Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Shirka saddex billaha ah ee Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda oo ka furmay magaalada Baydhabo+Sawirro

caqiil by caqiil
8 years ago
in Wararka
0
Shirka saddex billaha ah ee Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda oo ka furmay magaalada Baydhabo+Sawirro
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Shirka saddex Billaha ee isku xirka howlaha Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda ayaa maanta ka furmay Magaalada Baydhabo ee xarunta KMG dowlad-goboleedka Koofur-galbeed Soomaaliya.

Kusimaha Madaxweynaha ahna Gudoomiyaha Baarlamaanka Dowlad Goboleedka Koonfur iyo Kusimaha Agaasimaha Guud ee Hey’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Soomaaliya Mudane C/llaahi Xaaji Bashiir ayaa si wadajir ah u furay shirkaan.

Related posts

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026

Waxaa sidoo kale shirkaa kasoo qeyb galey Wasiirka Maaliyadda Koonfur Galbeed, Taliyaha Ciidanka Boliiska Koonfur Galbeed, agaasimaha Guud ee Wasaaradda Amniga KGS, Gudoomiyaha Degmada Baydhabo iyo Ururada Bulshada rayidka.

Shirkaan oo ay kasoo qeyb galeen agaasinka Guud, madaxda waaxaha, Laamaha iyo qaar kamid ah Saraakiisha Hay’adda socdaal iyo Jinsiyadda Soomaaliya ayaa diiradda lagu saari doonaa waxqabadka Hay’adda, iyo Caqabadaha ka horyimid sedaxdii bil ee la soo dhaafey, iyo sidoo kale diyaarinta qorshaha sedaxda bil ee soo socota.

Sidoo kale waxaa tallooyin laga dhageysan doonaa wakiilada ka socda hay’adaha kala duwan ee heer Federaal, heer Maamul Goboleed, Maamulka gobolka , iyo Bulshada rayadka.

Kusimaha agaasimaha guud iyo wafdiga uu hoggaaminayo ayaa maalinkii shalay soo gaaray magaalada Baydhabo,waxaana la filayaa inay kormeer ku sameeyaaan xafiisyada hay’adda iyo kulamo ay la yeelan doonaan qaar kamid ah Hay’adaha ay wadashaqeyntu kala dhaxeyso Hay’adda Socdaalka & Jinsiyadda Soomaaliya.

Previous Post

Madaxweyne Farmaajo oo kulan is-xogwaraysi ah la qaatay Madaxda Maamul Goboleedyada dalka

Next Post

Wasiiro ka qeyb galay kulan looga hadlayay mashaariicda Bangiga Aduunka ee ka faa’iidaysiga biyaha “Sawirro”

Next Post
Wasiiro ka qeyb galay kulan looga hadlayay mashaariicda Bangiga Aduunka ee ka faa’iidaysiga biyaha “Sawirro”

Wasiiro ka qeyb galay kulan looga hadlayay mashaariicda Bangiga Aduunka ee ka faa'iidaysiga biyaha "Sawirro"

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne) ayaa loo doortay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug, kaddib markii uu helay 79 cod. Sidoo...

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In