Friday, February 20, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Shirkanadda Nadiifinta deegaanka oo qorsheyneyso dib u soo celinta bilicda Caasimadda “SAWIRRO”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
9 years ago
in Wararka
0
Shirkanadda Nadiifinta deegaanka oo qorsheyneyso dib u soo celinta bilicda Caasimadda “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Shirkada nadiifinta deegaanka ee ECCO oo dhawaan laga hir geliyaya magaalada Muqdisho isla markaana uu xariga ka jaray Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa waxa ay wadaa qorshe ay ku nadiifineyso Guud ahaan Gobolka Banaadir, waxaana maamulka shirkadan uu sheegay in qorshohooda uu yahay in bilicda Caasimadda ay soo celiyaan, iyagoo isticmaalaya gaadiid iyo qalab loogu tala galay qaadista qashinka.

C/xakiin Yuusuf  Xasan oo ah Maareeyaha Guud ee shirkada nadiifinta deegaanka ee ECCO oo la hadlay Warbaahinta Qaranka ayaa sheegay in ka shirkad ahaan ay ka go’antahay in ay ka shaqeeyaan nadaafadda gobolka banaadir, isla markaana ay soo celiyaan bilicda caasimada.

Related posts

Hay’adda Charity oo Soomaaliya ka bilowday ololaha Ramadaan oo lagu caawinayo 36,000 qof.

Hay’adda Charity oo Soomaaliya ka bilowday ololaha Ramadaan oo lagu caawinayo 36,000 qof.

February 20, 2026

Federal Government of Somalia’s Weekly Briefing Mogadishu, Friday, 20th February, 2026

February 20, 2026

Maareeyaha guud ee shirkada  ayaa sidoo kale sheegay in nadaafadda Muqdisho uu waajib ka saaranyahay qof walba oo Soomaali ah, sidaas daraadeedna iyagoo gudanaya waajibaadka muwaadinimo ee saaran ay go’aansadeen in ay ka shaqeeyaan horumarinta nadaafadda magaaladda Muqdisho.

Shirkadan oo ay aas-aaseen muwadiniin Soomaaliyeed oo go’aansaday ka shaqeynta horumarinta nadaafadda caasimada Muqdisho ayaa waxa ay ka shaqeyn doontaa degmooyinka gobolka banaadir, iyadoo marka laga reebo bilic soo celinta  Caasimada, sidoo kale shaqa abuur u sameysay dhallinyaro Soomaaliyeed oo isugu jira xirfadlayaal iyo kuwo kasoo baxay Jaamacadaha dalka.

vlcsnap-2016-10-23-17h49m24s782 vlcsnap-2016-10-23-17h50m35s570 vlcsnap-2016-10-23-17h56m05s506 vlcsnap-2016-10-23-18h02m27s898

vlcsnap-2016-10-23-17h49m24s782 vlcsnap-2016-10-23-17h56m05s506

Previous Post

Qaar ka mid ah shaqaalaha Wasaaradda Ganacsiga oo tababbar loogu soo xiray Turkiga “SAWIRRO”

Next Post

Qoysaskii ka barakacay colaadda Gaalkacyo oo biyo dhaamin loo sameeyay “SAWIRRO”

Next Post
Qoysaskii ka barakacay colaadda Gaalkacyo oo biyo dhaamin loo sameeyay “SAWIRRO”

Qoysaskii ka barakacay colaadda Gaalkacyo oo biyo dhaamin loo sameeyay "SAWIRRO"

Hay’adda Charity oo Soomaaliya ka bilowday ololaha Ramadaan oo lagu caawinayo 36,000 qof.

Hay’adda Charity oo Soomaaliya ka bilowday ololaha Ramadaan oo lagu caawinayo 36,000 qof.

February 20, 2026
0

Hay’adda Qatar Charity, oo kaashanaysa Safaaradda Dowladda Qatar ee Soomaaliya, ayaa si rasmi ah u daahfurtay ololaha bisha barakeysan ee...

Federal Government of Somalia’s Weekly Briefing Mogadishu, Friday, 20th February, 2026

February 20, 2026
0

Federal Government of Somalia’s Weekly Briefing Mogadishu, Friday, 20th February, 2026 1- President Hassan Sheikh Mohamud chaired a meeting between...

Warbixinta Toddobaadlaha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya Muqdisho, Jimco, 20-ka February, 2026

February 20, 2026
0

Warbixinta Toddobaadlaha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya Muqdisho, Jimco, 20-ka February, 2026 1- Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa guddoomiyay kulan dhexmarey...

Mashruuca badbaadinta dadka taagta daran oo ka socda Muqdisho iyo deegaanada dalka

Mashruuca badbaadinta dadka taagta daran oo ka socda Muqdisho iyo deegaanada dalka

February 20, 2026
0

Waxaa magaalada Muqdisho iyo gobolada dalka ka socda bixinta mucaawinooyin loogu talagalay dadka taagta daran  iyo kuwa barakacayaasha ah ee...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In