Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Ciyaaraha

Shirkii Deg Dega ahaa Ee Madaxweynuhu shir gudoominayay oo soo idlaaday iyo Qodobo laga soo saaray {DHAGEYSI+SAWIRRO}

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
12 years ago
in Ciyaaraha, Wararka
0
Shirkii Deg Dega ahaa Ee Madaxweynuhu shir gudoominayay oo soo idlaaday iyo Qodobo laga soo saaray {DHAGEYSI+SAWIRRO}
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Kulankaan Deg Dega ah Ee Caawa ay Yeesheen Golaha Wasiirada Xukuumada Soomaaliya oo uu Shir gudoominayay Madaxweynaha Jamhuuriyada Federaalka ah Ee Soomaaliya Mudane Xasan Sheikh Maxamuud ayaa waxaa looga Hadlay Qaraxyadii Argagixiso Ee Maanta Kooxda Al shabaab ay ka geysatay Hotelka Central Ee Magaalada Muqdisho Halkaa oo ay ku geeriyoodeen Dad badan oo shacab iyo Mas,uuliyiin isugu jira oo aan waxba galabsan kuwaa oo lalaayay iyaga oo tukanaya Salaada Jumcada.

kulna oo ahaa mid al baabadu u xiranyihiin oo ay Saxafadu banaanka ka joogtay ayaa waxaa uu qaatay Dhowr Saacadood ayaa waxaa ugu horeyn loo istaagay daqiiqado loona duceeyay Dadkii Muslimiinta ahaa ee Qaraxyadaasi ku dhintay iyadoo kuwa dhaawac ahna alaah looga baryay in uu Caafimaad Deg deg ah siiyo waxaana shirkaas diirada lagu saaray xoojinta amaanka Caasimada iyo sidoo kale sidii  Cadaalada loo horkeeni lahaa Dadkii Falkaas ka mas,uulka ahaa.

Related posts

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026

Markii uu soo dhamaaday kulankaasi ayaa waxaa warbaahinta la hadlay Wasiirka Amniga Gudaha Soomaaliya Mudane Cabdi Risaaq Cumar Maxamed oo Faah Faahiyay  Go,aanada ka soo baxay kulanka isagoo sheegay in Dhaawacyo Fudu ay soo Gaareen ku simaha Ra,iisul wasaaraha Dalka iyo labo wasiir oo Xukuumada ka tirsan.

http://www.radiomuqdisho.so/wp-content/uploads/2015/02/shirka-jaraaid-ee-wasiirka-amniga-ok-.mp3

DSC06227 DSC06228 DSC06230 DSC06231 DSC06232 DSC06233 DSC06234 DSC06235 DSC06236 DSC06238 DSC06249 DSC06250 DSC06252 DSC06253 DSC06254 DSC06255

Previous Post

Madaxweynaha oo cambaareeyey weerarkii argagixiso ee Muqdisho ka dhacay

Next Post

HA QARSAN DAMBIILAHA!!! {WAA FAALO XIISO BADAN}

Next Post
HA QARSAN DAMBIILAHA!!! {WAA FAALO XIISO BADAN}

HA QARSAN DAMBIILAHA!!! {WAA FAALO XIISO BADAN}

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne) ayaa loo doortay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug, kaddib markii uu helay 79 cod. Sidoo...

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In