Monday, October 19, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Shirka Wadatashiga Soomaaliya OO Goor dhow ka Furmaya Garoowe

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Wararka
0
Shirka Wadatashiga Soomaaliya OO Goor dhow ka Furmaya Garoowe
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa lagu wadaa in Shirka wadatashiga Soomaaliya ee ka dhacaya Magaalada Garoowe  goor dhow uu ka furo magaaladaasi, iyadoo halka shirka uu ka dhacayo iyo meelaha ku dhow si aad ah loo adkeeyay sugida ammaanka.

Shirkani maanta oo khamiis ah magaalada Garoowe ka furmaya ayaa ah shir wada tashi ah oo u dhaxeeya dowladda Soomaaliya iyo maamulada dalka ka jira, iyadoo si gaar ah diiradda lagu saari doono arrimo muhiim ah oo la xiriira Hiigsiga la qorsheeyay iyo la dagaalanka xagjirnimada Soomaaliya.

Related posts

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa xalay habeenkii labaad ku hoyday magaalada Garoowe, iyadoo uu ka qeyb galayo shirkaasi oo goob joog ay ka yihiin madaxda maamulada dalka ka jira, waxaana la filayaa in madaxweynaha uu khudbad dheer ka jeediyo shirka.

Ugu dambeyn, shirkan lagu qabanayo magaalada Garoowe ayaa wajigiisi koowaad waxaa lagu qabtay caasimadda Somaaliya,waxaana marka la soo gaba-gabeeyo laga soo saari doono qodobo la xiriira waxyaabaha la isku afagartay oo u badnaan doono hiigsiga 2016-ka iyo sida loo gaari karo.

Previous Post

Wariye Iyo Xaaskiisa Oo Xalay Beydhabo Lagu Dilay

Next Post

Soo Xulitaanka Ergada Shirka Cadaado Ka Qeyb galaya Oo Heer Gaba gaba Ah Maraya

Next Post
Cadaado oo laga taageeray Golaha Wasiirada

Soo Xulitaanka Ergada Shirka Cadaado Ka Qeyb galaya Oo Heer Gaba gaba Ah Maraya

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne) ayaa loo doortay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug, kaddib markii uu helay 79 cod. Sidoo...

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In