Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Shirka wadatashiga dib u eegista sharciga socdaalka Soomaaliya maanta furmay Muqdisho, kaas oo talo bixin looga dhagaysanayo shacabka deegaanada Hirshabeelle

admin by admin
8 years ago
in Wararka
0
Shirka wadatashiga dib u eegista sharciga socdaalka Soomaaliya maanta furmay Muqdisho, kaas oo talo bixin looga dhagaysanayo shacabka deegaanada Hirshabeelle
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Related posts

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026

Furitaanka Shirkaan oo la xiriiray dib u eegista Sharciga Socdaalka Soomaaliya, waxaa ka qeyb galay Wasiiro ka socday dowlad-goboleedka Hirshabelle, Agaasimeyaal, iyo kusimaha ahna kuxigeenka Agaasimaha guud eee Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Soomaaliya, waxaana qorshaha shirkaan oo ahaa in lagu qabtay magaalada Baladweyne laisla gartay in lagu qabto Muqdisho sababo la xiriira Fatahaadaha kajira Hirshabelle.

Lataliyaha dhinaca Sharciga ee Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Soomaaliya Safiyo Cabdullaahi Sheekh ayaa madasha ka sheegtay in si loo helo sharci la jaan qaadi kara shuruucaha kale duwan ee dunida ay bilaabeen sanadkii 2017-kii latashiyo la xiriira dib u eegista Sharciga Socdaalka Soomaaliya.

Kusimaha agaasimaha, ahna kuxigeenka agaasimaha guud ee Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Mudane Cabdullaahi Xaaji Bashiir Shiino ayaa tilmaamay in dhinacyada ka qeyb galaya shirka ay ka filayaan iney soo saaraan talooyin muhiim ah oo sharcigan kaabaya.

Mudane Cabdullaahi Maxamed Rooble wasiirka Gaadiidka Cirka iyo Dhulka ee dowlad-goboleedka Hirshabelle ayaa xusay in dib u eegis lagu sameeyo sharciga Socdaalka ay door wanaagsan ka qaadaneyso in lala jaanqaado dunida inteeda kale.

Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Soomaaliya ayaa wadatashiyada ku saabsan dib u eegista Sharciga Socdaalka horey ula soo sameysay bulshada dowlad-goboleedyada Galmudug, K/Galbeed iyo Jubbaland, iyada qorsheeneysa iney la sameyo maamulada wali aan la gaarin.

Previous Post

Guddoomiyaha G/Banaadir oo soo xiray barnaamijka Jadwalka iyo Qorshaha Dhismaha goleyaasha deegaanka

Next Post

Madaxweynaha Soomaaliya iyo Wafdi uu hoggaaminayo oo u ambabaxay Qadar.

Next Post
Madaxweynaha Soomaaliya iyo Wafdi uu hoggaaminayo oo u ambabaxay Qadar.

Madaxweynaha Soomaaliya iyo Wafdi uu hoggaaminayo oo u ambabaxay Qadar.

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne) ayaa loo doortay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug, kaddib markii uu helay 79 cod. Sidoo...

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In