Thursday, October 1, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Shirkii Golaha wada tashiga ee Dowladaha Hoose oo lasoo gebagabeeyey(Sawiro)

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
10 years ago
in Wararka
0
Shirkii Golaha wada tashiga ee Dowladaha Hoose oo lasoo gebagabeeyey(Sawiro)
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Shirkii Golaha wada tashiga ee Dowladaha Hoose ee loo yaqaanno “wada jir” ee hannaanka Qaran Dhisidda Dowladaha Hoose ayaa manta lagu soo gabagabeeyay magaalada Mugdisho.

Shirkan oo ahaa kii lixaad  ayaa kuwii ka horeeyay lagu kala qabtay magaalooyinka kala ah: Muqdisho, Kismaayo, Baydhabo iyo Cadaado taaso looga hadlaayey sidii Goleyaashii Deegaanka ee Dowladaha Hoose lahaan jireen dib loogu dhiso.

Related posts

Wasiirka Waxbarashada XFS oo kulan la qaatay Wasiir Ku-xigeenka Waxbarashada Turkiga

Wasiirka Waxbarashada XFS oo kulan la qaatay Wasiir Ku-xigeenka Waxbarashada Turkiga

October 1, 2026
SoDMA oo  kulanka ansixinta Qaab-dhismeedka Soo-kabashada isugu yeertay Hay’adaha Dowladda JFS

SoDMA oo kulanka ansixinta Qaab-dhismeedka Soo-kabashada isugu yeertay Hay’adaha Dowladda JFS

October 1, 2026

Wada hadaladaas oo na dhaxalsiiyay 68 dagmo oo lugu heshiiyay in laga sameeyo Goleyaasha Deegaanka balse si hor dhac ah 26 dagmo ayaa lugu sii bilaabo qiimeyntoodii taaso dardar galinaysa hadaba waxa laga soo saarey dhawr qodob oo kala ah:

  1. In la xoojiyo Awoodaha Wasaaradaha Arimaha Gudaha.
  2. In laga sii shaqeeyo doorasho 2020 qof iyo cod oo ay shacabku helaan matalaad rasmi ah oo cadaalad ku dhisan.
  3. In la xoojiyo xog wadaagga ee Golaha wada jir.
  4. In dib u heshiisiin dhab loo sameeyo dadka wada daga.
  5. In la sameeyo hab raac loo maro amase hago wada jirka.
  6. In dib loo yagleelo machadyadii Dowladaha Hoose lahaan jireen.
  7. In la caawiyo oo loo gurmado dadka abaaruhu saameeyeen iyo qodobbo kale.

vlcsnap-2016-12-06-16h17m44s265 vlcsnap-2016-12-06-16h17m52s984 vlcsnap-2016-12-06-16h17m58s008 vlcsnap-2016-12-06-16h18m08s753 vlcsnap-2016-12-06-16h18m14s515 vlcsnap-2016-12-06-16h18m14s515 vlcsnap-2016-12-06-16h18m56s050 vlcsnap-2016-12-06-16h17m58s008 (1)

Previous Post

Madaxweynaha JFS oo kormeer ku tagay Xeryaha Ciidamada Xoogga ay ku leeyihiin duleedka Kismaayo(SAWIRRO)

Next Post

Madaxweynaha oo ku ammaanay Dowlad Gobolleedka K/Galbeed dhameeystirka doorashooyinka Golaha Shacabka

Next Post
Madaxweynaha oo xarigga ka jaray xarunta Seyniska iyo Tiknoolajiyadda ee Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed+Sawirro

Madaxweynaha oo ku ammaanay Dowlad Gobolleedka K/Galbeed dhameeystirka doorashooyinka Golaha Shacabka

Wasiirka Waxbarashada XFS oo kulan la qaatay Wasiir Ku-xigeenka Waxbarashada Turkiga

Wasiirka Waxbarashada XFS oo kulan la qaatay Wasiir Ku-xigeenka Waxbarashada Turkiga

October 1, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare, Mudane Faarax Sheekh Cabdulqaadir, ayaa Ankara kula kulmay Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Waxbarashada Türkiye,...

SoDMA oo  kulanka ansixinta Qaab-dhismeedka Soo-kabashada isugu yeertay Hay’adaha Dowladda JFS

SoDMA oo kulanka ansixinta Qaab-dhismeedka Soo-kabashada isugu yeertay Hay’adaha Dowladda JFS

October 1, 2026
0

Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA) ayaa magaalada Muqdisho ku qabatay kulan ay isugu yeertay Wasaaradaha iyo Hay’adaha Dowladda Federaalka...

Madaxweynaha JFS oo warqadaha aqoonsiga Danjirenino ka guddoomay Safiirada cusub ee Turkiga & Midowga Yurub

Madaxweynaha JFS oo warqadaha aqoonsiga Danjirenino ka guddoomay Safiirada cusub ee Turkiga & Midowga Yurub

October 1, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa qasriga Madaxtooyada Qaranka warqadaha aqoonsiga safiirnimo kaga guddoomay Danjireyaasha cusub ee...

Wasiir Ku-xigeenka Arrimaha Dibadda oo Guddoomay Nuqul Ka mid ah Warqadaha Aqoonsiga Safiirka Cusub Turkiya ee Soomaaliya

Wasiir Ku-xigeenka Arrimaha Dibadda oo Guddoomay Nuqul Ka mid ah Warqadaha Aqoonsiga Safiirka Cusub Turkiya ee Soomaaliya

September 30, 2026
0

Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah, Mudane Xasan Maxamed Cali (Nadaara), ayaa maanta qaabilay Safiirka cusub ee...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In