Saturday, August 29, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Shirka Maamul u sameynta Hiiraan iyo Shabeelaha Dhexe oo la taageeray “SAWIRRO”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
10 years ago
in Wararka
0
Shirka Maamul u sameynta Hiiraan iyo Shabeelaha Dhexe oo la taageeray “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Kulanka waxa ka qeyb galay Siyaasiyiin Hore Wasiiro uga soo noqday Dowladihi Ku meel gar ka aha ee dalka, Odayaal Dhaqameed aqoonyahano iyo qeybaha Bulshada oo ka soo jeeda Gobolka Hiiraam waxaana lagu taagarayay Sida uu u socda Shirka Maamul u sameynta Gobolada Hiiraan iyo Shabeelaha Dhexe,

Kulanaka intii socda waxa lagu Bogaadiyaya Dowladda Dhexe iyo Duubabka Dhaqanka Sida daganaanta iyo isu tanaasulku ku jiro oo ay shirka u wadaan.

Related posts

Hay’adda Aqoonsiga Qaranka ee NIRA oo Muqdisho ku qabatay kulan wacyigelin dadweyne

Hay’adda Aqoonsiga Qaranka ee NIRA oo Muqdisho ku qabatay kulan wacyigelin dadweyne

August 29, 2026
Wasiirka Warfaafinta XFS oo ka qayb galay daahfurka Xusuus-Qorka Madaxweyne Cabdullaahi Yuusuf

Wasiirka Warfaafinta XFS oo ka qayb galay daahfurka Xusuus-Qorka Madaxweyne Cabdullaahi Yuusuf

August 29, 2026

Nabadoon Maxamuud Xasan Xalane, Caaqil Qaalid Cabdi iyo Siyaasi Cabdriraxmaan Jimcaale Cusmaan oo xildhibaan iyo wasiirba ka soo noqday dowladahi ku meel gaarka ahaa waxa ay si wadajir ah u sheegay in dhawaan la soo gabagabaynayo Wajiga labaad ee shirka.

Waxa ay intaa ku dareen in Beelaha Labada Gobol ay u dhan yihiin shirka oo aanay jirin Beel ka maqan waxaana  Been Abuur ay ku tilmaameen Siyaasiyiinta ka soo horjeeda  Dhismaha Maamulka Hiiraan yo Shabeelaha-dhexe oo ku aadan Habsami u socodka Shirka, Beesha caalamka ha kordhiso taageerto shirka.

Warmurtiyeed ay u dhanyiin ka qeyb Galayaasha Kulanka ayaa la soo saaray waxa uu aha sidatan

 

Ujeedo Warsaxaafadeed Taageerada Shirka Maamul u sameynta.

1-      Shirka Maamul u sameynta waxa uu soo maray Marxaladda kala Duwan waxaana  Maalmaha soo socda uu u gudbaya wajiga sedexaad oo lagu xulayo ergada ansixinaysa Dastuurka Dowlad Goboleedka.

2-      Waxaan jirin wax cabaqabad ah oo ka dhex taagan Beelaha Ka soo jeeda Gobolka Hiiraan  sidaas darteed waxaan ka digaynaa in shirka ay carqaladeeyaan oo tashwiish ku furaan Shaqsiyaad dano gaar ah leh sidookale na isku dayaya inay jahawareeriyaan Shacabka weynaha ka soo jeeda Gobolka Hiiraan .

3-      Waxaan Gacma Furan ka soo dhaweynayna cidkasto oo wanaag ku soo kordhinayso Maamul u sameynta waxaana ka soo horjeedna cidkasto oo ujeedkeedu tahay inay Fashiliyaan Shirka Dhismaha Dowlad Goboleedka Hiiraan iyo Shabeelaha Dhexe

4-      Ugu dambeyn waxaa u mahad Celinaynaa Duubabka Dhaqanka iyo Wakiilada Beelaha sida ay ugu dadaalayaan u gudbida shirka ee wajiga sedexaa

5-      Waxaan kale oo aan u Mahadcelinaynaa Wasaaradda Arimaha Gudaha iyo Federaal Sida ay u maaraynayso Shirka Maamul u sameynta.

Kulankan ayaa imaanaya xili dhawaan la filayo in loo gudbo wajiga ugu dambeeya ee shirka Maamul u sameynta Gobolada Hiiraan iyo Shabeelaha Dhexe.

vlcsnap-2016-05-05-15h10m22s206 vlcsnap-2016-05-05-15h10m27s11 vlcsnap-2016-05-05-15h10m55s28 vlcsnap-2016-05-05-15h35m09s229 vlcsnap-2016-05-05-15h35m22s117 vlcsnap-2016-05-05-15h35m59s224 vlcsnap-2016-05-05-15h36m52s227 vlcsnap-2016-05-05-15h53m01s198 vlcsnap-2016-05-05-15h54m12s140

vlcsnap-2016-05-05-15h55m02s52

Previous Post

Barnaamijka Kulanka Todobaadka Oo Ku Saabsan Fursado Shaqo Sida Dhalinyarada Loogu Abuuri Karo “Marti Wasiirka Dhalinyarada”

Next Post

Kulanka Golaha Wasiirada oo looga hadlay qodobo kala duwan

Next Post

Kulanka Golaha Wasiirada oo looga hadlay qodobo kala duwan

Hay’adda Aqoonsiga Qaranka ee NIRA oo Muqdisho ku qabatay kulan wacyigelin dadweyne

Hay’adda Aqoonsiga Qaranka ee NIRA oo Muqdisho ku qabatay kulan wacyigelin dadweyne

August 29, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Hay’adda Aqoonsiga iyo Diiwaangelinta Qaranka (NIRA) ayaa magaalada Muqdisho ku qabatay kulan dadweyne oo looga hadlay dhisidda kalsoonida iyo...

Wasiirka Warfaafinta XFS oo ka qayb galay daahfurka Xusuus-Qorka Madaxweyne Cabdullaahi Yuusuf

Wasiirka Warfaafinta XFS oo ka qayb galay daahfurka Xusuus-Qorka Madaxweyne Cabdullaahi Yuusuf

August 29, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska XFS Mudane Abdulfatah Kasim Mohamud ayaa xalay ka qayb galay munaasabad lagu daahfuray...

Guddoomiyaha golaha shacabka oo la kulmay qaar ka mid ah culimada Soomaaliyeed

Guddoomiyaha golaha shacabka oo la kulmay qaar ka mid ah culimada Soomaaliyeed

August 28, 2026
0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) ayaa xafiiskiisa kulan kula qaatay xubno ka...

Golaha wasiirada oo ansixiyey xubnin gudiga hirgalinta Dastuurka

Golaha wasiirada oo ansixiyey xubnin gudiga hirgalinta Dastuurka

August 27, 2026
0

Golaha Wasiirrada XFS ayaa kulankoodii maanta ku ansixiyey in Mudane Cabdulqaadir Cali Macallin Cabdullaahi uu noqdo xubin Guddiga Madaxa-bannaan ee...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In