Thursday, October 1, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Shirweynaha Qaran ee Isdhex-galka Ganacsiga u dhaxeeya Soomaaliya iyo Finland oo Muqdisho ka furmay “Sawirro”

caqiil by caqiil
8 years ago
in Wararka
0
Shirweynaha Qaran ee Isdhex-galka Ganacsiga u dhaxeeya Soomaaliya iyo Finland oo Muqdisho ka furmay “Sawirro”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Shirweynahaan Qaran ee  isdhaxgalka ganacsiga oo u dhaxeeya ganacsatada Dalalka Soomaaliya iyo Finland ayaa daba socday mid kan ka horeeyay, kaasi oo lagu qabtay magaalada Helsinki  ee dalka Finland, waxaana hogaaminayey Wasaaradda Ganacsiga iyo warshadaha XFS oo ay wehlinayeen Wasaaraddaha Qorsheynta iyo Maaliyadda.

Shir weynahaan Qaran ayaa waxaa isugu yimid in ka badan 14 shirkadood oo ka socday dalka finland iyo kuwa kale oo matalayey Soomaaliya, waxaana Shirkaan inta badan diirada lagu saari doonaa muddo laba maalin ah ee uu socon doonon ganacsiga Tignoolajiyadda sida korontada , beeraha iyo caafimadka oo qeyb ka ah waxyaabaha dalkeena  baahida weyn uu u qabo, sidoo kale waxaa soo saarka dalka ayaa qeyb ka ah Waxyaabaha laga hadli doono.

Related posts

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Tanzania

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Tanzania

October 1, 2026
Wasiirka Waxbarashada XFS oo kulan la qaatay Wasiir Ku-xigeenka Waxbarashada Turkiga

Wasiirka Waxbarashada XFS oo kulan la qaatay Wasiir Ku-xigeenka Waxbarashada Turkiga

October 1, 2026

Mudane Yuusuf Maxamed  oo kamid ah Ganacsatada Shirkaan ka qeyb galay ayaa sheegay in sawirkii ay ka heysteen Soomaaliya uu yahay mid ka duwan, islamrkaana nabada ka jirta Soomaaliya ay tahay mid lagu dhiso karo isdhaxgal ay sameyn karaan ganacsatada Soomaalida iyo Finland.

Wasiirka Qorsheynta iyo Hormarinta dhaqaalaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Jamaal Maxamed Xasan ayaa sheegay in Dawladda Soomaaliya ay albaabada u fureyso shirkadaha Ganacsiga ee Dalka Maalgashanayo.

Wasiirka Ganacsiga iyo Warshadaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdi Xayir Maareeye ayaa dhankiisa sheegay in Wasaaradda Ganacsiga ay xoogga saareyso siddii Suuq loogu heli lahaa Wax soosaarka dalka.

Suuq geynta Awoodda dhaqaallaha ee Soomaaliya ayaa Muhiim u ah Horumarka dalka uu ku talaabsaday, si uu wax ula qeybsado  Shirkadaha waa weyn ee Dunida.

Previous Post

State Minister for Foreign Affairs receives a copy of the credentials of the new Indonesian ambassador

Next Post

Ra’iisul Wasaare Kheyre oo Qaabilay Safiirrada Cusub Ee Indonosia iyo Masar “Sawirro”

Next Post
Ra’iisul Wasaare Kheyre oo Qaabilay Safiirrada Cusub Ee Indonosia iyo Masar “Sawirro”

Ra’iisul Wasaare Kheyre oo Qaabilay Safiirrada Cusub Ee Indonosia iyo Masar “Sawirro”

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Tanzania

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Tanzania

October 1, 2026
0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa gaaray Magaalada Arusha...

Wasiirka Waxbarashada XFS oo kulan la qaatay Wasiir Ku-xigeenka Waxbarashada Turkiga

Wasiirka Waxbarashada XFS oo kulan la qaatay Wasiir Ku-xigeenka Waxbarashada Turkiga

October 1, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare, Mudane Faarax Sheekh Cabdulqaadir, ayaa Ankara kula kulmay Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Waxbarashada Türkiye,...

SoDMA oo  kulanka ansixinta Qaab-dhismeedka Soo-kabashada isugu yeertay Hay’adaha Dowladda JFS

SoDMA oo kulanka ansixinta Qaab-dhismeedka Soo-kabashada isugu yeertay Hay’adaha Dowladda JFS

October 1, 2026
0

Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA) ayaa magaalada Muqdisho ku qabatay kulan ay isugu yeertay Wasaaradaha iyo Hay’adaha Dowladda Federaalka...

Madaxweynaha JFS oo warqadaha aqoonsiga Danjirenino ka guddoomay Safiirada cusub ee Turkiga & Midowga Yurub

Madaxweynaha JFS oo warqadaha aqoonsiga Danjirenino ka guddoomay Safiirada cusub ee Turkiga & Midowga Yurub

October 1, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa qasriga Madaxtooyada Qaranka warqadaha aqoonsiga safiirnimo kaga guddoomay Danjireyaasha cusub ee...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In