Saturday, October 17, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Shirkii Madaxda Maxkamaddaha Afrika oo Dalka Suudaan lagu soo gabagabeeyey.

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
10 years ago
in Wararka
0
Shirkii Madaxda Maxkamaddaha Afrika oo Dalka Suudaan lagu soo gabagabeeyey.
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Waxaa Caasimada dalka Suudaan kusoo Gabagaboobay shir soconayay Mudo Saddax Maalin ah kaasi oo ay yeelanayeen Madaxda Maxkamadaha Sare iyo Madaxda Garsoorayaasha Dowladaha Africa.

Gudoomiyaha Maxkamadda Racfaanka ee Morocco Maxamed Khadir oo Warbaahinta qaranka siiyay wareysi gaara oo uu kaga warbixinayay Faa’iidada Kulanka Madaxda Maxkamadaha Africa ayaa waxa uu yiri:- Waxa ugu horeeya waa Midowga Qaarada iyo Qabashada hawl ay ku midaysanyihiin, Qaaraduna waxa ay u baahantahay Shaqo wada jira, Maanta waxaan ka wada hadleynaa Samaynta Maxkamad Africa ah, waxaan ka hadleennaa qorista anshax ay ka midaysanyihiin qaarada, Maanta waxaan ka wada Tashaneynaa sidii aan u samayn lahayn Shaqo wada jira.

Related posts

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026

Madaxda Maxkamaddaha Sare ee Africa ayaa isku afgartay inay sameeyaan Maxkamad ay ku midaysanyihiin Africa taas oo looga Kaaftoomi doono Maxkamadda ICC.

Previous Post

Wasiirka Gaashaandhiga oo Ciidamadda Xooga Dalka Soomaaliya ugu baaqay in furaan wadooyinka Shabaab u Xiran.

Next Post

Dowladda Federaalka oo xaqiijisey in Heshiiskii Diyaaradaha tooska u aadaya Nairobi uu sidiisii yahay oo aan waxba iska bedelin

Next Post
Jawaabta Dowladda Federaalka ee ku aaddan baarista SOMA

Dowladda Federaalka oo xaqiijisey in Heshiiskii Diyaaradaha tooska u aadaya Nairobi uu sidiisii yahay oo aan waxba iska bedelin

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Tababar socon doona muddo 21 maalmood ah ayaa magaalada Jinhua ee gobolka Zhejiang, Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha, uga furmay 27...

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kormeer shaqo ku tagay markabka Çağrı Bey, oo ku sugan...

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

October 15, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa caawa booqday bandhigga ganacsiga ee Som...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In