Monday, October 19, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Shirkad Gaalkacyo ka hirgelisay qalab ku shaqeynaya Ileyska Cadceedda (Solar system)

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
3 years ago
in Wararka
0
Shirkad Gaalkacyo ka hirgelisay qalab ku shaqeynaya Ileyska Cadceedda (Solar system)
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasiirka Wasaarada Tamarta Iyo Kheyraadka Biyaha Galmudug ayaa kormeeray  Mashruuc  korantada dhaqaalaha ku baxa lagu yareynayo oo laga Hirgaliyay Gaalkacyo

Maadaama shacabka Soomaaliyeed intooda badani ay yihiin dad aan awoodin bixinta  dhaqaale badan oo haatan uga baxa korantada la’aanteedna aysan suurta gal aheyn in ay qabsoomaan howlo badan oo baahi lagama maarmaan ah sidoo kalana Gaalkacyo ay ka mid tahay magaalooyinka isticmaalka korantadu ay muhiim u tahay marka loo eego heer kulka .

Related posts

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026

Haatan waxaa muuqanaya dadaalo ku aadan sidii loo yareeyn lahaa Dhaqaalihii uga bixi jiray korantada taas oo aheyd in halkii KW ay bixin jireen 0.9 balse Shirkadda Gecco oo ah shirkadda bixisa korantada Qeybo ka mid ah Gaalkacyo ayaa Hirgalisay mashruuca lagaga maarmayo dhaqaalihii badnaa ee culeyska ay ku qabeen shacabka Gaalkacyo kadib markii ay soo kordhisay Qalabka ku shaqeeynaya ileyska Cad ceedda ama Solar system.

Wasiirka Wasaarada Tamarta Galmudug Cabdulqaadir Shire Warsame Galbeyte ayaa kormeer ku tagay Goobaha laga hirgaliyay mashruuca,  isagoo sheegay in uu yahay mid baahi weyn loo qabay marka loo eego dhaqaalaha ku bixi jiray korantada oo uu xusay in ay culeys weyn ku aheyd bulahada, isagoo u mahadceliyay howlwadeennada Hirgaliyay mashruucaan,  wuxuuna balan qaaday in ka Wasaarad ahaan ay gaarsiin doonaan guud ahaan galmudug



Previous Post

Madaxweynaha Hirshabeelle oo qaabilay Madaxda Hay’adaha QM ee IOM, FAO iyo UNHABITAT

Next Post

Madaxweyne ku-xigeenka Jubbaland oo lagu soo dhaweeyay Beladxaawo “SAWIRRO”

Next Post
Madaxweyne ku-xigeenka Jubbaland oo lagu soo dhaweeyay Beladxaawo “SAWIRRO”

Madaxweyne ku-xigeenka Jubbaland oo lagu soo dhaweeyay Beladxaawo "SAWIRRO"

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne) ayaa loo doortay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug, kaddib markii uu helay 79 cod. Sidoo...

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In