Wednesday, February 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Shirka ka hortagga caqabadaha hortaagan Nabadda Mudug oo ka socda Gaalkacyo

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
1 year ago
in Wararka
0
Shirka ka hortagga caqabadaha hortaagan Nabadda Mudug oo ka socda Gaalkacyo
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Arrimah Gudaha, Federaalak iyo dib-u-heshiisiinta Galmudug Mudane Cumar Maxamed Diiriye iyo Wafdi Wasiiro iyo Xildhibaanno ah oo Gaalkacyo utagay Arrimaha Nabadda Galbeedka Gobolka Mudug ayaa shalay iyo maanta kulamo kala duwan laqaatay Odayaasha Dhaqanka Gobolka Mudug, Guddiga odayaasha Nabadda Degmada Gaalkacyo iyo Ururada Bulshada Rayidka ah ee Gobolka.

Related posts

Senator Xasan Kobac oo deeq raashin ah gaarsiiyay qoysas danyar ah

Senator Xasan Kobac oo deeq raashin ah gaarsiiyay qoysas danyar ah

February 18, 2026
Wasiirka Tamarta XFS oo qaabilay Agaasimaha cusub ee Hay’adda WFP

Wasiirka Tamarta XFS oo qaabilay Agaasimaha cusub ee Hay’adda WFP

February 18, 2026

Wafdiga ayaa Odayaasha iyo Guddiga Nabadda kala hadlay Sidii xal waara looga gaari lahaa Nabad-na loogu soo dabaali laha Galbeedka Gobolka mudug, waxayna odayaashu soo dhaweeyeen Arrimaha Xal uhelida colaadahaas, waxayna Balan qaadeen in wafdiga Dowladda ka socda ay kala shaqayn-doonaan in Nabad iyo heshiis waara laga gaaro Arrimahaas.

Sidoo kale Wafdga ayaa kulan la qaatay Haweenka Nabadda Gobolka Mudug, waxayna ku booriyeen inay qaataan doorkoooda Nabadda si xal waara looga gaaro arrimaha colaadaha Galbeedka Gobolka Mudug.

<span;>Kulamada waxaa sidoo kale qayb ka ahaa maamulka Degmada Gaalkacyo iyo maamulka Gobolka Mudug.

Previous Post

Shirka ka hortagga caqabadaha hortaagan Nabadda Mudug oo ka socda Gaalkacyo

Next Post

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo qaabilay Wasiirka Deegaanka XFS

Next Post
Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo qaabilay Wasiirka Deegaanka XFS

Guddoomiyaha Hay'adda SoDMA oo qaabilay Wasiirka Deegaanka XFS

Senator Xasan Kobac oo deeq raashin ah gaarsiiyay qoysas danyar ah

Senator Xasan Kobac oo deeq raashin ah gaarsiiyay qoysas danyar ah

February 18, 2026
0

Senator Xasan Iidow Muxumed Kobac ayaa deeq raashiin afur ah u qeybiyay qoysas danyar ah oo ku nool Gobolka Banaadir,...

Wasiirka Tamarta XFS oo qaabilay Agaasimaha cusub ee Hay’adda WFP

Wasiirka Tamarta XFS oo qaabilay Agaasimaha cusub ee Hay’adda WFP

February 18, 2026
0

Wasiirka Tamarta iyo Kheyraadka Biyaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdillahi Bidhan Warsame, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Agaasimaha cusub ee Hay’adda...

Wasiirka Amniga XFS oo Safiirka Turkiga kala wareegay qalab ciidan

Wasiirka Amniga XFS oo Safiirka Turkiga kala wareegay qalab ciidan

February 18, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Amniga Gudaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Jeneraal Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil (Fartaag), ayaa maanta si rasmi ah uga kala wareegay...

Guddoomiyaha SoDMA oo soo xiray Shirka Warbaahinta iyo Xiriirka Dowladda oo lagu falanqeeyay xaaladda abaaraha

Guddoomiyaha SoDMA oo soo xiray Shirka Warbaahinta iyo Xiriirka Dowladda oo lagu falanqeeyay xaaladda abaaraha

February 18, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle, ayaa soo xiray Shirka Warbaahinta iyo Xiriirka Dowladda oo...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In