Tuesday, September 29, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Sida dhallinyarada Soomaaliyeed ee ku nool Holland aysan ugu biirin xagjirnimada oo laga hadlay

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
11 years ago
in Wararka
0
Sida dhallinyarada Soomaaliyeed ee ku nool Holland aysan ugu biirin xagjirnimada oo laga hadlay
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Kulan balaaran oo ay isgu yimaadeen qeybaha Soomalida ku nool wadanka Holland ayna ka soo qeybgaleen madax ka tirsan Laamaha ammaanka ee Netherland  ayaa waxa uu ka dhacay magaalada Denboosh ee Wadankaasi, kaasi oo looga hadlayey sidii Dadka Soomaaliyeed ay ugu feejignaan lahayeen arrimaha xagjirnimada.

Kulankan ayaa waxa sidoo kale ka qeyb galay aqoonyahanno, culimaa’udiin, Haween iyo dhallinyarro kuwaasi oo dhamaatood si weyn u falanqeeyey sida looga hortagi karo ,in dhallinyarad Soomaaliyeed, qaasatan kuwa ku nool wadanka Holland ,inaysan ku biirin kooxaha Daacish iyo Al-Qaa’idda,

Related posts

Guddoomiyaha SoDMA oo qaabilay Madaxa Hay’adda Caafimaadka Adduunka ee Soomaaliya

Guddoomiyaha SoDMA oo qaabilay Madaxa Hay’adda Caafimaadka Adduunka ee Soomaaliya

September 29, 2026
Ololaha Taageerada Musharraxiinta Ururka Talo Qaran oo lagu soo gabagabeeyay Jowhar

Ololaha Taageerada Musharraxiinta Ururka Talo Qaran oo lagu soo gabagabeeyay Jowhar

September 29, 2026

Maxamed Xirsi oo ka mid ah qaban qaabayaasha kulanka ayaa sharxay sida dhallinyarada Soomaaliyeed looga wacyi gelin karo inay ku biiraan kooxaha argagixisada.

”Waxaan aad ugu faraxsanahay in si aad ah aan u soo abaabulno dadkeena, isla markaana aan ka hadlano arrimaha xagjirnimada, si dadkeena Soomaalida ee ku nool Holland aan ugu baraarujino in dhalliyarada ay san ku biirin kooxaha xagjirka, lana joogteeyo wacyigelinta dhalinyarada” ayuu yiri Maxamed Xirsi.

Sidoo kale Dr Cumar oo kamid ah mashaa’iikhda Soomaaliyeed ayaa waxa uu sheegay in loobaahanyahay in waxbadan diinta laga barto oo aan loo adeegsan daadinta waxayaabaha xun ,waxaan uu sheegay in dadka ay wax badan ka fahansaneen diinta islaamka, taasina ay keeni karto in ay ku dhaqaqaan waxyaabaha xagjirimda ah.

“Waxaa looo baahanyahay in waxbadan dadku ay ka bartaan diinta oo aan loo adeegsan diinta waxyaabaha xun xun, dadku inta badan diinta waxbadan kama fahamsan, taasina waxa ay keenaysaa in xagjirnimo lagu dhaqaaqo” ayuu yiri Dr Cumar.

 

 

Previous Post

Wasiirka Difaaca oo dadaal ugu jira dhismaha ciidan Qaran

Next Post

Dhageyso Warka Subax ee Radio Muqdisho

Next Post
Dhageyso warka habeen ee Radio Muqdisho

Dhageyso Warka Subax ee Radio Muqdisho

Guddoomiyaha SoDMA oo qaabilay Madaxa Hay’adda Caafimaadka Adduunka ee Soomaaliya

Guddoomiyaha SoDMA oo qaabilay Madaxa Hay’adda Caafimaadka Adduunka ee Soomaaliya

September 29, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Madaxa Hay’adda Caafimaadka Adduunka (WHO)...

Ololaha Taageerada Musharraxiinta Ururka Talo Qaran oo lagu soo gabagabeeyay Jowhar

Ololaha Taageerada Musharraxiinta Ururka Talo Qaran oo lagu soo gabagabeeyay Jowhar

September 29, 2026
0

Urur Siyaasadeedka Talo-Qaran oo ka mid ah Ururada ka jira dalkeena oo maalmahan ololaha doorashooyinka ka waday qaar ka mid...

Guddoomiyaha SoDMA oo daah-furay shirka u diyaar-garowga Soomaaliya ee El Niño 2026

Guddoomiyaha SoDMA oo daah-furay shirka u diyaar-garowga Soomaaliya ee El Niño 2026

September 29, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa Magaalada Muqdisho ka furay shir lagu tijaabinayo diyaar-garowga...

𝐑𝐚𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐗𝐚𝐦𝐬𝐚 𝐨𝐨 𝐝𝐚𝐚𝐡𝐟𝐮𝐫𝐞𝐲 𝐁𝐚𝐧𝐝𝐡𝐢𝐠𝐠𝐚 𝐃𝐚𝐥𝐱𝐢𝐢𝐬𝐤𝐚 𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚

𝐑𝐚𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐗𝐚𝐦𝐬𝐚 𝐨𝐨 𝐝𝐚𝐚𝐡𝐟𝐮𝐫𝐞𝐲 𝐁𝐚𝐧𝐝𝐡𝐢𝐠𝐠𝐚 𝐃𝐚𝐥𝐱𝐢𝐢𝐬𝐤𝐚 𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚

September 29, 2026
0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa maanta duleedka magaalada Muqdisho ka furey Bandhigga Dalxiiska Soomaaliya oo...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In