Saturday, October 3, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Shirka iskaashiga dhaqaalaha dalalka Afrika iyo Japan oo ka Furmay Magaalada Johannesburg+Sawirro

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
8 years ago
in Wararka
0
Shirka iskaashiga dhaqaalaha dalalka Afrika iyo Japan oo ka Furmay Magaalada Johannesburg+Sawirro
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Shirkaan ka furmay magaalada Johannesburg ee dalka Koonfur Afrika ayaa waxaa soo agaasimay dowlada Japan ayaa waxaa kaso qeybgalay Madaxweynaha dalka Koonfur Africa Criral Ramaphosa, Wasiiro ka socda Dowlaha Afrika oo ay Soomaaliya ka mid tahay ,iyo wasiiro ka socda dalka Japan,madax ka socotay ururo caalami ah,shirkadaha ganacsiga ee ugu waaweyn dalka Japan iyo dalalka Afrika iyo marti sharaf kala duwan oo shirka lagu casuumay.

Ujeedka shirka waxaa uu ahaa sidii maalingalinta dowlada Japan ay ka sameyneyso dalalka Qaarada Africa iyo sidii ay iskaashi dhaqaale iyo mid ganacsi oo dhow ay u sameysan lahaayeen dowladaha Afrika iyo Japan.
Wasiiru Dowlada wasaarada Arimaha dibada iyo iskaashiga Cabduqaadir Axmed Kheyr iyo Agaasimaha wasaarada ee dhanka Xariirka caalamiga ah iyo iskaashiga, Daahir Salaad Xasan  ayaa Soomaaliya uga qeybgalay shirkaan heerka caalami ah,wasiiru dowladaha oo warbaahinta qaranka la hadlay ayaa ka warbixinaya shirkaan.

Related posts

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo kulan la qaatay dhiggiisa dalka Kenya

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo kulan la qaatay dhiggiisa dalka Kenya

October 3, 2026
Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qeybgalaya Madasha Al-Calamayn Forum

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qeybgalaya Madasha Al-Calamayn Forum

October 2, 2026

Wafdiga ka socda wasaarada Arimaha dibadda ee xukuumada fedaraalka Soomaaliya ee shirkaan ka qeybgalaya ayaa kulamo gaar gaar ah waxaa ay la qaateen wasiir ku xigeenka wasaarada Arimaha dibadda ee dalka Japan iyo Waliba madaxweyne ku xigeenka hey’ada gargaarka iyo horumarinta ee dalka Japan kuwaa oo ay kala hadleen sidii loo dardargalin lahaa mashaariicda dowlada japan ay ka sameyso Soomaaliya.

Shirkaan ayaa waxaa la filayaa in lasoo gaba gabeeyo maalinta bari ah ayada oo inta uu socdana ay shiradaha dalka Japan iyo shirkada laga leeyahay qaarada Afrika ay kusoo bandhigi doonaan wax soo saarkooda.

Previous Post

Faah-faahin ka soo baxaysa weerar ka dhacay G/waqooyi bari ee Kenya

Next Post

Qadar iyo Turkiga oo gargaar gaarsiiyey Dadka ku waxyeelloobey fatahaadda Webiga Shabeelle-(Sawirro)

Next Post
Qadar iyo Turkiga oo gargaar gaarsiiyey Dadka ku waxyeelloobey fatahaadda Webiga  Shabeelle-(Sawirro)

Qadar iyo Turkiga oo gargaar gaarsiiyey Dadka ku waxyeelloobey fatahaadda Webiga Shabeelle-(Sawirro)

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo kulan la qaatay dhiggiisa dalka Kenya

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo kulan la qaatay dhiggiisa dalka Kenya

October 3, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) ayaa Magaalada Arusha ee Dalka Tanzania kulan...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qeybgalaya Madasha Al-Calamayn Forum

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qeybgalaya Madasha Al-Calamayn Forum

October 2, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi ballaaran ayaa gaaray magaalada Al-Calamayn ee Jamhuuriyadda Carabta ee Masar....

Wasaaradda Gaadiidka Badda Galmudug oo Hawlgal Kormeer iyo Ilaalin Badeed ka Samaysay Biyaha Galmudug

Wasaaradda Gaadiidka Badda Galmudug oo Hawlgal Kormeer iyo Ilaalin Badeed ka Samaysay Biyaha Galmudug

October 2, 2026
0

Wasaaradda Dekedaha iyo Gaadiidka Badda Dowladda Galmudug, oo kaashanaysa Ciidanka Difaaca Badda iyo Ilaalada Xeebaha Soomaaliya, ayaa hawlgal kormeer iyo...

Danjiraha dalka Austria oo Booqasho ku timid xarunta Safaaradda Soomaaliya

Danjiraha dalka Austria oo Booqasho ku timid xarunta Safaaradda Soomaaliya

October 1, 2026
0

Danjiraha Jamhuuriyadda Austria u qaabilsan Kenya una magacaaban dalka Soomaaliya, Marwa Dr. Simone Knapp, ayaa booqasho ku timid Xarunta Safaaradda...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In