Monday, March 16, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Shirweynaha Madasha Magan oo ka fumay Muqdisho  

Fardowso Xasan by Fardowso Xasan
2 years ago
in Wararka
0
Shirweynaha Madasha Magan oo ka fumay Muqdisho  
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Shirka Madasha Magan Forum oo ka socda Muqdisho.kulankaan, ayaa ah mid lagu soo bandhiggi doono sida ay iskaga kaashan lahaayeen,Ganacsatada iyo Dowladda in la hormariyo hormarinta dhaqaalaha dalka.

Wasiirka Maaliyadda Biixi Iimaan Cige “Canshuur bixintu waxay door ka qaadataa iskaashiga dowladda iyo Ganasatada si loo gaaro hormar guud,Qiimo Jabanna loogu helo Korontada, Caafimaadka iyo Waxbarashada”

Related posts

Tartamayaasha Hodan oo caawa u gudbay wareegga kama dambeysta ah ee tartanka “SAWIRRO”

Tartamayaasha Hodan oo caawa u gudbay wareegga kama dambeysta ah ee tartanka “SAWIRRO”

March 16, 2026
Tartamayaasha Gubadley oo caawa u gudbay wareegga kama dambeysta ah ee tartanka “SAWIRRO”

Tartamayaasha Gubadley oo caawa u gudbay wareegga kama dambeysta ah ee tartanka “SAWIRRO”

March 15, 2026

Guddoomiyaha Rugta Ganacsiga Maxmuud cabdikarin Gabeyre “Waa in Iskaashigaan dhaqaalaha ka yimaada lagu dhisaa Goobaha Danta guud sida Waxbarshada, Caafimadka iyo Warshadaha dalka.”

Bulashada horumarka qeyb waa inay ka noqotaa, dalkasto dadkooda ayaa dhistaan,Marka Soomaaliya dadkeeda ayay sugaysaa inay hormariyaan,Oo ay tusaan adduunka sida ay iskugu filan yihiin.

Agaasimaha Isbitaal Banaadir Fartuun Shariif “Waa in muhiimad weyn la siiyaa shaqaalaha Caafimaadka ka shaqeeya oo aysan sugin gacan aan aheyn mid dowladdeena iyo mid shacab.”

Shaqaalaha Caafimaadka waa kuwo halbowle u ah, Howlaha Caafimaad oo ay bulshadeena u baahan yihiin,Madaama ay inoo qabtaan shaqo mudan in lagu dhiirragaliyo,waa inaan bixinaa bilashooda.

Xildhibaan Cabdiraxmaan Odowaa “Waan inaan u Diyaar-garownaa Iskaashi dhexmaraya Ganacsatada iyo Dowlada Soomaaliyeed oo wax badan ku soo gordhin doono dalka.”

Previous Post

Wasiirka Xanaanada Xoolaha Soomaaliya oo hirgeliyay Xarunta Shaybaarka Xoolaha 

Next Post

Madax ka tirsan Galmudug oo qaabilay wafdi ka socday hay’adaha QM

Next Post
Madax ka tirsan Galmudug oo qaabilay wafdi ka socday hay’adaha QM

Madax ka tirsan Galmudug oo qaabilay wafdi ka socday hay’adaha QM

Tartamayaasha Hodan oo caawa u gudbay wareegga kama dambeysta ah ee tartanka “SAWIRRO”

Tartamayaasha Hodan oo caawa u gudbay wareegga kama dambeysta ah ee tartanka “SAWIRRO”

March 16, 2026
0

Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii Lix iyo tobnaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah...

Tartamayaasha Gubadley oo caawa u gudbay wareegga kama dambeysta ah ee tartanka “SAWIRRO”

Tartamayaasha Gubadley oo caawa u gudbay wareegga kama dambeysta ah ee tartanka “SAWIRRO”

March 15, 2026
0

Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii Lix iyo tobnaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah...

Hay’adda SoDMA oo biyo dhaamin ka bilowday Baydhabo

Hay’adda SoDMA oo biyo dhaamin ka bilowday Baydhabo

March 15, 2026
0

Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka ee, oo kaashaneysa Wasaaradda Gargaarka dowlad goboleedka Koonfur Galbeed, ayaa maanta magaalada Baydhabo waxa ay ka...

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo qaabilay Isku-duwaha Arrimaha Beni’aadamnimada ee QM

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo qaabilay Isku-duwaha Arrimaha Beni’aadamnimada ee QM

March 15, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maaraynta Musiibooyinka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa maanta xarunta SoDMA ku qaabilay Isku-duwaha Arrimaha Beni’aadamnimada ee...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In