Monday, September 28, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Shirkii looga hadlayay arimaha Beeraha oo ku soo xirmay Columbus

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
8 years ago
in Wararka
0
Shirkii looga hadlayay arimaha Beeraha oo ku soo xirmay Columbus
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Related posts

Hay’adda SoDMA oo diyaarisay motooro loogu talagalay in biyaha lagu dhuuqo

Hay’adda SoDMA oo diyaarisay motooro loogu talagalay in biyaha lagu dhuuqo

September 27, 2026
𝐒𝐨𝐃𝐌𝐀 𝐢𝐲𝐨 𝐇𝐚𝐲’𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐐𝐚𝐱𝐨𝐨𝐭𝐢𝐠𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐤𝐚 𝐰𝐚𝐝𝐚 𝐡𝐚𝐝𝐥𝐚𝐲 𝐬𝐚𝐚𝐦𝐞𝐲𝐧𝐭𝐚 𝐄𝐥 𝐍𝐢ñ𝐨

𝐒𝐨𝐃𝐌𝐀 𝐢𝐲𝐨 𝐇𝐚𝐲’𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐐𝐚𝐱𝐨𝐨𝐭𝐢𝐠𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐤𝐚 𝐰𝐚𝐝𝐚 𝐡𝐚𝐝𝐥𝐚𝐲 𝐬𝐚𝐚𝐦𝐞𝐲𝐧𝐭𝐚 𝐄𝐥 𝐍𝐢ñ𝐨

September 27, 2026
 

Shir looga hadlayay arimaha Beerah oo ay ka soo qeyb galeen aqoonyhano Soomaaliyeed oo ka kala yimid meelo kala gadisan ayaa manta lagu soo xiray magaalada Columbus Ohio ee dalkan Mareyknka.

Shirka oo soo biloowday maalinimadii jimcada waxa uu sadxda cisho ka socday Jaamacadda Ohio State University ee magaalada Columbus,waxaana ka soo qeybgalay dad aad u badan oo isugu jiray waxgarad,Culumo,Macalimiin jaamacaddo ka dhiga dalkan Mareykanka,Masuuliyiin xilal ka soo qabtay dowladihii dalka soo maray iyo qeybo kale oo muiim ah.
Ujeedk ayaa ahaa sidii loo lafo guri lahaa loona dhiraan dhirin lahaa xaalada Beeraha iyo Biyaha Soomaalia,waxa si weyn  looga doody arimaha Beeraha iyo sida loo hormumarinkaro,halkii ay Mari jireen beerha Soomaaliya,Halka Manta ay joogaan iyo halka lagu socdo.
Waxaa la isla qiray in xaalada Colaadaha iyo Amni xumada ka jirta dalka Soomaaliya ay saamayn buuxdo ku yeelatay waxsoo saarkii Beeraha oo xili ahaan jiray mid ka mid ah dalalka ugu wax soo saarka badan Afrika dhanka Beeraha.
Aqoonta ku jirta aqoonyahanada iyo kaalimaha Banaan ayaa ah kuwo ka tarjumayay saamaynta ay colaaduhu xitaa ku yeesheen dadkii dalka wax u bartay oo aan aqoontoodii ku celin sababo amni awgood.
Waxaa si weyn looga hadlay Noocyada dhirta Soomaaliya oo ahaa Barnaamij aad u xiiso badnaa,Baaritaano horey loo sameeyay iyo quburo sheegtay in mudadii baaritaankooda ay soo ogaadeen in Soomaaliya ay ka baxaan geedo aan caalamka intiisa kale ka bixin.
Wabiyada iyo talaabooyinka Dowlada itoobiya ku samaynayso biyo xireenada ayaa ahaa midka sida aadka isna looga hadlay waxana laga warbixiyay marxaladaha ay wabiyada Soomaaliya horey iyo iminkaba ugu suganyihiin.
Doorka dowladnimo ee Beeraha iyo wabiyada waa kuwo dhaliil badan loo soo jeedinayo waxaase wali muuqata rajo fiican oo ay leeyihiin Beeralayda, iyo dadka xoolaha dhaqda, waxana Tuusaale loo soo qaatay in ay jiraan dalal ay Soomaaliya kag fiicantahay wax soo saarka Beeraha iyo Xoolaha nool iyada oo mudo dheer Nidaam la’aan ka jirtay.
Waxaa mudadii uu barnaamijku socday la qabtay doodo iyo aragti is dhaafsi ku salysnayd Beeraha Soomaliya.
Waxaa ugu danbayn la isla qaatay dhowr arimood oo ay ka mid tahay in la helo amni oo laga wada shaqeeyo sidii amniga loo xoojin lahaa, In Aqoonyahanda Beeraha ku xeel dheer lagala tashado wixii ku saabsan horumarinta Beeraha, In la sameeyo qiimayn iyo siyaasad lagu horumarinayo Beeraha.
Aqoonayahanadii ka soo qeyb galay shirkan ayaa sheegay in aysan jirin Dowlad iyo urur u diray ama dhaqaalo ku siiyay shirkan balse ay iskood isku xilsaareen, isla markana y diyaar u yihiin in ay si mutadawacnimaa aqoontooda uga faaiideeyaan dalkoda.
Waxa uu ahaa barnaamij aad u xiiso badan wax badana looga hadlay arimaha beeraha iyo Soomaaliya, waxa uu ku soo xirmay Jawi aad u macaan.
Deeqosonna 
Previous Post

Xasan Cali Khayre iyo wafdi uu hogaaminayo oo ku sugan Rwanda 

Next Post

Ciidanka Xoogga Dalka oo howlgal ku dilay Ajaniib

Next Post
Ciidanka Xoogga Dalka oo howlgal ku dilay  Ajaniib

Ciidanka Xoogga Dalka oo howlgal ku dilay Ajaniib

Hay’adda SoDMA oo diyaarisay motooro loogu talagalay in biyaha lagu dhuuqo

Hay’adda SoDMA oo diyaarisay motooro loogu talagalay in biyaha lagu dhuuqo

September 27, 2026
0

Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), oo kaashanaysa Wasaaradda Gargaarka iyo Maareynta Musiibooyinka ee Jubbaland, ayaa diyaarisay 10 matoor oo...

𝐒𝐨𝐃𝐌𝐀 𝐢𝐲𝐨 𝐇𝐚𝐲’𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐐𝐚𝐱𝐨𝐨𝐭𝐢𝐠𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐤𝐚 𝐰𝐚𝐝𝐚 𝐡𝐚𝐝𝐥𝐚𝐲 𝐬𝐚𝐚𝐦𝐞𝐲𝐧𝐭𝐚 𝐄𝐥 𝐍𝐢ñ𝐨

𝐒𝐨𝐃𝐌𝐀 𝐢𝐲𝐨 𝐇𝐚𝐲’𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐐𝐚𝐱𝐨𝐨𝐭𝐢𝐠𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐤𝐚 𝐰𝐚𝐝𝐚 𝐡𝐚𝐝𝐥𝐚𝐲 𝐬𝐚𝐚𝐦𝐞𝐲𝐧𝐭𝐚 𝐄𝐥 𝐍𝐢ñ𝐨

September 27, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa xarunta dhexe ee Hay’adda ku qaabilay Guddoomiyaha Hay’adda...

JSP oo Dugsiga Sare ee Mudug ka wada ololaha doorashada

JSP oo Dugsiga Sare ee Mudug ka wada ololaha doorashada

September 27, 2026
0

Xubno ka tirsan Ururka Caddaaladda iyo Wadajirka ee JSP ayaa ololaha doorashada ka sameeyay xarunta Dugsiga Sare ee Mudug, iyagoo...

Xukunka Askari dilay Muwaadin Soomaaliyeed

Xukunka Askari dilay Muwaadin Soomaaliyeed

September 27, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Dable Xoogga Cabdi Aadan Ibraahim oo lagu naaneyso “Soddon” , ayaa lagu eedeeyey Dilka Marxuum Yuusuf Axmed Cabdi oo...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In