Monday, September 28, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Shirkadda Favouri ee Garoonka Aaden Cadde oo xustay 5 sano guuradeeda +Sawirro

caqiil by caqiil
8 years ago
in Wararka
0
Shirkadda Favouri ee Garoonka Aaden Cadde oo xustay 5 sano guuradeeda +Sawirro
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Xaflad lagu maamuusaayay sanad guuradii 5-aad ee ay shirkadda Favouri oo ay ka howlgashay Garoonka Diyaaradaha ee Aaden Cadde ee Magaalaada Muqdisho, islmarkaana ay ka qeybgaleen Masuuliyiin ka kala tirsan Dowladda Soomaaliya iyo Dowladda Turkiga, taasi oo lagu qabtay Garoonka Diyaaradaha ee Magaalada Muqdisho.

Masuuliyiinta munaasabdda ka qeyb galay waxaa kamid ahaa Wasiir kuxigeenka Wasaaradda Gaadiidka iyo Duulista Hawada Soomaaliya Mudane Xirsi Aadan Rooble, Wasiirkii hore ee Gadiidka Siciid Qoorsheel, Maareeyaha Garoonka Muqdisho Cabdi Askir Jaamac iyo Madax kale.

Related posts

Hay’adda SoDMA oo diyaarisay motooro loogu talagalay in biyaha lagu dhuuqo

Hay’adda SoDMA oo diyaarisay motooro loogu talagalay in biyaha lagu dhuuqo

September 27, 2026
π’π¨πƒπŒπ€ 𝐒𝐲𝐨 π‡πšπ²β€™πšπππš 𝐐𝐚𝐱𝐨𝐨𝐭𝐒𝐠𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐧𝐀𝐚 𝐨𝐨 𝐀𝐚 𝐰𝐚𝐝𝐚 𝐑𝐚𝐝π₯𝐚𝐲 𝐬𝐚𝐚𝐦𝐞𝐲𝐧𝐭𝐚 𝐄π₯ 𝐍𝐒ñ𝐨

π’π¨πƒπŒπ€ 𝐒𝐲𝐨 π‡πšπ²β€™πšπππš 𝐐𝐚𝐱𝐨𝐨𝐭𝐒𝐠𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐧𝐀𝐚 𝐨𝐨 𝐀𝐚 𝐰𝐚𝐝𝐚 𝐑𝐚𝐝π₯𝐚𝐲 𝐬𝐚𝐚𝐦𝐞𝐲𝐧𝐭𝐚 𝐄π₯ 𝐍𝐒ñ𝐨

September 27, 2026

Safiirka Dowlada Turkiga u fadhiya Soomaaliya Mr Olgan Beker oo munaasabadaasi kahadlay ayaa sheegay in dadka Turkiga ay ka go’antahay taageerada dadka iyo dalka Soomaaliyeed.

Maareeyaha Garoonka Muqdisho Ashkir Jaamac iyo wasiirkii hore ee Wasaaradda Gaadiidka iyo Duulista Hawada Soomaaliya Saciid Jaamac Qorsheyl ayaa xusay in mudada ay joogeen wax badan ay ka qabteen shaqada Garoonka.

Wasiir kuxigeenka Wasaarada Gaadiidka iyo Duulista Hawada Soomaaliya Xirsi Aadan Rooble ayaa ka codsaday shirkadda Favouri ee dalka Turkiga in la balaariyo ranweyga Diyaaradaha kusoo degaan, maadaamada duulimaadyado ay bateen.

Dowladda Turkiga ayaa mashaariicyo farabadan ka fulisa gudaha dalka, iyadoo ay ka mid yihiin dhinacyada caafimadka, waxbarshada, dhismaha qaar ka mid wadooyinka iyo garab istaaga dadka iyo Dowlada Soomaliyeed.

Shan sano ka hor ayay ka howlgashay Garoonka Diyaaradaha Aadan Cadde, si ay maal galin ugu sameyso Garoonka, hadii ay ahaan laheyd dhismaha Terminaalka hada la isticmaalo iyo Baakinada Diyaaradaha oo wali u baahan in la balaariyo.

Previous Post

Xildhibaano Aqalka sare ka tirsan oo gaaray Garoowe

Next Post

Wasaaradda Qorsheynta Soomaaliya oo soo bandhigtay Tusaha Sicirka Badeecadaha

Next Post
Wasaaradda Qorsheynta Soomaaliya oo soo bandhigtay Tusaha Sicirka Badeecadaha

Wasaaradda Qorsheynta Soomaaliya oo soo bandhigtay Tusaha Sicirka Badeecadaha

Hay’adda SoDMA oo diyaarisay motooro loogu talagalay in biyaha lagu dhuuqo

Hay’adda SoDMA oo diyaarisay motooro loogu talagalay in biyaha lagu dhuuqo

September 27, 2026
0

Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), oo kaashanaysa Wasaaradda Gargaarka iyo Maareynta Musiibooyinka ee Jubbaland, ayaa diyaarisay 10 matoor oo...

π’π¨πƒπŒπ€ 𝐒𝐲𝐨 π‡πšπ²β€™πšπππš 𝐐𝐚𝐱𝐨𝐨𝐭𝐒𝐠𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐧𝐀𝐚 𝐨𝐨 𝐀𝐚 𝐰𝐚𝐝𝐚 𝐑𝐚𝐝π₯𝐚𝐲 𝐬𝐚𝐚𝐦𝐞𝐲𝐧𝐭𝐚 𝐄π₯ 𝐍𝐒ñ𝐨

π’π¨πƒπŒπ€ 𝐒𝐲𝐨 π‡πšπ²β€™πšπππš 𝐐𝐚𝐱𝐨𝐨𝐭𝐒𝐠𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐧𝐀𝐚 𝐨𝐨 𝐀𝐚 𝐰𝐚𝐝𝐚 𝐑𝐚𝐝π₯𝐚𝐲 𝐬𝐚𝐚𝐦𝐞𝐲𝐧𝐭𝐚 𝐄π₯ 𝐍𝐒ñ𝐨

September 27, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa xarunta dhexe ee Hay’adda ku qaabilay Guddoomiyaha Hay’adda...

JSP oo Dugsiga Sare ee Mudug ka wada ololaha doorashada

JSP oo Dugsiga Sare ee Mudug ka wada ololaha doorashada

September 27, 2026
0

Xubno ka tirsan Ururka Caddaaladda iyo Wadajirka ee JSP ayaa ololaha doorashada ka sameeyay xarunta Dugsiga Sare ee Mudug, iyagoo...

Xukunka Askari dilay Muwaadin Soomaaliyeed

Xukunka Askari dilay Muwaadin Soomaaliyeed

September 27, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Dable Xoogga Cabdi Aadan Ibraahim oo lagu naaneyso β€œSoddon” , ayaa lagu eedeeyey Dilka Marxuum Yuusuf Axmed Cabdi oo...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

Β© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

Β© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In