-dhismeedka Soo-kabashada isugu yeertay Hay’adaha Dowladda JFS

October 1, 2026
0

Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA) ayaa magaalada Muqdisho ku qabatay kulan ay isugu yeertay Wasaaradaha iyo Hay’adaha Dowladda Federaalka...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In