Thursday, September 17, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wararkii ugu Dambeeyay Degaanno Ciidamada Xoogga dalka ay kala wareegeen Maleeshiyada Al shabaab

admin by admin
9 years ago
in Wararka
0
Wararkii ugu Dambeeyay Degaanno Ciidamada Xoogga dalka ay kala wareegeen Maleeshiyada Al shabaab
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Related posts

Wasiirka Qoyska XFS & Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka oo isku raacay wada-shaqeynta labada dhinac

Wasiirka Qoyska XFS & Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka oo isku raacay wada-shaqeynta labada dhinac

September 16, 2026
Soomaaliya iyo Nigeria oo ka wada hadlay Danaha  labada dal

Soomaaliya iyo Nigeria oo ka wada hadlay Danaha labada dal

September 16, 2026

Xasan Aadan oo ka tirsan Taliyaasha Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa faah-faahin dheeriya ka bixiyay Dagaal Ciidamada Xoogga Dalka Soomaliyeed shalay kula wareegeen deegaano ka tirsan Gobalka Jubbada hoose oo ay maleeshiyaadka nabad iyo nolal diidka ah ee Al shabaab ku dhibaatayn jireen Shacabka Soomaaliyeed.

Taliye Xasan Aadan oo la hadlay Warbaahinta Qaranka ayaa sheegay in Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed iyo maamulka Jubbaland oo iskaashanaaya ay maleeshiyaadka Al-shabaab ka saareen deegaanada Baar sanguuni,Gosha iyo miir kori halkaas oo maleeshiyada Al-shabaab ku sugnaayeen iyagoo dhibaatooyin kala duwan ku haayay Shacabka Soomaaliyeed hasayeeshee Ciidamada Xoogga Dalka u suura gashay in nabad iyo nolal diidka kala wareegaan gacan ku haynta deegaanadaasi.

Dagaalkan oo qaatay saacado badan ayna ka qeyb qaateen diyaarado Dagaal ayuu sheegay Taliye Xasan Aadan in maleeshiyaadka nabad iyo nolal diidka ah ee Al-shabaab gaarsiiyeen khasaare Xoogan isagoona tilmaamay in Ciidamada Xoogga aysan gaarin wax khasaare ah maadaamada Dagaalku ahaa mid qorsheysan.

Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliya ayaa dhawaanahanba maleeshiyaadka nabad iyo nolal diidka ah ee Al-shabaab ka saaray deegaano iyo tuulooyin badan oo dhaca koonfurta iyo bartamaha Dalka oo maleeshiyaadku ku dhibaatayn jireen Shacabka Soomaaliyeed

Previous Post

Shirka Sameynta Qorshaha soo kabashada & u Adkaysiga Abaaraha Soomaaliya oo Maalintii Labaad ka socda Garowe+Sawirro

Next Post

Wasiirka Dastuurka XFS iyo Wefdi uu horkacayo oo maanta gaaray Baydhabo

Next Post
Wasiirka Dastuurka XFS iyo Wefdi uu horkacayo oo maanta gaaray Baydhabo

Wasiirka Dastuurka XFS iyo Wefdi uu horkacayo oo maanta gaaray Baydhabo

Wasiirka Qoyska XFS & Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka oo isku raacay wada-shaqeynta labada dhinac

Wasiirka Qoyska XFS & Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka oo isku raacay wada-shaqeynta labada dhinac

September 16, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Qoyska iyo Horumarinta Xuquuqul Insaanka XFS, Amb. Khadiija Maxamed iyo Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka Qaranka Mudane Cabdikariin...

Soomaaliya iyo Nigeria oo ka wada hadlay Danaha  labada dal

Soomaaliya iyo Nigeria oo ka wada hadlay Danaha labada dal

September 16, 2026
0

Danjiraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya u fadhiya Dalka Kenya, ahna Wakiilka Joogtada ah ee Soomaaliya u qaabilsan UNEP iyo UN-Habitat, Mudane...

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo bogaadiyey horumarka iyo isbeddelka Dhaqaale ee la sameeyey.

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo bogaadiyey horumarka iyo isbeddelka Dhaqaale ee la sameeyey.

September 16, 2026
0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa ka qeyb galay munaasabad lagu soo bandhigayay Warbixinta Dhaqaalaha...

Agaasimaha EAC oo Ganacsatada Soomaaliyeed ugu Baaqay Ka qaybgalka Som Souk Expo 2026

Agaasimaha EAC oo Ganacsatada Soomaaliyeed ugu Baaqay Ka qaybgalka Som Souk Expo 2026

September 16, 2026
0

Agaasimaha Arrimaha Bulshada Bariga Afrika (EAC) ee Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah, Mudane Maxamed Faatir, ayaa ku dhiirrigeliyey...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In