Monday, March 30, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Shirka uruurinta warbixinta Qaran ee barnaamijka horumarinta Beeraha Afrika oo ka furmay Muqdisho

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
3 years ago
in Wararka
0
Shirka uruurinta warbixinta Qaran ee barnaamijka horumarinta Beeraha Afrika oo ka furmay Muqdisho
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka Soomaaliya Pro Maxamuud Maxamed Maxamuud ayaa maanta furay kulan lagu gorfeyn doono aruurinta xogaha la xiriira warbixinta Qaran ee Barnaamijka Horumarinta Beeraha Afrika, kaas oo socon doona Seddex maalmood.

Barnaamijka Horumarinta Beeraha Afrika waa Barnaamij ay saxiixeen dawladaha xubinta ka ah Midowga Afrika, taas oo dawlad weliba ku waajibineysa inay boqolkiiba toban (%10) miisaaniyadeeda guud ku bixiso Horumarinta Beeraha sida uu dhigayo Qaraarka Malabo ee 2014.

Related posts

Wasiirka Horumarinta Xuquuqul Insaanka XFS oo qaabishay Madaxa Xafiiska OHCHR ee Bariga Afrika

Wasiirka Horumarinta Xuquuqul Insaanka XFS oo qaabishay Madaxa Xafiiska OHCHR ee Bariga Afrika

March 30, 2026
Madaxweynaha JFS oo qaabilay Danjireyaasha iyo wakiillada hay’adaha caalamiga ah ee ka hawlgala dalkeenna

Madaxweynaha JFS oo qaabilay Danjireyaasha iyo wakiillada hay’adaha caalamiga ah ee ka hawlgala dalkeenna

March 30, 2026

Warbixinta oo la gubiyo labadii sano hal mar islamarkaana lagu soo bandhigo kulanka guud oo ay isugu yimaadaan madaxda Afrika ayaa waxaa guul iyo talaabo horey loo qaaday ku tilmaamay Tiirka Horumarinta ee xafiiska Raiisul Wasaaraha Xukuumadda Saadaq Maxamed Axmed.

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Beeraha Hirshabelle Cabdullaahi Cali Cabdi ayaa sheegay inay ka Dowlad Goboleed ahaan soo dhaweynayaan kulankan oo muhiim u ah dalka.

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka Soomaaliya Pro Maxamuud Maxamed Maxamuud oo furay shirka ayaa xusay In warbixintan oo ay Soomaaliya gudbineyso markii 2-aad tan iyo sanaskii 2019 in u jeedkeedu yahay In Afrika ay isku tashato oo ay horumarsato beeraheeda.

Previous Post

Tababar ku saabsan kaalinta Haweenka ee maamulka Warbaahinta oo ka furmay Kismaayo “SAWIRRO”

Next Post

Xildhibaanno ka soo jeeda Gobolka Shabeelaha Hoose oo loo sameeyey qado sharaf “SAWIRRO”

Next Post
Xildhibaanno ka soo jeeda Gobolka Shabeelaha Hoose oo loo sameeyey qado sharaf “SAWIRRO”

Xildhibaanno ka soo jeeda Gobolka Shabeelaha Hoose oo loo sameeyey qado sharaf "SAWIRRO"

Wasiirka Horumarinta Xuquuqul Insaanka XFS oo qaabishay Madaxa Xafiiska OHCHR ee Bariga Afrika

Wasiirka Horumarinta Xuquuqul Insaanka XFS oo qaabishay Madaxa Xafiiska OHCHR ee Bariga Afrika

March 30, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Qoyska iyo Hormarinta Xuquuqul Insaanka XFS Amb Khadiija Maxamed Al-Makhzoumi ayaa magaalada Muqdisho ku qaabishay ku xigeenka xafiis...

Madaxweynaha JFS oo qaabilay Danjireyaasha iyo wakiillada hay’adaha caalamiga ah ee ka hawlgala dalkeenna

Madaxweynaha JFS oo qaabilay Danjireyaasha iyo wakiillada hay’adaha caalamiga ah ee ka hawlgala dalkeenna

March 30, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta Aqalka Madaxtooyada Qaranka ku qaabilay danjireyaasha iyo wakiillada hay'adaha caalamiga...

Ra’iisul Wasaaraha XFS oo magacaabay Wasiir ku-xigeenno

Ra’iisul Wasaaraha XFS oo magacaabay Wasiir ku-xigeenno

March 30, 2026
0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa soo saaray wareegto uu kumagaacabayo Wasiir Ku xigeenno cusub...

Xukuumadda Soomaaliya oo waraaqadaha dal ku galka kala noqotay Danjirihii la ceyriyay

FGS STATEMENT ON THE DEVELOPMENTS OF SOUTH WEST STATE

March 30, 2026
0

The Federal Government of Somalia has long sought to address the concerns of the South West State through measures intended...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In