Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Shirka Sameynta Qorshaha soo kabashada & u Adkaysiga Abaaraha Soomaaliya oo Maalintii Labaad ka socda Garowe+Sawirro

admin by admin
9 years ago
in Wararka
0
Shirka Sameynta Qorshaha soo kabashada & u Adkaysiga Abaaraha Soomaaliya oo Maalintii Labaad ka socda Garowe+Sawirro
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Related posts

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026

 Waxaa Maalintii Labaad Magaalada Garowe ee Xarunta Dowlad Gobaleedka Puntland ka socda Shir Wadatashi ah oo looga hadlayo Sameynta Qorshaha  soo kabashada iyo u adkaysiga abaaraha Soomaaliya ee- Recovery and Reselience Framework”.

Shirkan oo ay soo qaban qaabisay Wasaaradda Qorsheynta, Maalgashiga iyo Hormarinta Dhaqaalaha Xukuumadda Soomaaliya isla markaana ay ka qeyb galayeen Masuuliyiin kala duwan oo ka kala socda Dowlad Gobaleedyada dalka ayaa waxaa si weyn diirada loogu saaray Mudnaansiinta waxyaabaha ay tahay in dib u kabasho dalka uu ka sameeyo.

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Qorsheynta, Maalgashiga iyo Hormarinta Dhaqaalaha Xukuumadda Soomaaliya Cabdi Qaadir Aadan Maxamed ayaa sheegay in Barnaamijkan soo kabashada uu yahay qorshe weyn oo la doonayo in lagu soo nooleeyo Kaabayaasha dhaqaalaha oo ay saameyn weyn ku yeesheen Abaarihii dalka ka dhacay, wuxuuna sheegay in la isla gartay 130-Talaabo oo wax looga qabanayo abaaraha.

“Barnaamijkaan soo kabashada waa qorshihii ugu weynaa ka dib sameynta qorshaha hormarinta qaranka, wada tashi wanaagsan ayaa la galiyay, gobolada dhan waa la tagay,waxaa kasoo baxay 130 talaabo oo ay tahay in la qaado si wax looga qabto abaaraha loona soo celiyo Kaabayaasha Dhaqaalaha, sida Xoolaha oo kale, beeraha, biyaha iyo waxyaabaha soo raaca”ayuu yiri Agaasimaha Guud.

Shirkan oo socon doona muddo 4 cisho ah, ayaa la filayaa in laga soo saaro Warmurtiyeed Maalinta Jimcaha.

Previous Post

Daawo Sawirro: Dhibbane qaba cudurka Kansarka oo dalbaday gar gaar Caafimaad

Next Post

Wararkii ugu Dambeeyay Degaanno Ciidamada Xoogga dalka ay kala wareegeen Maleeshiyada Al shabaab

Next Post
Wararkii ugu Dambeeyay Degaanno Ciidamada Xoogga dalka ay kala wareegeen Maleeshiyada Al shabaab

Wararkii ugu Dambeeyay Degaanno Ciidamada Xoogga dalka ay kala wareegeen Maleeshiyada Al shabaab

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne) ayaa loo doortay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug, kaddib markii uu helay 79 cod. Sidoo...

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In