Wednesday, April 8, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Shirka qaab dhismeedka Booliska oo galay maalintii Labaad

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
2 years ago
in Wararka
0
Shirka qaab dhismeedka Booliska oo galay maalintii Labaad
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Waxaa maalintii 2-aad galay shirkii arrimaha Booliska ee qaab-dhismeedka amniga Qaranka, kaas oo dowladaha xubnaha ka ah Dowladda Federaalka ah ay ku qeybsadaan 40-kun oo Booliska dalka ah.

Shirka waxaa maanta ka soo qeybgalay Wasiirada Wasaaradaha amniga, maaliyada, talisyada Booliska  iyo la taliyaaysha amaanka Madaxweynayaasha dowlad goboleedyada. Waxaa sidoo kale la isweydaarsaday afkaaraha iyo talooyin la xariira cadadka qeybsiga, tayeeynta ciidanka iyo dadaalada dalka looga xoreynayo Khawaarijta.

Related posts

Soomaaliya oo u diyaar-garowbaysa helitaanka maalgelinta cimilada

Soomaaliya oo u diyaar-garowbaysa helitaanka maalgelinta cimilada

April 8, 2026
Markabka shidaal qodista Turkiga oo 10 April soo gaari doono Muqdisho 

Markabka shidaal qodista Turkiga oo 10 April soo gaari doono Muqdisho 

April 8, 2026

Ugu danbeym waxaa shirkaan la soo gabagabeyn doonaa maalinta barri ah, waxaana laga soo saaridoonaa war-murtiyeey ku saabsan waxa lagu heshiiyay iyo sida lagu hirgalin doono.

Previous Post

Kulan wadatashi ah oo ku saabsan ka talo-bixinta Xeernidamiyeyaasha oo la soo xiray

Next Post

Akhriso Warbixinta Toddobaadlaha ee Dowladda  Federaalka  Soomaaliya

Next Post
Xukuumadda Soomaaliya oo waraaqadaha dal ku galka kala noqotay Danjirihii la ceyriyay

Akhriso Warbixinta Toddobaadlaha ee Dowladda  Federaalka  Soomaaliya

Soomaaliya oo u diyaar-garowbaysa helitaanka maalgelinta cimilada

Soomaaliya oo u diyaar-garowbaysa helitaanka maalgelinta cimilada

April 8, 2026
0

Xafiiska Sanduuqa Qaran ee Cimilada Soomaaliya (National Climate Fund – NCF) ayaa si rasmi ah u daah-furay tababarka Green Climate...

Markabka shidaal qodista Turkiga oo 10 April soo gaari doono Muqdisho 

Markabka shidaal qodista Turkiga oo 10 April soo gaari doono Muqdisho 

April 8, 2026
0

Waa waaber cusub oo u baryay Soomaaliya, iyadoo markabka qodista shidaalka ee Turkiga Çağrı Bey uu soo gaaray biyaha dalka,...

Madaxweynaha JFS oo guddoomiyay shir ay yeesheen Golaha Wasiirrada KGS iyo Taliyeyaasha ciidaada qalabka sida

Madaxweynaha JFS oo guddoomiyay shir ay yeesheen Golaha Wasiirrada KGS iyo Taliyeyaasha ciidaada qalabka sida

April 7, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo uu wehliyo Hoggaamiyaha Ku meel gaarka ah ee Dowlad Goboleedka Koonfur...

Wasiir Jaamac oo ku guuleystay  kursiga Golaha Shacabka ee HOP#204

Wasiir Jaamac oo ku guuleystay kursiga Golaha Shacabka ee HOP#204

April 7, 2026
0

Wasiirka Dekedaha iyo Gaadiidka Badda, Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Cabdulqaadir Maxamed Nuur Jaamac, ayaa ku guuleystay kursiga Golaha Shacabka ee HOP#204,...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In