Saturday, October 17, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Shirkad Dawooyinka sameeysa oo ku dhawaaqday soo saarista Tallaal loga hortagaya COVID19

caqiil by caqiil
6 years ago
in Wararka
0
Shirkad Dawooyinka sameeysa oo ku dhawaaqday soo saarista Tallaal loga hortagaya COVID19
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Xilli Tirada dhimashada uu sababay virus-ka corona adduunka oo dhan ay ku dhowdahay (200,000) Laba Boqol oo kun, ayay Hay’adda Caafimaadka Adduunku ku baaqday dardar-gelinta soo saarista tallaall si loola dagaallamo cudurka Corona Virus.

Shirkad laga leeyahay Shiinaha ayaa sheegtay in ay ku guleeysatay soo saarista tallaal muujinaya loga hortagayo Xanuunkan.

Related posts

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026

Wadarta kiisaska la xaqiijiyay ee cudurkan Covid-19 uu sababay adduunka oo dhan waxay gaarayeen qiyaastii 2.8 milyan, waxana la sheegay in ku dhawaad 196,000 oo quf ay dhinteen halka 789,000 oo qof ay ka soo kabsadeen, sida ku cadd tirakoobka ay soo diyaarisay Jaamacadda Johns Hopkins.

Shirkadda dawooyinka Shiinaha ee Samovar ayaa sheegtay inay soo saartay Tallaal loga hortagayay faafida xanuunkan aaska usameeyay Caalamka oo idil.

Seddex maalmood ka dib markii tallaalkan lagu tijaabiyay  Aadanaha,Seynisyahanada  wali dib uma ay eegin natiijooyinkii hordhaca ahaa ee talaalkan.

Af hayeen u hadlay Shirkadda dawooyinka Shiinaha ee Samovar oo lagu magacaabo Yang Guang ayaa u sheegay Wakaalada wararka AFP  in tijaabooyinkii Tallaalkan  ay muujiyeen waxtar  wanaagsan  iyo in shirkada ay ku kalsoontahay suurta galnimada talaalkan.

Sidokale Saynisyahanka reer Mareykan ah oo lagu magacaabo Florien Kramer ayaa bartiisa Twitter-ka  ku sheegay in Shirkada ay bixisay Xogtii ugu horreysay eek u saabsan xal u helista xanuunkan halista ah.

Dhanka kale Ururka Caafimaadka Adduunka ayaa bilaabay qorshe lagu dardar-galinayo soo saarista tallaalla iyo dawooyin lagula dagaalamaya Virus-kan.

Previous Post

Guddoomiyaha gobolka Banaadir oo shacab dibadbaxayaal ah kula hadlay Daljirka dahsoon

Next Post

Guddiga isku-xirka hirgelinta siyaasadda qaran ee Teknolojiyada oo hawl-billaabay xilli baahi weyn loo qabo

Next Post
Guddiga isku-xirka hirgelinta siyaasadda qaran ee Teknolojiyada oo hawl-billaabay xilli baahi weyn loo qabo

Guddiga isku-xirka hirgelinta siyaasadda qaran ee Teknolojiyada oo hawl-billaabay xilli baahi weyn loo qabo

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Tababar socon doona muddo 21 maalmood ah ayaa magaalada Jinhua ee gobolka Zhejiang, Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha, uga furmay 27...

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kormeer shaqo ku tagay markabka Çağrı Bey, oo ku sugan...

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

October 15, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa caawa booqday bandhigga ganacsiga ee Som...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In