Saturday, February 14, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Shirka Qurbajoogta ee wax ka badalka Dastuurka oo lagu soo gabagabeeyay Nairobi

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
1 year ago
in Wararka
0
Shirka Qurbajoogta ee wax ka badalka Dastuurka oo lagu soo gabagabeeyay Nairobi
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Shirkan oo ay soo Agaasimeen Hay’addaha u xilsaaran dib u eegista Dastuurka oo ay horkaceyso Wasaaradda Dastuurka ayaa waxa uu ku saabsanaa latashiga Qurbajoogta ee la xiriirta wax ka badalka cutubyada 5aad ilaa iyo 9aad ee dib u eegista Dastuurka, kaasi oo ay ka qeybgaleen dhallinyarada iyo haweenka ku dhaqan magaalada Nairobi dalka Kenya.

Hay’addaha u xilsaaran dib u eegista Dastuurka ayaa wada dadaalo ku aadan sidii Qurbajoogta Soomaaliyeed loo siin lahaa fursadooda ku aadan ka qeyb qaadashada arrimaha dib u eegista Dastuurka ee cutubka 5aad ilaa iyo 9aad.

Related posts

Madaxweynaha JFS oo Itoobiya kaga qayb galay Shir Madaxeedka Africa iyo Talyaaniga

Madaxweynaha JFS oo Itoobiya kaga qayb galay Shir Madaxeedka Africa iyo Talyaaniga

February 14, 2026
Dowladda Soomaaliya oo cambaareysay qarax ka dhacay masjid ku yaalla dalka Pakistan

Federal Government of Somalia’s Weekly Briefing

February 14, 2026

Qaar ka mid ah dadkii kulanka ka hadlay ayaa Su’aalo ka weydiiyay wax ka badalka cutubyada 5aad ilaa iyo 9aad ee dib u eegista Dastuurka.

Mas’uuliyiintii ka socday Guddiyada Madaxa-bannaan iyo kan Baarlamaanka ee dib u eegista Dastuurka ayaa ka jawaabay suaalihi ay ka qeybgalayaashu weydiiyeen, iyagoo si kooban u sharxay heerarkii uu soo maray.

Guddoomiyaha Jaaliyadda Soomaaliyeed ee dalka Kenya Cabdiqaadir Cabdi Diini ayaa ka mahadceliyey doorka Jaaliyadda iyo sida ay fekradahooda uga dhiibteen shirkii lagu qabtay magaalada Nairobi.

Senetar Xasan Xuseen Xaaji oo ah xubin ka tirsan Guddiga Baarlamaanka ee la socodka Dastuurka ahna Wakiilka Guddoomiyaha Guddiga oo xiray shirka labada maalin ka socday Nairobi ayaa ka qrybgalayaasha u xaqiijiyey in golayaasha dowladda la horgeyn doono aaraahdooda ku aadan wax ka badalka 5ta cutub.

Previous Post

Warbixinta Toddobaadlaha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya

Next Post

Safiirka Soomaaliya ee Kenya oo ka qeybgalay furitaanka tartanka cayaaraha Golaha Sharci dejinta EALA

Next Post
Safiirka Soomaaliya ee Kenya oo ka qeybgalay furitaanka tartanka cayaaraha Golaha Sharci dejinta EALA

Safiirka Soomaaliya ee Kenya oo ka qeybgalay furitaanka tartanka cayaaraha Golaha Sharci dejinta EALA

Madaxweynaha JFS oo Itoobiya kaga qayb galay Shir Madaxeedka Africa iyo Talyaaniga

Madaxweynaha JFS oo Itoobiya kaga qayb galay Shir Madaxeedka Africa iyo Talyaaniga

February 14, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha JFS Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka qeyb galay Shir Madaxeedka labaad ee Talyaaniga iyo Afrika oo ay...

Dowladda Soomaaliya oo cambaareysay qarax ka dhacay masjid ku yaalla dalka Pakistan

Federal Government of Somalia’s Weekly Briefing

February 14, 2026
0

RADIO MOGADISHU:-Federal Government of Somalia’s Weekly Briefing Mogadishu, Friday, 13th February, 2026 1- President Hassan Sheikh Mohamud has hailed the...

Dowladda Soomaaliya oo cambaareysay qarax ka dhacay masjid ku yaalla dalka Pakistan

Warbixinta Toddobaadlaha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya Muqdisho

February 14, 2026
0

RADIO MUQDISHO:- Warbixinta Toddobaadlaha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya Muqdisho, Jimco, 13-ka February, 2026 1- Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa soo...

Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo shir guddoomiyey shir muhiim ah oo ka dhacay.

Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo shir guddoomiyey shir muhiim ah oo ka dhacay.

February 13, 2026
0

Iyadoo ay socoto qabsoomidda Shir-Madaxeedka 39-aad ee Midowga Afrika, Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya,...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In