Monday, September 28, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Shirka midaynta aragtida bilaha Hijriga oo Istanbul ka furmay+Sawirro

caqiil by caqiil
10 years ago
in Wararka
0
Shirka midaynta aragtida bilaha Hijriga oo Istanbul ka furmay+Sawirro
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Shirkan oo maanta ka furmay magaalada Istanbul ee dalka Turkiga ayaa waxaa furey ra’iisul wasaare ku xigeenka dalkaasi, iyadoo ay ka qeybgaleen wufuud ka kala socota ilaa 60 dowladood oo kamid ah wadamada caalamka.

Agaasimaga guud ee wasaaradda Owqaafta iyo arimaha diinta ayaa Soomaaliya u matalayay ka qeybgalka shirkan looga hadlayay sidii loo mideyn lahaa argatida bilaha hijriga oo inta badan la isku khilaafo marar badan.

Related posts

Hay’adda SoDMA oo diyaarisay motooro loogu talagalay in biyaha lagu dhuuqo

Hay’adda SoDMA oo diyaarisay motooro loogu talagalay in biyaha lagu dhuuqo

September 27, 2026
π’π¨πƒπŒπ€ 𝐒𝐲𝐨 π‡πšπ²β€™πšπππš 𝐐𝐚𝐱𝐨𝐨𝐭𝐒𝐠𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐧𝐀𝐚 𝐨𝐨 𝐀𝐚 𝐰𝐚𝐝𝐚 𝐑𝐚𝐝π₯𝐚𝐲 𝐬𝐚𝐚𝐦𝐞𝐲𝐧𝐭𝐚 𝐄π₯ 𝐍𝐒ñ𝐨

π’π¨πƒπŒπ€ 𝐒𝐲𝐨 π‡πšπ²β€™πšπππš 𝐐𝐚𝐱𝐨𝐨𝐭𝐒𝐠𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐧𝐀𝐚 𝐨𝐨 𝐀𝐚 𝐰𝐚𝐝𝐚 𝐑𝐚𝐝π₯𝐚𝐲 𝐬𝐚𝐚𝐦𝐞𝐲𝐧𝐭𝐚 𝐄π₯ 𝐍𝐒ñ𝐨

September 27, 2026

Cumar Faruuk Sheekh C/casiis Cisman, oo ah agaasimaha guud ee wasaaradda diinta ee xukuumadda Soomaaliya ayaa waxaa uu sheegay in shirkan oo labo maalin socon doono ka qeybgaliyaasha ay diiradda ku saari doonaan sida aragti mid ah looga yeelan lahaa bilaha hijriga.

“Gaar ahaan xilliyada aragtida bisha Ramadaan ka, xilliga aragtida bisha Shawaal iyo bisha Dul-xija ee xilliga Xajka oo aad in badan arkeysid in ay dhacdo laba malmood ama sadax maalmod in la kala soomo ama la kala afurto ama iyadoo carafa lataaganyahay xajka la joogo dadkana ciidaan Carafo dad kalena dhahaan maya maanta ma ahan ciidul Adxa,” ayuu yiri Cumar Faaruuq.

Waxaana culimada waa weyn ee shirkan ka qeybgalay kamid ah Sheekh Yuusuf Al-Qardaawi iyo fuqaho si weyn looga yaqaano caalamka Islaamka.

Shirka Waxuu socon doonaa 28-30 bishan May, iyadoo gabagebadiisana laga soo saari doono go’aano ama bayaan wadajir ah oo arintaan xal looga gaarayo.

13295387_1444842968875507_336213430_n 13313938_1444843195542151_1173501699_o 13329852_1444843138875490_929527308_n

Previous Post

Taliska ciidanka Asluubta oo dhaqan celin u sameeyay caruur derbi jiif ahaa “Sawirro”

Next Post

Barnamijka Fanka iyo Fannaanka ee Radio Muqdisho”ku dhageyso Fannaanada Faadumiina”

Next Post
Dhagayso Warka Habeen Ee Radio Muqdisho

Barnamijka Fanka iyo Fannaanka ee Radio Muqdisho"ku dhageyso Fannaanada Faadumiina"

Hay’adda SoDMA oo diyaarisay motooro loogu talagalay in biyaha lagu dhuuqo

Hay’adda SoDMA oo diyaarisay motooro loogu talagalay in biyaha lagu dhuuqo

September 27, 2026
0

Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), oo kaashanaysa Wasaaradda Gargaarka iyo Maareynta Musiibooyinka ee Jubbaland, ayaa diyaarisay 10 matoor oo...

π’π¨πƒπŒπ€ 𝐒𝐲𝐨 π‡πšπ²β€™πšπππš 𝐐𝐚𝐱𝐨𝐨𝐭𝐒𝐠𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐧𝐀𝐚 𝐨𝐨 𝐀𝐚 𝐰𝐚𝐝𝐚 𝐑𝐚𝐝π₯𝐚𝐲 𝐬𝐚𝐚𝐦𝐞𝐲𝐧𝐭𝐚 𝐄π₯ 𝐍𝐒ñ𝐨

π’π¨πƒπŒπ€ 𝐒𝐲𝐨 π‡πšπ²β€™πšπππš 𝐐𝐚𝐱𝐨𝐨𝐭𝐒𝐠𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐧𝐀𝐚 𝐨𝐨 𝐀𝐚 𝐰𝐚𝐝𝐚 𝐑𝐚𝐝π₯𝐚𝐲 𝐬𝐚𝐚𝐦𝐞𝐲𝐧𝐭𝐚 𝐄π₯ 𝐍𝐒ñ𝐨

September 27, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa xarunta dhexe ee Hay’adda ku qaabilay Guddoomiyaha Hay’adda...

JSP oo Dugsiga Sare ee Mudug ka wada ololaha doorashada

JSP oo Dugsiga Sare ee Mudug ka wada ololaha doorashada

September 27, 2026
0

Xubno ka tirsan Ururka Caddaaladda iyo Wadajirka ee JSP ayaa ololaha doorashada ka sameeyay xarunta Dugsiga Sare ee Mudug, iyagoo...

Xukunka Askari dilay Muwaadin Soomaaliyeed

Xukunka Askari dilay Muwaadin Soomaaliyeed

September 27, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Dable Xoogga Cabdi Aadan Ibraahim oo lagu naaneyso β€œSoddon” , ayaa lagu eedeeyey Dilka Marxuum Yuusuf Axmed Cabdi oo...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

Β© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

Β© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In