Monday, September 28, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Shirweynaha  guddiga Olombikada Soomaliya oo  lagu qabtay Muqdisho-Sawirro

caqiil by caqiil
11 years ago
in Wararka
0
Shirweynaha  guddiga Olombikada Soomaliya oo  lagu qabtay Muqdisho-Sawirro
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Shirkan oo sanadkiiba mar laqabto ayaa waxaa ka soo qeybgalay  wasiirka dhalinyarada iyo isboortiga  Maxamed C/laahi Xasan Nuux ,  Xildhibaano, wasiiro hore , maamulka gobolka   Guddiga Fulinta GOS, Madaxda Xiriirada, Ururuada ,  Zoonanka gobolada dalka iyo marti sharaf kale.

Shirweynaha oo soconayay 6-7  January  ayaa waxaa warbixin   lagu falanqeynayo  waxyaabihii GOS u qabsoomay sanadkii tagay ee 2015 Gudaha iyo dibadda iyo waxa hada uqorsheeysan ineey qabtaan sanadkan  oo ay kamid aheyd   faahfaahinta dhaqaalaha soo gala GOS iyo sida  ay uqarashaareyso waxaa soo jeediyay xoghayaha GOS Duran Axmed Faarax ,waxaana warbixinta  si weyn  ugu riyaaqay   Madaxda shirka ku sugnayd.

Related posts

Hay’adda SoDMA oo diyaarisay motooro loogu talagalay in biyaha lagu dhuuqo

Hay’adda SoDMA oo diyaarisay motooro loogu talagalay in biyaha lagu dhuuqo

September 27, 2026
𝐒𝐨𝐃𝐌𝐀 𝐢𝐲𝐨 𝐇𝐚𝐲’𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐐𝐚𝐱𝐨𝐨𝐭𝐢𝐠𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐤𝐚 𝐰𝐚𝐝𝐚 𝐡𝐚𝐝𝐥𝐚𝐲 𝐬𝐚𝐚𝐦𝐞𝐲𝐧𝐭𝐚 𝐄𝐥 𝐍𝐢ñ𝐨

𝐒𝐨𝐃𝐌𝐀 𝐢𝐲𝐨 𝐇𝐚𝐲’𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐐𝐚𝐱𝐨𝐨𝐭𝐢𝐠𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐤𝐚 𝐰𝐚𝐝𝐚 𝐡𝐚𝐝𝐥𝐚𝐲 𝐬𝐚𝐚𝐦𝐞𝐲𝐧𝐭𝐚 𝐄𝐥 𝐍𝐢ñ𝐨

September 27, 2026

Sidoo Kale waxaa shirka  ka hadlay Xildhibaan Pro:  Cabdiraxmaan Xaaji Aadan  (Ibi) Ex Wasiirkii hore ee Gaadiidka  Saciid Jaamac Qorsheel,  Taliyaha ciidanka Asluubta sareeye gaas Bashiir Maxed jaamac (Bashiir Goobe) waxayna amaan usoo jeediyeen GOS oo dowladda aanan garab kahelayn isboortiga  horumarintiisa u istaagtay  waxayna si gaar ugu hambalyeeyeen dadaalka xagga maamul wanaaga iyo habka wanaagsan ay u soo bandhigeen warbixin sanadeedka dhanka dhaqalaha oo tusaale wanaagsanah.

Masuuliyiinta  ayaa dhanka kale Wasiirka dhalinyarda iyo isboortiga oo goobta ku sugnaa ka ugu baaqay in uu dadaal u galo sidii GOS iyo Xiriirada ay Miisaanyad uga heli lahayeen  Xukumada iyo dib u soo celinta  Garoonka Stadium Muqdisho iyo garoomadii  kooxaha dalka.

Wasiirka dhalinyarada isboortiga Maxamed Cabdullaahi Xasan Nuux  oo shirweynaha ka hadlay ayaa tilmaamay in Wasaaraddiisu  ay ka go’an tahay horumarinta Isboortiga ,waxuuna ku baaqay in la qabto shirweyne  ay ku kulmayaan  Wasaaradda ,GOS,xiriirada iyo   odayaashii hore ee isboortiga taasoo ah ari ay  ku xalin karaan dhibaatooyinka jira guud ahaan ayna si wadajir ah guul uga gaari karaan sidii ay dowladda uu qancin lahaayeen in ay kaalin muuqata ka qaadato horumarka isboortiga dalka.

Guddoomiyaha GOS   Cabdullaahi Axmed Tarabi oo shirweynaha soo xeray ayaa sheegay   in GOS oo heshiis la gaartay shirkad Hantidhowr ah iyo Qareen  oo kala shaqeeya Horumarinta isbootiga .

Guddoomiye Tarabi  ayaa dhanka kale  madaxda xiriirada iyo Soonanka kula dardaarmay in sanadkan 2016 ay sameeyaan isbedel weyn , gaar ahaan Gobolada ay ka guuraan hanaanka Magacaabista oo ay u dhaqaaqaan hab doorasho, waxuuna ugu dambayn u mahad celiyay dhamaan masuuliyiintii kasoo qayb gashay shorwanaha.

IMG_0902 IMG_0906 IMG_0934 IMG_0939 IMG_0961 IMG_0981 IMG_1007 IMG_1011 IMG_1026 IMG_1069 IMG_1075 IMG_1078 IMG_1094 IMG_1123 IMG_1142 IMG_1182 IMG_1203 IMG_1213 IMG_1243 j

 W/D: Xuseen Maxamed Hadaafow

Waaxda Warfaafinta GOS

Previous Post

Madaxweynaha: “Horumarka ka socda Puntland waa guul u soo hoyatey Soomaaliya oo dhan’’

Next Post

Turkiga oo saldhig militiri ka sameynaya Soomaaliya

Next Post
Turkiga oo saldhig militiri ka sameynaya Soomaaliya

Turkiga oo saldhig militiri ka sameynaya Soomaaliya

Hay’adda SoDMA oo diyaarisay motooro loogu talagalay in biyaha lagu dhuuqo

Hay’adda SoDMA oo diyaarisay motooro loogu talagalay in biyaha lagu dhuuqo

September 27, 2026
0

Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), oo kaashanaysa Wasaaradda Gargaarka iyo Maareynta Musiibooyinka ee Jubbaland, ayaa diyaarisay 10 matoor oo...

𝐒𝐨𝐃𝐌𝐀 𝐢𝐲𝐨 𝐇𝐚𝐲’𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐐𝐚𝐱𝐨𝐨𝐭𝐢𝐠𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐤𝐚 𝐰𝐚𝐝𝐚 𝐡𝐚𝐝𝐥𝐚𝐲 𝐬𝐚𝐚𝐦𝐞𝐲𝐧𝐭𝐚 𝐄𝐥 𝐍𝐢ñ𝐨

𝐒𝐨𝐃𝐌𝐀 𝐢𝐲𝐨 𝐇𝐚𝐲’𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐐𝐚𝐱𝐨𝐨𝐭𝐢𝐠𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐤𝐚 𝐰𝐚𝐝𝐚 𝐡𝐚𝐝𝐥𝐚𝐲 𝐬𝐚𝐚𝐦𝐞𝐲𝐧𝐭𝐚 𝐄𝐥 𝐍𝐢ñ𝐨

September 27, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa xarunta dhexe ee Hay’adda ku qaabilay Guddoomiyaha Hay’adda...

JSP oo Dugsiga Sare ee Mudug ka wada ololaha doorashada

JSP oo Dugsiga Sare ee Mudug ka wada ololaha doorashada

September 27, 2026
0

Xubno ka tirsan Ururka Caddaaladda iyo Wadajirka ee JSP ayaa ololaha doorashada ka sameeyay xarunta Dugsiga Sare ee Mudug, iyagoo...

Xukunka Askari dilay Muwaadin Soomaaliyeed

Xukunka Askari dilay Muwaadin Soomaaliyeed

September 27, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Dable Xoogga Cabdi Aadan Ibraahim oo lagu naaneyso “Soddon” , ayaa lagu eedeeyey Dilka Marxuum Yuusuf Axmed Cabdi oo...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In