Friday, October 2, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Shirka Qurbo joogta Soomaaliyeed ee Rwanda oo la soo gabo gabeeyay “SAWIRRO”

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
12 years ago
in Wararka
0
Shirka Qurbo joogta Soomaaliyeed ee Rwanda oo la soo gabo gabeeyay “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Shirka kaalinta qurbo joogta Soomaalida ay ka gaysan karto dib u dhiska iyo dib u heshiisiinta dalka ayaa maanta lagu soo gabagabeeyay magaalada Kigali ee caasimadda dalka Rwanda, kaasi oo laga soo saaray qodobo dhowr ah.
Shirka oo socday muddo shan cisho ah ayaa loogu magac-daray ‘Shirka wada-tashiga siyaasadda qurbo-joogta ee horumarinta Soomaaliya.

Kulanka ayaa gaba gabadiisa la isku afgartay in la meel mariyo qodobo dhowr ah oo ay ka mid ahaayeen in Jaaliyadda ay iska arruuriyaan lacag dhan lix boqol kun oo doolar oo lagu maareeyo, isla markaana shaqooyin loogu abuurayo haweenka ku dhaqan goobaha laga xoreeyay maleeshiyada Al-Shabaab iyo in la mideeyo qurbo joogta Soomaaliyeed meelkasta oo ay dunida kaga noolyihiin.

Related posts

Danjiraha dalka Austria oo Booqasho ku timid xarunta Safaaradda Soomaaliya

Danjiraha dalka Austria oo Booqasho ku timid xarunta Safaaradda Soomaaliya

October 1, 2026
Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Tanzania

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Tanzania

October 1, 2026

Lataliyaha dhanka siyaasadda xafiiska Qurbo joogta Soomaaliyeed ee Wasaaradda Arrimaha dibadda Mudane Cabdixakiin Ceynte ayaa sharaxaad ka bixiyay waxyaabaha shirka ka so baxay.

“In qurbo joogta ay ka qeyb qaadato, horumarinta cadaaaladda, waxbarashada, adeegyada caafimaadka, Maamul wanaagga iyo dowladnimada, sidoo kale in ay horumariyaan ganacsiga gudaha dalka iyo ka qeyb qaadashada u gar gaaridda dadka tabaaleysan” ayuu yiri Cabdixakiin Ceynte.

Shirkan oo ah kii labaad ee lagu qabto dalka Rwanda ayaa sanadkan waxa uu kaga duwanaa kii hore in la meel mariyo qodobada ka soo baxay shirka, si sanadka 2016-ka ay u noqdaan kuwa la fuliyay.

DSC00343

DSC00344

DSC00360

DSC00361

DSC00362

DSC00364

DSC00368

DSC00369

DSC00431

DSC00434

DSC00436

DSC00437

DSC00439

DSC00440

DSC00441

DSC00448

guuble

tuu

vlcsnap-2015-01-18-10h43m18s175

vlcsnap-2015-01-18-10h43m55s194

vlcsnap-2015-01-18-10h44m17s156

vlcsnap-2015-01-18-10h44m26s6

vlcsnap-2015-01-18-10h44m59s88

vlcsnap-2015-01-18-10h45m18s39

vlcsnap-2015-01-18-10h45m53s115

Previous Post

Shariif Siidkeey oo lagu wado in lagu aaso magaalada Baydhabo

Next Post

Masjid weyn oo dib u dhis lagu sameeyay oo maanta xariga laga jaray

Next Post
Masjid weyn oo dib u dhis lagu sameeyay oo maanta xariga laga jaray

Masjid weyn oo dib u dhis lagu sameeyay oo maanta xariga laga jaray

Danjiraha dalka Austria oo Booqasho ku timid xarunta Safaaradda Soomaaliya

Danjiraha dalka Austria oo Booqasho ku timid xarunta Safaaradda Soomaaliya

October 1, 2026
0

Danjiraha Jamhuuriyadda Austria u qaabilsan Kenya una magacaaban dalka Soomaaliya, Marwa Dr. Simone Knapp, ayaa booqasho ku timid Xarunta Safaaradda...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Tanzania

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Tanzania

October 1, 2026
0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa gaaray Magaalada Arusha...

Wasiirka Waxbarashada XFS oo kulan la qaatay Wasiir Ku-xigeenka Waxbarashada Turkiga

Wasiirka Waxbarashada XFS oo kulan la qaatay Wasiir Ku-xigeenka Waxbarashada Turkiga

October 1, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare, Mudane Faarax Sheekh Cabdulqaadir, ayaa Ankara kula kulmay Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Waxbarashada Türkiye,...

SoDMA oo  kulanka ansixinta Qaab-dhismeedka Soo-kabashada isugu yeertay Hay’adaha Dowladda JFS

SoDMA oo kulanka ansixinta Qaab-dhismeedka Soo-kabashada isugu yeertay Hay’adaha Dowladda JFS

October 1, 2026
0

Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA) ayaa magaalada Muqdisho ku qabatay kulan ay isugu yeertay Wasaaradaha iyo Hay’adaha Dowladda Federaalka...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In